Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Somaliland iyo Maanta
Somaliland iyo Maanta

Somalilan waa dal ay ku dhaqan yihiin mujtamac kala duwan kuwaas  ku bahoobay
diin kaliya , dawlad kaliya ,calan kaliya iyo luqad kaliya.
waxay in badan umadani ku jirtay halgan aad u adag oo ah dhinaca horumarka
bulshada siyaasada iyo ta ugu xooog badnayd oo ahay dhinaca dhaqaalaha
hadaba ma maraynaa ayaad u malaynaysaa wadadii saxda ahayd
ee lagu gadhi lahaa guusha wayn  mise qolada siyaasiyiinta ayaa  marba meel
cayaar inooga tumaaya oo umadiina kala qaybinaaya 
  
Rag inuu galad badan                  Gobol inuu wacnaado
guudka saarto nimcada                gunta midhaha buuxsado
ragana kaba godoomoo                gobolkalana gaabiyoo
gaashaanka looqabto                   gawrac loo adkeeyo 

 
Uma guuxin waayadan                 uma garaabin maalmahan
sida garasho loo dhigay                sida gacalka loo dhaqay
geenyadeenan shaaximan              guusheenan ugubka,a
habka loo galbinayaa                    habka loo godlayaa
wayla guracantee garo                  wayla gudhantee garo
 
waa talo gundoonshu                    waa talo gudoonshuhu
go,aankeeda leeyahay                   go,aankeeda leeyahay
asagay u gaartahay                       asagay u gaar tahay
hadu garasho siinaayo                    haduu garasho  siinaayo
 
wabilaahi tawfiiq
siciid cabdi dheen
london
uk
· Posted by xaaji on May 01 2012 1276 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>