Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Reer Somaliland Waa Family Qudha Oo Wada Dhashay Wana Qaraabo Iyo Abti Iyo Habar Wadaag Ee Abtiyaal Qolyihiinii Taleex Ku Shiraw dadku Waa.
Reer Somaliland Waa Family Qudha Oo Wada Dhashay Wana Qaraabo Iyo Abti Iyo Habar Wadaag Ee Abtiyaal Qolyihiinii Taleex Ku Shiraw dadku Waa.
Reer Somaliland Waa Family Qudha  Oo Wada
Dhashay Wana  Qaraabo Iyo Abti Iyo Habar Wadaag 
Ee Abtiyaal Qolyihiinii  Taleex Ku Shiraw dadku Waa 
Coloobaa Marna Waa Is Ciseeyaaye Ee Dagaal waxab 
Mataro Waxyeelo Iyo Dhib Mooyee Ee  kaalaya Miiska 
Nabada Oo xaqiina Sheegta Shacab Iyo dawladba waa 
Laydin  Ogalayahaye, By Sidiiq Sh Farah Gabaar.


Marka Waxaan Salaamaya Saxaafada Dhexdhexaadka Ah Ee Sharafata Leh Iyo Shacabka Qaaliga Ah Gudaha Iyo Dibdaba Wasalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarkaatu,Bacda Salaanta islaamka,
Waxaan Jeclahay Maanta Inaan Talo Tayo Leh Iyo Baaq Nabadeed Aan U Diro Colaada Ka Oogan Bariga Somaliland Gaar Ahaan Buuhoodle Iyo jiida Sool Waxa maalin Walba Dhimanaaya Ee Ku Dhaawacamayaa Waa dadkaygii,Ilaahay xaqa Hagaran Siiyo Aamiin Waxaan Leeyahay Intii Ku Dhimtay Ilaahay ha u Naxariisto Inta Dhaawacana Ilaaahay Ha caafiyo Aamiin
Marka Labaad  Waxa Wanaagsan Maadaama Aynu Nahay Dad Islaama Oo Wada Dhashay oo Sadex xaq Iyo Inka Badanba Isku Leh Oo Ilaahayna Iskeen Baday Oo Ilaahay iskeen  Waydiinaayo Maalinta Yawmul Qiyaame, In Qof Waliba Is Xisaabiyo Intaanu Ilaahay La Xisaabtamin Ee Aanu Ifka ka Tagin Waxaan wanaagsan In Qof Waliba Ogaado Inuu Aduunyada In yar Noolyahay kana Tagaayo Waxa uu Shaqaystona If Iyo Aakhiraba Helaayo Shar Iyo Khayr,Ilaahay Khayrka Horta hayna Waafajiyo. Aduunyadu Waa Dhib Waana Imtixaan Waana Laysku Eegaya Hadba Waxaan Uga socdaa Waxaynu Nahay Dad wada Dhashay Oo Ehela Ab Iyo Ka Awaw Soo wada Noolaa Wiil Iyo walaalkii Iyo Abtigii. Gacal Iyo Xigaal,
Hadaba  Abtiyaal Aynu Is Fahano Oo Aynu Colaada Joojino Oo Aynu xaqiiqda Kawada hadalno Xaqiina Iyo Cadkiina Waa helaysaan hadaad Mid Aad  Noqotaan Ood Laba dhanlaynta Joojisaan,Ilayn Cidina Idinkama Somaliland Sana oo waa la Ogyahay Inaad Reer Somaliland Asal ka asal Tihiin Cidwaliba way Idin Ogtahay
Ee Hadaba Idinku Meel Isla Dhiga Hogaanka Iyo Hormuudka Reerka xaqiina Somaliland Waa ka Helaysaan Laakiin Waxa Hubaal Xaqa laydiin Ogolyahay Abtiyaal Inaydaan Somali Wayn ka Helay Idina Waa ogtihiin hadaba Abtiyaal Waana Runtay ,Ee Waxaan Maanta Ogay In Reer Somaliland Shacab Iyo Dawladba Cadkiina Iyo Xaqiina Aad Si wayn U Helaysaan Laakiin waxay Ku Xidhanatay Idinkoo Sidii Lixdankii Iyo Ka Hor U Dhaqma oo Inaga daaya Putland Iyo Land landta kale Ilayn Awalba Reer Is Ah Ayaynu Ahayne Kaalay Wax wada lahaano oo aan waxawada qaybsano Oo aanu xaqiina idinla Doono Oo Madax Sare Iyo Maamulkaba Aad Kamid Noqoteen,Maxaad Abtiyaal Qariibka Isga dhigteen Waxaad Tihiin Reer Rabi ragba yaqaana oo dhaqan Leh oo layaqaane,Abtiyaal Dagaalka hala Joojiyo, Kor Iyo Hoosba wax Badan haloo Eego Waxabadana halaga tago Ilaahayana halaga Cabsado, (SW)
Hadalkayaga Walaahay waa Iga Kal gacal Iyo Wanaag Xumaan Igamaa waan idin Jeclahay waayo Waxaad Tihiin dadkaygii Ee Kaalaya Alle Ka Cabsigana Badiya 
Xididnomo Iyo Xigaalniamaba Aynu Dhawrano Ilaahay xaqa Hayna garansiiyo, Aamiin Aamiin Kuna Dhawaaqa Fadalan xabad Joojin Maatada Iyo Maxasta Iyo Inta Jilicsan labada Dhanba Yaan La dhibin Ilaahay halaga Baqo, Nabadu waa macaan colaadi Waa cadaab,Ee aalaya Aan Ubadka Iyo Dadka Aynu waxbarno Oo Aan Dalka wada dhisanee Ilayn  Horumarku waxaUu Ku Jiraa waa Nabada Iyo nasteexadaee,
Ee Abtiyaal Dadku waa Coloobaa arna waa Is Ciseeyaaye Cidina Idinkama Gobanimo Iyo wanaag badnee Kaalaya Miiska Nabada Fadlan xaqiinana Qaata Shicib Iyo Dawladba waa laydiin Diyaar, Waana jaanis Wanaagsan Oo Aad Maanta haysta Ee Abtiyaal Soo Dhawaada Hana Fogaanina. Ilaahay xaqa Mar walba hayna garan siiyo Aamiin Aamiin.
Wabilaahi Tawfiiq Ilaahay Ayaa Mahad Gaara Iska Leh Al xamdulilaahi Rabil Caalamiin,
Somaliya Iyo Caalamul Islaamaba ilaahay Dhibaatada Haka dul Qaado Aamiin Aamiin xaqana ilaahay Hagaransiiyo Aamiin
Allaahu Maa Cisala islaamu wal Muslimiin
Somaliland Ilaahay hankeeeda iyo Himiladeeda Hagaadhsiiyo Sida Ugu Khayrkabadan Aamiin Aamiin
Somaliland Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuli Iyo Gobanimo Maansha allahu
By Sidiiq Sh Farah Gabaar
· Posted by xaaji on April 14 2012 1270 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>