Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » MA OGTAHAY KHAYRKA OO LAYS FARO INAYNU KU BADBAADANO OO AYNU KU HELAYNO RAXMADA ILAAHAY IYO RISIQA OO BATA IYO BARWAAQO.
MA OGTAHAY KHAYRKA OO LAYS FARO INAYNU KU BADBAADANO OO AYNU KU HELAYNO RAXMADA ILAAHAY IYO RISIQA OO BATA IYO BARWAAQO.

Ma Ogtahay Khayrka Oo Lays Faro Inaynu Ku Badbaadayno Oo 

Ilaahay Inagu Siinayo Raxmad Iyo Roob Iyo RISIQ BADAN 
Barwaaqo Iyo Bash Bash Maansha Allahu, Waxaan Faraya 
Walaalahayga Muslimminta Iyo Shacabkayaga Qaaliga Ah 
Fadalan hagaajiya Xidhiidhka Ilaahay Oo Salada Subax U Kaca  daawada 
Axdiista Muxadroyinka Oo fadlan Dhagaysta,By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Saxaafada Sharafata Leh Ee Hadh Iyo habeen U Heegan U 99:7
Adeega Bulshada  waxaan Ku Guubabinaya Inay Khayrkan 
Ay Ka Qayb Qaatan Muxadarooyinkana Joogto Ka Dhigan 
Jizakalahu Khayr,Ilaahay haydinka Abaal Mariyo Aamiin,


Marka Hore Waxaan Salaamaya Saxaafada Sharafata Leh  Iyo Shacbka Qaaliga Ah Gudaha Iyo Dibadaba Wasalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu;Bacda Salaanta Islaamka,

Waxaan Ku Bilaabaya (Tusaale...... Misqaala darti Khayran  Yarahu Waman yacmal  Misqaaladarti Shatran yarahu)Walaal waxaad Ogtahay Inaynu Nahay Mayd Soconaaya,Oo Aan Aduunyada Cidina Ku waaraynin,Hadba Intaynu Muran Iyo Siyaasad Aynu Wakhtiga Ku Luminayno Mar Marka Qaarkood Khayrka Halays Xasuusiyo, Ilaahayna Abaal Aad U Badan Ayuu Kugu Siinaya,Hadaad Shar Iyo Fidmo Umada fartona waxaad Leedahay Halaag Iyo Hoog Markaa waxaa wanaagsan Halays Faro hana layskaga daydo, Ilaahay waxaan Ka Baryayaa Inuu Ilaahay Khayrka Inagu Soo hanuuniyo, Aamiin Aamiin.

Waxaan Ku Guubainaya Marwalaba walaahayga Iyo Shacabka qaaliga Ah Inay Fahmana Nolasha Aduun Iyo Ta Aakhiro Cilmiyada Ilaahay Iyo Ilbaxnimadu Halkay Ku Jiortaa waa Diinta Islaamka Muxaadaroinka Waxbada ayaad ka Faa Iidaysa Fadalan bal daawo Oo Dhagayso, Ilaahayna xaqa Hayna garan Siiyo Aamiin Aamiin,

Ilaahay Somaliya Dhibaatada Hak Dulqdo Kulu Jamiicul Muslimiin Ilaahay Haw garagaaro Aamiin


Allahu Maa Cisal Islaamu walmuslimiin, 

Somaliland Ilaahay Muradadeeda Haw Fududeeyo Khayrkan Ilaahay hawaafajiyo Aamiin Aamiin

Somaliland Guuuuuuuuuuuuuuul Iyo Gobanimo

By Sidiiq Sh Farah Gabaar
99:7
99:8
· Posted by xaaji on April 22 2012 1476 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>