Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » TACSI:-Marxuum: Suldaan Xasan Barre Shire
TACSI:-Marxuum: Suldaan Xasan Barre Shire

Taariikh: 22/08/2013

Ku: Dhammaan Saxaafadda Somaliland

 

Ujeeddo: Baahin Tacsiyeed

Guddoomiyaha Dalladda Ururada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO Md. Mubaarak Ismaaciil Taani, Dhammaan Xubanaha Golaha Sare Ee SONYO, Agaasimaha Fulinta Ee Dalladda Ururada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO Md. Siciid Maxamed Axmed, Dhammaan Shaqaalaha Xafiiska SONYO, Masuuliyiinta Ururada Dhallinyarada Somaliland Iyo Dhammaan Bahda Dhallinyarada Somaliland Waxa Ay Tacsi U Dirayaan Eheladii, Qoyskii Iyo Dhammaan Shacabka Reer Somaliland Meel Kasta Oo Ay Joogaan Geerida Ku Timid Alla Ha U Naxariistee Marxuum: Suldaan Xasan Barre Shire, Oo Ka Mid Ahaa Salaadiinta Reer Somaliland Ee Qiimaha Weyn Innagu Leh, Isaga Oo Marxuumku Ku Geeriyooday Shil Daad Oo Ka Dhacay Dooxa Dacarbudhuq .

Rabbi Ha U Naxariisto Marxuum Suldaan Xasan Barre Shire, Iilka Neecow Qabow Iyo Haku Siiyo Naruuro, Innagana Sabir Iyo Iimaan Ha Innaga Siiyo.

 

 

Agaasimaha Fulinta ee Dalladda SONYO:

Md. Siciid Maxamed Axmed

· Posted by xaaji on August 23 2013 1175 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>