Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » URURKA WADDANI UK OO XIL MAGACAABIS SAMEEYEY.
URURKA WADDANI UK OO XIL MAGACAABIS SAMEEYEY.
Sidaan ka war-qabno waxaa lagu jiraa maalmihii ugu dambeeyey uguna hawl-qabadka badnaa loolanka Ololaha doorashooyinka deegaamada, kaasoo lagu wado inuu qabsoomo 28th November 2012, hadii Allaha awooda lihi ogolaado.
Ururka Waddani laantiisa UK isagoo eegaya baahiyaha loo qabo in hawluhu u socdaan qaabkii loogu talagalay xubin walbana buuxiso xil-shaqeedka loo igmaday ayuu Ururku gartay in loo baahan yahay Gudoomiyaha Abaabulka iyo Wacyigelinta Garabka Haweenka UK, kaasoo loo igmaday Marwo Saynab Mohamed Ali inay buuxiso xil-shaqeedkaas.

Marwo Saynab oo hore u ahayd Xoghayaha Guud ee Garabka Haweenka UK ee Ururka New Ucid, ayaa go'aansatay inay ka mid noqoto xubnaha Ururka Waddani ka dib markay ku qanacday qorshaha iyo Siyaasada Ururka Waddani kaas oo ay u aragtay inuu yahay kan ugu haboon ee lagu aamini karo xiligan hogaanka waddanka; Sidaas si la mid ah ayaa hawl-wadeenada Ururka Waddani UK ku qanceen kartida iyo waxqabadka Marwo Saynab Mohamed Ali ku soo biirideedii iyo waxqabadkii mudadii ay ka tirsanayd Ururkan Waddani, waxayna Madaxda Ururka UK u garteen, welibana go'aansadeen in loo magacaabo Marwo Saynab Mohamed Ali Gudoomiyaha Abaabulka iyo Wacyigelinta Garabka Haweenka UK ee Ururka Waddani.

Sharaf bay u tahay dhamaan taageerayaasha iyo xubnaha Ururka Waddani in ay si kalsooni leh xilkan ugu magacaabaan Marwo Saynab. Waxaanuna sidoo kale ugu hambalyaynaynaa Marwo Saynab xulashada iyo go'aan qaadashada ay kalsoonideeda iyo taageeradeedaba ku siisay Ururkan Waddani.
Waxaanu Illahay uga baryaynaa Marwo Saynab in Illahay u fududeeyo xilkan loo magacaabay, iyadoo Ururku u balanqaadayo inay la garab istaagayaan wadashaqayn buuxda sidii ay xilkeedan u gudan lahayd.


Afhayeenka Ururka Waddani UK
Qasim A Saleebaan
[email protected]
· Posted by xaaji on November 12 2012 1057 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>