Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Daawo Wareysi aanu ka qaadney musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Via Skpye

Waxaan wareysi dhinacyo badan taabanaya ama siro badan banaanka soo dhigey musharaxa xisbiga kulmiye Muuse biixi abdi wareysiga.

· abdi on December 30 2016 · Read More · 1331 Reads ·Print

Email-ka Faysal Cali Waraabe oo la helay iyo macluumaadka lagala baxay Qaybtii 1’aad

Macluumaadka halkani hoose yaalaa waxa uu ka mid yahay raxan emailo ah oo laga hayo Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga UCID.

· ifraax on December 29 2016 · Read More · 877 Reads ·Print

Musharixiin shaacinaya hankooda qabashada hogaanka sare ee baarlamaanka .

Iyadoo todobaadyada soo socda la filayo in la doorto hogaaanka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa durbaba waxaa soo baxaya musharixiin.

· ifraax on December 29 2016 · Read More · 616 Reads ·Print

Ina Gaas oo sheegay sida loo kala qaadanayo saddexda kursi ee lagu kordhiyay aqalka sare.

Kaddib war-murtiyeed ka soo baxay habeen hore shirkii madasha-wada-tashiga oo maalmihii ugu danbeeyayba uga socday magaalada Muqdisho.

· abdi on December 27 2016 · Read More · 553 Reads ·Print

Dad loo qabtay jir dil loo geystay mas'uuliyiin ka tirsan xisbiga Wadani.

Ciidamada Somalialnd ayaa sheegay inay soo qabteen dad lagu tuhunsan yahay inay ku kaceen falalkii lagu jidh dilay laba xubnood oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga Wadddani.

· abdi on December 27 2016 · Read More · 668 Reads ·Print

Marxuum Faysal Bashiir oo lagu Aasay magaalada Toronto ee dalka Canada.

Waxaa xabaalo ku yaala xaafad-da Baranton ee magaalada Toronto lagu aasay Faysal Bashiir Xiis Khaliif oo u geeriyooday dhaawac loogu gaystay.

· abdi on December 24 2016 · Read More · 628 Reads ·Print

Muxuu gutaa Xilka Waligiiba Dacwada ma galin bee, Cabdisamad Maal Garyaqaanka Guud iyo Mooganaanta Madaxweynaha JSL.

Garyaqaanka Guud  waxa  uu dardar iyo waxqabad lataaban karo uu ka sameeyey dhanka adeega sharciga markii uu masuul ka ahaa garyaqaankii guud ee hore Aasaaskii,

· abdi on December 24 2016 · Read More · 688 Reads ·Print

Beesha Cimraan oo codsatay in madaxtooyada Somaliland iyo waxgaradka Habarjeclo si degdega wax uga qabtaan.1-3

Beesha Cimraan oo codsatay in madaxtooyada Somaliland iyo waxgaradka Habarjeclo si degdega wax uga qabtaan colaadda tuulada gunbur-Libaax.

· abdi on December 24 2016 · Read More · 913 Reads ·Print

Qoys Ku dhaqan Malaagada Burco oo ay Arin Mucjiso ah Qabsatay.

Qoyska oo ku dhaqan magaalada Burco ayeey soo food saartay arin dadka oo dhan ka yaabisay kaddib markii cunto kasta oo ay karsadaan isku badallayaan midabo kala gadisan.

· abdi on December 18 2016 · Read More · 937 Reads ·Print

Boon Xirsi oo xalay oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Allah ha u naxariistee waxa xalay magaaladda Hargeysa ku geeriyooday majaajilistihii weynaa  ee ku caanka baxay qosolka iyo madadaaladda Marxuum Xuseen Xirsi Caddib oo caan ku ahaa Boon Xirsi.

· abdi on December 18 2016 · Read More · 662 Reads ·Print

This is My Home' Somali refugees adjust to owensboro life.

They moved here two months ago from Dadaab, a refugee camp in northeast Kenya — with about 350,000 refugees from various African countries.

