Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » HARGAYSA KA TAG XAMARNA U BAQOOL waa su,aal da.a waynoo madaxa daalinaysa!!!!!!!!!!!!!!!
HARGAYSA KA TAG XAMARNA U BAQOOL waa su,aal da.a waynoo madaxa daalinaysa!!!!!!!!!!!!!!!

Bismilaahi raxmaani raxiim
 
Somaliland oo u dabaaldagaysa  21 guuradii  xuska dhalashada  soomaliland
dhamaantiin hanbalyo  sanad guuro wacan.
waxa hubaaal ah in wax badan la qabtay wax badanina inoo hadhsan yihiin
waxaynu haysanaa maanta
 
1. nabad-galyo
2. dawlad
3.dastuur umada lagu dhaqo
4. cadaalad  u baahan in la  sii yara xoojiyo
5. madaxwayne  u baahan in la taageero si hagar la,aaana
 
Waxa dalkeenu leeyahay
 
1. ciidanka amniga
2. ciidanka qaranka
3. shaqaalaha dawlada
4.gudida horumarinta dalka
 
Waxa dalkeenu  hiigsanayaa
1,petrolkii oo la soo saaro
2, dahabka iyo macdanta oo la helo
3, dekeda iyo badaha kaluumaysiga oo la xoojiyo
4. tacabka beeraha oo la xoojiyo warbixintana ku aragteen
     bari dhawayd  inaynu noqonay meelaha  geeska afrika ugu wanaagsan
 
Inagooo intaaba haysana ayaan jcelahay bal inaan hadana dadka idhaado  gaadhiga kaasooo BAXA
magaalada lawyacado ee xadka la leh  dalka jibuuti  waxa uu socda ilaa  xuduuda aynu la wadaagno
dalka soomaliya oo ku beegan marka la dhaafo gobolka sool . ILAA xuduuda aynu la wadaagno
dalka ithoobiya.
ma jirtaa meeel ay taalo ISBAAAAARO  dadka lagu baadho?
--ma taalo ispaaaaro
--ma joogaaaaan mooryaaan
--ma jirto meel lagu dagaalamayo
--ma jiraaan  dad iska soo horjeeda
 
Sida aaad u socoto ayaad galaysaa gurigaagii adigoo nabada oo wax ku helay iyo wax kula hadlay
midna aanu jirin
waxaad imanayasaa gurigaagi adoo xataa qodoxdii kaa xishootay inay ku mudo
INTAABA inagooo haysana  ayaa hadana waxa rag laga hayaa  meeel xabadu subaxa ka bilaabanto
gabalkana laysula jiifsado ayadoo dhacayso  meel lagu laayo
,, caruurta
,, maatada
,, haweenka
,, masaakiinta
,, danyarta
meel maydka aan xataa loo hayn awood lagu aaso oo maatadii gaajo dubatay
maxaa yeelay colaadaha aafeeyay   xamar ayaa keenay in macaluul u bakhtiyaan  dumarkiyo caruurti
 
SU,AASHA  aan jawaabteeda doonaya waxay tahay   odoyaasha iyo siyaasiyiinta  xamar  u yaacay
maxay  tahay ujeedadoodu?
ma caqli ku filan ayaanay lahayn?
ma dad indho labaa oo aan waxba arkayn?
ma dad jaahiliina oo aan cilmi iyo aqoon lahaynbaa?
maxay tahay waxay hargaysa ka waayeeen oo nabada ee ay ka helayaan xamar oo xabadi ka dhacayso?
 
gabagabdii
wax kaloon idhaado garan maayeee kaliya waxaan leeyahay
ALA MAXAAAAN IDIN LA YAABAY KKKKKKKKKKKKKKKK
waaaar dawladiina ilaashada  oo taageera madaxwaynaha dalka ka taliya
wax kastoo dhaca  ogaada in hadii la waayo dawlada dhaxe ee maamulka haysa
in meesha  low and orderkii ka baxaayo oo meeshu noqnayso   xarun maleeshiyaad ka taliyaan
raga ku faanaya ee   ku leh halkan ayay ka dhacday halkaana way ka dhacaysaaa
naftaada ayaaaad beeen u sheegtay [ WAX DHACAYAA MA JIRAAAAN]
shacabka somaliland waxkastoo yimaada way ku mitidayaaan inay marwalba  dawaldooda
taageeraaan.
DAWLADII hore ee uu madaxwaynaha ka ahaa daahir riyaale kaahin ayaa la taageeray ilaa
doorashadii  laga helay oo ay  kursiga sidaa kaga  dageen
tan  madaxwanaha axmed maxamuud siiraanyana waa la taageerayaa ilaa sharci ay ku tagayso
iyo doorasho xaq oo xalaala  .[ hadalka yareeya]
 
wabilaahi tawfiiq
siciid cabdi dheen
[email protected]
london

· Posted by xaaji on May 18 2012 1236 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>