Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Xisbiga Ucid Waxa Uu Beeninayaa In Aanay Jirin Shirka 22,November La Yidhi Waxa Uu Ka Dhacayaa Canada.
Xisbiga Ucid Waxa Uu Beeninayaa In Aanay Jirin Shirka 22,November La Yidhi Waxa Uu Ka Dhacayaa Canada.

Beeni lug qudhay leeday ayay Somalidi tidhaa, Shirka been abuurka ah ee ay dadka-fidno abuurka wadaa ay kufaafiyeen wergeysyadda qaarkood, warkaas oo sheegay in shir Ucid qabanayo uu kadhici doono Otawa Canada, hadaba waxa aanu ummada u sheegaynaa in aanay waxba ka jirin beentaa ay sida badheedhka ah ugu faafiyeen website-yada. 


 
Xubno ka mida Golaha Dhexe ee UCID, oo ku sugan Canada ayaa si cad u beeniyay arrintaa been abuurka ah ee ay dadka sida aan meel ay ku sugan yiin jirin lana aqoonin ay faafinayaan,waxaanay sheegayaan xubnahaa golaha dhexe ee Ucid ka tirsan in ay sheekadaasi tahay marinhabaabin iyo  mucaaradad aan caqliyan iyo caafimaad ku dhisnayn.
Xubnaha Galaha Dhexe ee Beeninaya warkaa tashuushka ah waxa ay kala yiin sidatan.
1-Abdi Hussein
2- Maxamed Xassan Bardaax
3-Ibrahim Omer Abdi
4- Asha Koosaar
 
Waxa aanu shacbiweynaha sharafta leh aanu u sheegaynaa in warkaasi yahay hal bacaad lagu lisay iyo waxba kama jiraan waana in laga digtoonaadaa dadka sida xun wax u sheegaya,sidoo kale waxa aanu wergeysyda ku boorinaynaa in ay ka fiirsadaan hubiyaana wararka ku tidhi ku teenka ah.
Waxa aanu u mahad celinaynaa dhamaan website-yada warkaabeenta ah kasaaray wergeysyadooda kuwa aan kasaarina waxa aanu sixishmad iyo karaameyniaykujirto aanu uga codsanaynaa in ay katuuraan website-yadooda warkaa beenta ah.


Mahadsanidin
Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe

· Posted by xaaji on September 29 2012 1437 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>