Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Gudoomiyaha ururka samafalka ah ee HALDOOR-ORG oo xilka ka qaaday xubno ka mida haldoor-org‏
Gudoomiyaha ururka samafalka ah ee HALDOOR-ORG oo xilka ka qaaday xubno ka mida haldoor-org‏

Waxa maanta warbixintan xasfiiskiiisa  ka soo saaray gudoomiyaha ururka haldoor
mudane asad yuusuf  ismaciil  waana tan hoos ku qoran;-
 
Ref.../ Hal-door. 19/06/12

Uj: Xil ka qaadis

Sharciyada Ururka Hal-door waxa ay dhigeysaa, in uu xubinimada waayi karo qofka lagu qabto sedexdanb qodob ee hoos ku xusan

1- Lunsashada hantida ururku leeyahay
2- Banaan u saarida sirta ururka iyo af-lagaadeynta xubno ka mida ururka iyo Gudoomiyaha
3- Kala jajabinta Xubnaha Ururka Hal-door
Hadaba xubnahan magac yadoodu hoos ku xusan yahiin, oo ku jirey ururka hal-door mudo lababilood ah, aya waxay ku kaceen sedexdan qodob ee kor ku xusan, waxaaney dhamaan xubnaha ururka haldoor isla garteeen, iney sidaa ku waayaan xubinimadii ururka.

1- Khadar Maxamed Ciise.Gudoomiye ku xige
2- Hasan Ismacil cali, madaxii waaxda R.R.D
3- Zakariye Dayib Maxamed, xubin
4- Mustafe Maxamuud xubin

Waxa shir maanta ay iskugu imaadeen xubnaha ururka hal-door ee boardka ay ku ansaxiyeen xilka ka qaadida 4taa xubnood ee ku kacay falalka ay ku waayeen xilalkii iyo xubinimadii ay ururka u hayeen.

Magacyada Boardka Iyo Agaasimaha ururka

1-Asad Yousuf Ismacil (Gudomiye)
2- Deeq Cismaan Daahir ( Agaasime)
3- Fadxiya Yusuf Xuseen ( Xog-haynta Ururka)
4- Xamda C/raxmaan Digaagle (finance)
5- Hoodo Ayaan Suldaan Aadan Farax ( Af-hayeenka Ururka
6- Muna Maxamed Daahir ( Xidhidhiyaha-caalamiga )
7- Amiin Daahir Caynaanshe ( Gudoomiyaha anshaxa iyo ilaalinta shuruucaha ururka)
8- Xamse Suldaan Aadan Faarax ( Madaxa Waaxda Waxbarashada)
9- Ciid Maxamed Kaahin ( Waaxda Qiimeynta iyo daba galka)
10- Siciid Cabdi Dheen Wakiilka Uk )
11- C/shakuur Maxamed Cismaan ( Xubin Board)
12- Jamaal Jaamac dhancade ( Xubin board)
13- Nasriin Cismaan Xaaji ( xubin board)
14- Saynab Cabdi Cali ( xubin board)
15-Mustafe Maxamed Cali ( Wakiilka Canada)

Dhamaan xubnaha Boardka Ururka Hal-door oo ka wakiila dhamaan xubnaha Guud ee Ururka kuwaasoo dalka iyo dibadiisaba jooga waxay mar kale cadeynayaan iney xilkii ka qaadeen 4ta xubnood ee magacyadoodu kor ku xusan.


Note: Waxan usheegeynaa Dhamaan Shacbi weynaha reer S/land ee ku sugan dalka iyo dibadiisaba in aaney 4taa xubnood ee sare ku xusan ka mid ahayn Ururka Hal-door, Kuna hadli karin Afka Ururka Hal-door.

Allaa Mahad Leh

Gudomiyaha Ururka Hal-door
Asad yuusuf ismail
 
sicii cabdi dheen
wakiilka  haldoor ee uk
[email protected]
london
 

· Posted by xaaji on June 20 2012 2497 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>