· abdi on December 18 2016 · Read More · 736 Reads ·Print

Maraykanka oo sheegtay inay Xadidayo Hubka uu ka iibiso Dalka Sucuudiga.  

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay inay Xaddidayso hubka ay ka iibiso Dowladda Sucuudi Carabiya.

· ifraax on December 14 2016 · Read More · 698 Reads ·Print

Madaxweyne Xassan Sheekh oo Addis Ababa uga qeyb-galay shir madaxeedka IGAD.

Madaxweynaha DF Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa uga qeyb-galay shir madaxeedka IGAD oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya.

· ifraax on December 10 2016 · Read More · 521 Reads ·Print

CIA-da Maraykanka ayaa Aamisan in Ruushka uu Trump ka Caawiyay ku Guulaysiga Doorashadii la qabtay.

Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa laamaha sirdoonka amray in la baaro weerarro dhanka Internetka ah oo Washington.

· ifraax on December 10 2016 · Read More · 675 Reads ·Print

Wasaarada Biyaha Waxa Xal u ah in isagana la Eryo Agaasimihii Guud ee uu Baashe Shaqada ka Joojay.

Mushkuladii ugu wayn ee haysata wasaarada biyuhu waa agaasimii guud ee ina Naakhaade kaas oo loo eryey tiriba sadex wasiir oo ayuhanibi ah iminka miciyaha.

· ifraax on December 10 2016 · Read More · 598 Reads ·Print

Ugaas Cabdirahman oo ay ciidanka RRU ay xidheen kadib markii uu taageeray xisbiga Wadani.

Waxa dhacday in Ugaas cadi-raxmaan Diriye oo ka mida madax dhaqameed  ka beelaha dega Somaliland  ciidanka RRu ka soo qabteen.

· abdi on December 10 2016 · Read More · 734 Reads ·Print

Garabkii Jamaal Cali Xuseen ee kasoo Jabay UCID oo ku kala Aragti Duwan xisbiga ay ku biirayaan.

Garabkii uu hogaaminayey Jamaal Cali Xuseen ee ka go’ay xisbiga UCID ayaa isku khilaafay xisbiyadda kale ee ay ku biiraayaan.

· abdi on December 09 2016 · Read More · 673 Reads ·Print

Madaxii Somali Airlines Marxuum Guuleed oo si Heer Qaran loogu Aasay Muqdisho.

ALLAHA u Naxariistee Jen. Maxamuud Maxamed Guuleed oo Maalin ka hor ku Geeriyooday Xarunta Dalka Kenya ee Nairobi.

· abdi on December 09 2016 · Read More · 628 Reads ·Print

Hoggaanka Madasha oo isku Af-gartay in dhamaadka bishan la doorto Madaxweyne cusub.

Hoggaamiyeyaasha Madasha Qaran - oo ku Kulmay Muqdisho ayaa isku Raacay in Madaxweynaha Cusub ee Somalia la doorto 28-ka bishan.

· abdi on December 09 2016 · Read More · 576 Reads ·Print

Arab student shot dead by police in Ohio.

A man who was murdered by a police officer during a pursuit on Sunday, December 4, has been identified as a citizen of the United Arab Emirates.

· abdi on December 08 2016 · Read More · 644 Reads ·Print

Dhul-gariir dilay 97-qof oo burburiyay 14 Masjid oo ku yaala Indonesia.

Dhul-gariir ku dhuftay Gobolka Aceh ee Waddanka Indonesia, ayaa dilay ugu yaraan 97-qof, sida ay sheegeen Saraakiisha Millateriga Dalkaas.

· abdi on December 07 2016 · Read More · 574 Reads ·Print

Shirkii madasha-wadda-tashiga oo la filayo in uu maanta ka furmo Muqdisho.

Maanta ayaa lagu waddaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirkii madash-wadda-tashiga Qaran ee hogaamiyayaasha Soomaalida.

· abdi on December 07 2016 · Read More · 612 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired