Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Togwajaale M.C.Hka oo qarka usaaran in Albaabadalooxidho shir jaraa,id oo uu qabtay Dr Mustafe sh Abiibakar xuseen.
Togwajaale M.C.Hka oo qarka usaaran in Albaabadalooxidho shir jaraa,id oo uu qabtay Dr Mustafe sh Abiibakar xuseen.
mid kamid ah hawlwadeenada cafimaadka degmada togwajaale oo ka dayriyey caafimaadka bulshada togwajaale islamarkaana ugu baaqay m/silaanyo inuu fuliyo balanqaayadii uugu danbeeyey sarkaalkaas oo ka tirsan hawlwadeenada  caafimaadka m.c.hka tog wajaale ayaa kawaramay xaalada guud ee caafimaadka degmada tog wajaale iyo duruufaha ku xeeran  wakhti xaadirka isaga oo ka hadlayana wuxuu yidhi  degmadani waxa kashaqeeya M.CH.ka oo la dhisay 1994  wakhtigaa oo dadka wajaale tiradoodu ahayd in kayar 5000 kun qof balse tobankii sano ee ugu danbeeyey ayaydadku soo kordheen ilaa ay gaadheen in ka badan 40.000 kun ooqof iyada oo adeegyadii bulshada ee la rabay in lakordhiyo ay halkoodii taagan yihiin taasina ay daboolikariwaydo baahida caafimaad ee degmada culaysyada ugu balaadhan ee haatan kajira degmada ayaa ah hooyooyinka wakhtiga foosha ay dhib badan kalakulmaan waayo M.C.Hka majiro Ambulance taasina  waxay keentaa  boqolkiiba  sagaashan iyo sagaal 99  ayku umulaan guryahooda balse boqolkiiba  5 shan  ay la kulmaan khataro laxidhiidha dhinaca foosha oon caadi ahayn (compilicated labour) kuwaasi oo u bahan cusbitaal lagu daryeelo balse meesha ugu dhawi ay tahay cusbitaalka Gabiley oo aan udhawayn ama wakhtigu qofkaasi wa loo qaban lahaa uu dib uuga dhacayo jidkoon fiicnayn iyo Ambulance aan jirin  duruufaha caafimaad eedegmadani maaha kuwo lasoo koobikaro  magaaladu waxay kutaala xuduud islamarkaana waa Rug ganacsi oo ay isugu yimaadan wadamada urur goboleedka (IGAD) bulshooyinkaasi oo kala dhaqan ah ayaa hadana midkastaaba waayihiisu ku lamaanyihiin waxa sii kordhaya cudurada lagu kala qaado dhinaca galmada ee loo yaqaan (STD) kuwaasoo ay sabab u yihiin galmada aan sharciga ahayn oo ka jirta dhinaca Ethiopia  ama dumarka jidhkooda kaganacsada  oo soo kordhaya (commercial sex workers) arintan oo halis wayn ku ah guud ahaan dalalka IGAD  gaar ahaan somaliland maadaamaay wajaale tahay albaabkii ugu wayn ee somaliland laga soogalo wax iyaduna xusid mudan degmadani oo aan lahayn ceel biyo nadiifa leh waxa ay biyaha kawadacabaan dadka iyo Duurjoogta isla meel banaan oo aan xaaladeedu wanaag sanayn taasina waxay keentay halis dhinaca cudurada qaarkood shubanka caruurta  da, doodu kayartahay 5 shanjirka oo sii kordhaya  marka la waayey biyo nadiif ah waxa labadii bilood ee u, danbeeyey ka jira degmada  cudurka jadeecada ( Measles) oo huro baas ku haya boqolaal caruur ah caruurtaas oon loo hayn goobo lagu daryeelo balse gur yaha uun lagu hayo ilmuhu ilaa inta uu ka dhimanayo sikastaba ha ahaatee waxa bulshadu in muda ah ka war sugaysay balan qaaadkii madax wayne Axmed maxamed maxamuudsiilaanyo booqashadii udanbaysay ee uu yimid tog wajaale oo uu, ubalanqaaday inuu  udhisi doono cusbitaal balse waxad moodaa wax loo dhiso daayo in M.C.Hku kali ahaan uu qarka  u saaranyahay  inuu albaabadu uxidhmaan kadib markii ay kagaabiyeen hayadihii hore uga hawlgali jiray M.C.Hka oo ay kamid yihiin (proggressio) iyo mashruucii  (IRAPP) oo labaduba aan u shaqayn sidii loo baahnaa  sidaa daraadeed waxay bulshadu kudultaagantahay Bom Wayn oo aan la garan karin wakhtiga uu qarxayo waxaana sabab u ah qashinka oo tuulan magaalada iyo dawlada hoose oo faraha ka qaaday iyo biyaha wasakhaysan oo labaduba yihiin furaha cudurada guud gabo gabadii tog wajaale ceelna uma qodna cidna umamaqna  allah mahadleh    Dr Mustafe sh abiibakar xuseen   tog wajaale  wariye maxamed cabdilaahi Qombor

dsc01855.jpg

dsc01857.jpg

dsc01868.jpg

· Posted by xaaji on February 19 2013 2490 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>