Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » GARABKA HAWEENKA URURKA WADDANI UK OO HAMBALYO U DIRAYA GARABKA HAWEENKA GUDAHA.
GARABKA HAWEENKA URURKA WADDANI UK OO HAMBALYO U DIRAYA GARABKA HAWEENKA GUDAHA.

Waxaa farxad weyn u ah dhamaanba xubnaha iyo taageerayaasha Ururka Waddani, gaar ahaana qaybahaHaweenka in la furay xafiiskii Garabka Haweenka Ururka Waddani ee heer caalami iyo heer Gobolba, kaasoo dhowaan laga hirgeliyey Gudaha Waddanka Somaliland. Sidaas awgeed ayaa anigoo ku hadlaya magacayga Kaltuun Ibrahim Mooge iyo kan garabka haweenka UK, Waxaan hambalyo aan xad lahayn halkan uga dirayaa dhamaanba qaybaha Haweenka Ururka Waddani Gudo iyo Dibadba, gaar ahaana xubnaha cusub ee Ururka ee dhowaan loo igmaday xilalka:

a)
Gudoomiye: Marwo Fadumo Shucayb Odawaa
b)
G/xigeen: Marwo Su’aad Abdullahi
c)
G/Gobolada Galbeed: Marwo Sahra Aw-cilmi Maxamuud iyo 
d)
G/Gobolada Bari: Marwo Hinda Jaamac Xirsi.

Arintani waxay muujinaysaa sida Ururka Waddani u tixgelinayo kaalinta haweenka oon dhamaanteenba ka wada war-hayno qiimaha ay ugu fadhiyaan Waddanka iyo Siyaasadaba; una yihiin tiirdhexaadka Waddanka. Waxaan filayaa in haweenka oo ah codbixiyaha ugu badan ee waddankeena ay maanta og yihiin in Ururka Waddani u hayo xushmad  iyo sharaf, una ogol yahay inay kaalintooda siyaasadeed iyo horumarimeedba buuxiyaan.

Xubnahan loo igmaday xilkana Waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu la garab-galo, u fududeeyo, kuna guuleeyo hawshan ay xambaarteen. Waxaanu idin leenahay Hambalyo..... Hambalyo ...... Hambalyo iyo Guul.

 

Kaltuun I Mooge                                                                                                                             Xisaabiyaha Guud ee Ururka Waddani UK.                                                                      [email protected]

· Posted by xaaji on August 15 2012 1342 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>