Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Intii uu raggu sugayey shaqo dawladeed oo loo magacaabo Dumarku caruurta ayay korinayeen.
Intii uu raggu sugayey shaqo dawladeed oo loo magacaabo Dumarku caruurta ayay korinayeen.

Markii Dalka la soo galey 1991-kii, mey jirin wax shaqo ah oo laga
shaqeeyaa noocey doonto hanoqotee. Gaar ahaan raggu wey iska
taagtaagnaayeen. Ninkastaa wuxu sugayey mansab dawladeed oo loo
magacaabo ama hey'ad uu u shaqeeyo. Dumarkiise, markiiba wax ay
bilaabeen hawlo yaryar oo hooseeya balse ay ka soo saaraan quutal
yawmka caruurtooda.

Mid jaadley noqota oo maalin oo dhan bacadka fadhida, mid khudran yar
iibisa, mid koonteynar yar furata oo makhaayad yar ka furata. Mid inta
ay kildhi iyo bakeeriyo qaadato shah karisa oo fadhiisata hadba
meeshii guri laga dhisayo oo kuuliga shaaha ka iibisa.

Waxa an xusuusta marka an ka soo lugeeyo shacabka ee an laamiga soo
maro illaa calaamadaha u dhow airporka, wadada hareereheeda waxa
fadhiyey dumar joonyad yar cadceedda iskaga dhigay oo wax iibinay. Muu
jirin guri Hargeisa ah oo waxa lagu kariyaa aaney keenin gabadh soo
dhididey oo maalin oo dhan fadhidey qorax.

Intii uu raggu sugayey shaqo dawladeed oo loo magacaabo Dumarku
caruurta ayay korinayeen. Dhalinyarada iyo raga iyo hablaha maanta
magaalooyinka taxaashaya ee wax bartey, mid walba hooyo ayaa bacadka u
soo fadhiisatey sanado badan.

Haddii aan wax kale la tareyn, waxa waajib ah inu qof walbaa, gaar
ahaan raga iyo wiilasha iney hooyooyinkood madaxa ka dhunkadaan uuguna
mahadnaqaan sida ay reeraha u soo badbaadiyeen


Bile - Aqoonta U Adeegta Nolosha

[email protected]

· Posted by ifraax on March 08 2014 990 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>