Somaliland Iyo Somaliya kala Noqdeen Laba
Dal Ceeb Maaha,Markaa Reer Somaliya waxaan
leeyahay NooHambalyeeya OoNoo Baariga Fadlan)
Lamana Kala tagin Ee ogow Waayo Waxaynu Nahay
Dad Wada Dhashay Oo Walaalo Ah gacal Iyo Qaraabo
Ah Oo Waxbadani Ka dhaxayn Doonan Insha allahu,
Abtiyaashayna Waxaan Leeyahay Somaliland Ku fara
Adayga Miiska Nabadan Ku Soo Laabta fadlan Video
Gan Hoosta Ku Jira Daawada By Sidiiq Sh Farah Gabaar,
Walaalayaal
Waxaynu Yeelanaynaa Xidhiidh Gaaara Oo aanana layeelanaynin dawladaha kale Waayo dadka waa Nooga Sokaysaan Walaalahayo Ayaad tihiin Waynu Is Caawinayna waynu Iska war haynaynaa Waynu Isu Soo Gurmanaynaa Waynu Iskaashanaynaa Xaga Awoodaha Qaarkood,waxaanse Ku Talinaya Reer Somaliya wada Hadalkan U Bilaabmaya Labada dal Ee Somaliland Iyo Somaliya hada,Waa In Si Qurux badan oo qiima Leh Oo qoto Dheer Loo wada hadalaa Laysuna Ixtiraama cabsida Ilaahayna Yaan Laga tagin Waayo Wixii Xalku Ku Jiraa wa Ina Daanwayne,
Ninkan Layidhaahdo Ilyaas Bare Shiil waxa Uu ka Hadlay Xaqiiqda Waan Runtii Bal Daawo Video Gan Shantii Somaliya waa Lawaayay Ee Tashanaye Tashada Waa Guul Iyo Gobanimo Hadlkaasi Ilaahay Kuma cadaabo,Aamiin,
Abtiyaashayna Waxaan Leeyahay Somaliland Ku Fara Adayga,Aayaha Nabadana ka Taliya Fadlan,Waxaan Ku soo gaba gabaynayaa Ilaahay xaqa Hayna garan siiyo Somaliayana ilaahay Colaadaha Iyo Dhibkaba Haka Dul Qaado Aamiin Aamiin,Caalmul Islaaman Ilaahay Dhibaatada haka dul qaado Aklaahu Maa cisil Islaamu wal Muslimiin,
By Sidiiq Sh Farah gabaar