Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Qiimaha wadaniyadu leedahay.
Qiimaha wadaniyadu leedahay.

Waa maxay wadaniyadu?

Wadaniyaddu waa shay aad u qaali ah, oo qiimaheeda wax lagu qiyaasaa aannu jirin, se aanay Somalidu waxba ka aqoon. Wadaninamadu waa dareen qofka ku beeran ama lagu beero oo ah inuu qofku dalkiisa iyo dadkiisa jeclaado, oo uu naftiisa u huri karo dalkiisa iyo dadkiisa, oo uu wax u qaban karo, horumarkooda ka fikiri karo kana qayb qaadan karo. Wadaniyadu way ka balaadhan tahay in dareen kaliya lagu qiimeyo ama lagu sheego, wax afka oo kaliya laga sheegtana maaha ee waa inaad ficilna ku darto ood muujiso heerka ay kaa tagan tahay ama jacylka aad dhulkaaga iyo dadkaaga u qabto. Heerka ay Soomalida ka taagan tahay wadaniyadu waa in ay dad ka qaar afka uun ka sheegtaan wadani baan ahay, ama dhulkayga waan jecelahay. Halka ay qaar kalena waxbaba ka aqoon oo iyagu u haysta in dawlada uun wax laga sugo, oo iyadu wax kasta qabato, oon ogayn in iyagaba xil ka saaran yahay in dadkooda ay wax u qabtaan, inta dhankooda wadaniyadu qiimo ka leedahay ee dhab ka tahay dhul iyo dad jacalykuna ee is yidha wax u qabtana iyaga dib loo la yaabo in wax la gala qabto daaye.

 Qiimaha ay dadyowga kale u leedahay wadaniyadu, carrur tooda way ku ababiyaan qimaaha ay wadniyadu leedahy iyo xaqa ay dadkiisu ku leeyihiin, intaan wax kaleba loo dhigin ba dhulkiisa la jeclaysiiya. Hadda ka hor dal la yidhaa Guatemala madaxaweyne soo maray bay xaaskiisii u kala tageen si ay siyaasada u gasho oo ay dalkeeda iyo dadkeeda wax ugu qabato, waxa kaloo jiray Nelson Mandela iyo Dr Martin Luther oo iyaguna dadka maddow oo la midab sooci jiry u soo celiyay xaqoodi.

 Haddaba ma laga yaaba in qof soomali ahi ku daydo dadkaa oo u si hagar la’aan ah u dadkiisa wax ugu qabto? Maxaa ka hortaagan in ay dalkooda aaminan oo ay jeclaadan, waxna u qabtaan?          Wadaniyada oo aanay waxba ka aqoon ayaa sabab u ah, dalal kan kale ee aynu u sii wada ordayno dadkii lahaa baa heerka gaadhsiiyay ee maxaynu keena u hagaajisan waynay ciddii isma waydiiso?, sababta oo ah cidba caruurtu markay yaryar yihiin kuma beerto dal iyo dad jacaylka. Dhibatoynkan ina haysta ee tahriibtu ugu horayso waa laga bixi lahaa ama way yaraan lahayd haddii dadka lagu beerayo wadanniyadda.

Haddi aanay diin jirin, waddaniyadeey

Daa’in ii cadhonayn, waddaniyadeey

Naarta dubuq ii siinayn ,waddaniydeey

Inta aan ku doortaan, waddaniyadeey

Duhurkiyo allaylki, waddaniyadeey

Illa waagu daalaco, waddaniyadeey

Digrigaaga wadi lahaa, waddaniyadeey

Axmed ismaciil maxamuud (Axmed Deeq)

W/Q  Asma Maxamed Cabdilaahi

· Posted by xaaji on September 04 2013 2776 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>