Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Tacsi:-Cabdiraxmaan Cumar Muraase
Tacsi:-Cabdiraxmaan Cumar Muraase



Ku: Dhammaan Saxaafadda Somaliland

Ujeeddo: Tacsi (Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun)
Guddoomiyaha Dalladda Dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md. Mubaarik
Ismaaciil Taani, Guddoomiye ku xigeenka SONYO Md. Mustafe Maxamed
Daahir, Agaasimaha SONYO Md. Siciid Maxamed Axmed, dhamaan Xubnaha
Golaha Sare ee SONYO, Dhammaan Shaqaalaha Fulinta Xafiiska Dalladda
SONYO iyo Guud ahaan dhallinyarada Somaliland waxa ay Tacsi u dirayaan
Eeheladii iyo Qaraabadii iyo shacabka Somalilandba, geeridii ku timid
Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Muraase oo Xalay ku geeriyooday Degmada
Gabiley. Marxuum Muraase waxa uu ka mid ahaa Xildhibaanadii Golaha
sare ee SONYO ee shanaad, waxaanu sidoo kale Bare Sare ka ahaa
Jaamacadda Timacade ee Gobolka Gabiley. Dhammaan SONYO iyo
masuuliyiinteedu waxa ay Marxuumka ILAAHAY uga baryayaan in uu
jannadii ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga siiyo. Marxuumku
waxa uu door weyn oo shariif ah ku lahaa dhismihii Dalladda Heer Qaran
ee Dhallinyarada Somaliland ee SONYO, waxaanan Ilaahay SWT uga
baryaynaa in uu Jannadiisa Fardawsa ka waraabiyo ehelkii iyo
asaxaabtii uu kabaxayna Samir iyo Iimaan Saadiq Ah ka siiyo.


Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.



Mubaarak Ismaaciil Taani,
Guddoomiyaha Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO
Hargeysa, Somaliland.



--
Maxamed Maxamuud Yuusuf (Ilkacase)
Blog: www.maxamedilkacase.blogspot.com

 

· Posted by xaaji on December 06 2013 1176 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>