Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

In ka badan 100 maxbuus oo lagu sii daayay Cafis Madaxweyne Hassan sheekh.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa Cafis madaxweyne kusii daayay 116 maxbuus oo ku kala xirna xabsiga dhexe ee Xamar iyo xabsiga MBCC ee ku yaala Ex koontarool Afgooye.



Maxaabiistaan lagu sii daayay cafiska madaxweyne ayaa la tilmaamay iney u xirnaayeen dambiyo kala duwan oo fudud, islamarkaana qaarkood la sheegay iney dhameysteen inta badan xukunadooda.

Xeer Ilaaliye ku xigeenka Farxaan Xuseen Maxamed oo fagaare kula hadlay maxaabiista la sii daayay ayaa kula dardaarmay iney ka faa'iideystaan fursada la siiyay, isagoona u mahadceliyay madaxweynaha dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud.

“Waxaan idin sheegeynaa in Cafiska aad ku baxdeen uu idin fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaabadda Bisha Barakeysan awgeed, qof walba waxaa laga rabaa in uusan u laaban waxii loosoo xeray” ayuu yiri Xeer Ilaaliye ku xigeenka Farxaan Xuseen.

Maxaabiista la sii daayay ee fursada cafiska madaxweyne ku xuroobay ayaa ahaa kuwa u badan dhallinyaro aad u da’yar oo ku eedeysana dambiyo fudud.

Ugu dambeyntii Xeer Ilaaliye ku xigeenka ayaa sheegay in maxaabiista la sii daayay xabsiyada ay ku jireen iney ku heleen adeegyo cafimaad oo bilaash ah, waxbarasho, iyo goobo kale oo lagu cayaaro.

 

Hargeysa Online

· abdi on March 22 2024 · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired