Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday musuqmaasuqa shaqaalaha dawlada hoose iyo saamaynta cabdi casiis maxamed samaale FG Qaybtii 2aad.
Togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday musuqmaasuqa shaqaalaha dawlada hoose iyo saamaynta cabdi casiis maxamed samaale FG Qaybtii 2aad.

dib udhaca ku yimid habsami usocodka iyo dibudhiska jidadka tog wajaale dhexdeeda waxaa sabab unoqday maamulka wajaale oo noqday mid sidii loogutalagalay qorshaha horumarineed ka gaabiyey iyada oo larabay inuu gudoomiyaha Degmada tog wajaale Xaashi Maxamuud Cabdi dadargaliyo shaqaalaha dawlada hoose ee wajaale oo noqday kuwa ugu musuqmaasuqabadan islamarkaana isugu faana lacagta aylunsanayaan xoghayaha dawlada hoose oo sidii uu hilka uulawareegay aan kusamayn habayaratee wax isbadal ah taasina keentay inuu sii kordo boobka iyo musuqmaasuqu waxakale oo jirta inay xafiiska dawlada hoose ee wajaale ay maamul kayahay waaxd casuuraha ragsi xeeladaysan uxada hantida umada waxaana hakad galay mashaaricdii horumarineed ee Tog wajaale ay kawadeen gudiga horumaranti jidadka wajaale oo ah gudi mutadawiciinta ah ee iskood isku xilqaamay islamarkaana ku guulaystay inay ganacsatada magaalada Tog wajaale ka ururiyaan qaadhaan wadooyinka dhexmara Tog wajaale lagu hagaajiyo iyada oo wakhti xaadirkan dadwaynaha tog wajaale iswaydiinayaan fadhiidnimada maamulka tog wajaale oo saamaynku yeelatay habsami usocodkii geedisocodka horumarineed ee magaalada loogutalagalay in gudiga horumarinta jidadka tog wajaale ay dhigaan jidad casri ah oo laamay ah oo la jaan qaada jidaka caasimada waxakale oo arkaysaa biyo yaraan kajirta magaalada iyada oo anay jirin cid kadabashaqaysay mashruucii biyo galinta Tog wajaale oo wasiirka macdanta iyo biyuhu shir jaraa,id oo uu xafiiskiisa ku qabtay bishii marrch eesanadka 2013 ka uu kuwarbibxiyey in biyo galin rasmiya laga hirgalindoono tog wajaale bisha july 7 sanadkan aan ku jirno balse may suurogalin eedeedana waxaa iska leh maamulka tog wajaale oo ahaa kii kadabashaqaylahaa islamarkaana kudabajoogi lahaa inuu kamidho dhaliyo masuuliyada uu umada uqaaday hadaanu kasoo bixikarayna uu xilka iska casilo maadaama uu ku fashilmay in taanu ku iman kacdoon dadwayne

aniga oo ah Maxamed Mabdilaahi Qombor ahna nin ay isku reer yihiin Gudoomiyaha Tog wajaale xaashi maxamuud cabdi waxaan usoo jeedinaya wasiirka wasaarada maaliyada soomaliland Cabdi casiis Maxamed Samaale isaga oo isku diyaarinaya musharaxa Gudoomiyenimada xisbiga kulmiye inuu nogdo mid kusuntan xilkudul ilaalinta gudoomiyaha degmada tog wajaale iyada oo ay jirtay dhawrjeer oo hore inay damaday wasaarada arimaha guduhu inay badasho balse aad adigu wasiir ku guntatay inaalabadalin wasiir beelaha deegaanka tog wajaale miyaanay kuusinayn gudoomiyahan oo ah mid aan kalsooni kahaysan beeshii uu kasoojeeday iyo beelahakale degen wajaale iyada oo ay jiraan rag ka aqoonbada kana siyaasadfiican islamarkaana khalkhalka iyo kalsoonidarada kasaari kara umada kuwada dhaqan deegaanka Degmada Tog wajaale ayaankusoojeedinaynaa waxakale oo dad waynaha kuwargalinaynaa inay lashaqeeyaan gudiga horumarinta jidadka tog wajaale

 

waa Qallinkii Maxamed Cabdilaahi Qombor Tog Wajaale Soomaaliland

· Posted by abdi on July 05 2013 1294 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>