Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » JAMAAL CALI XUSEEN. INKASTU IS KELIFO. AMA KAASH BIXIYO. AMA KAMBAYN GA'LO. AMA XUSBI KU BIIRO. BY LIIBAN SHARMAARKE.
JAMAAL CALI XUSEEN. INKASTU IS KELIFO. AMA KAASH BIXIYO. AMA KAMBAYN GA'LO. AMA XUSBI KU BIIRO. BY LIIBAN SHARMAARKE.


INKASTU KALAHO.
AMA KULMIYE CAMBAREEYO.
AMA KITAABKA QOSOLKIYO.
UU KOMEDY UU BAAYDHO.
AMA UU KABBAN GARAACO.
AMA UU HEESO KEENO.
INKASTU IS KELIFO.
AMA KAASH BIXIYO.
AMA KAMBAYN GA'LO.
AMA XUSBI KU BIIRO.
NIN WALBA KADABKI LOO QORAY.
WA LA KULANSIINE'
MARNA INAANU JAMAAL SOO KORODHSANEYN.
KA HA LA OGAADO.


Mushxarad Jamal Cali xusen oo lagu sheego AQOONYAHAN.
Ya waxa iga cajibaysay waraysi tobanki december uu bixiyeye 
yu ku sheeegay in anu uu bahneyn  ciidan ilaaliya ama anigisa suga
oo gebiley isaga iyo afartisa gaadhi ay hawshooda ka qabsan karayen.
wuxu kalo sheegay in anu VIP-ga madarka hargaysa aanay uba socon.
marku faysal cali warabe so dhaweyneyn.
wuxu sheegay in uu sida dadka caadiga ah uu doonayo in uu socdo.

Waxa layaab ah ninkan aqoonyahanka lagu sheegayo. 
oo uu sharaxan madaxweynaha dalka ya damcay in uu iska socdo.
Ninka ha loo sheego in samcada dalka ta gobolada ta degmooyinka
ta ciidanka iyo samcada dawladnimo yaay ceeb ku tahay 
musharax aan amnigisa la sugin oo suqa iska dhex maraya.
waxa jirta in geeska africa ay ka jiran dagalo fara badan 
oo kala duwan waxana jirta in nabad gelyada somaliland
kooxo dhexda uu xidhan siday uu dumin lahayen ay heegan 
ku jiraan. marka jamaal cali xussen hadu rabo in uu suqa mar maro.
xilka uu sido ha dhigi. 
xil qaran bu haya. 
xil umadeed bu haya.
hayad ka mid ah dhismaha dalka bu haya lagamana yeelayo in
uu iska socdo. 

Waxa kalo jirta oo hadalka jamaal cali xusen ka muuqata 
in qoonta uu leeyahay ay iska kooban tahay ama uu ka badheedhay
khalkhal gelinta hananka dawladnimo.
sababto ah. 
Masuulka uu safraya gobol ka mid ah dalka ee leh cidba ma ogaysinayo 
socodkayga wuxu ka dhiganyahay qof yidhi 
maba aqoonsani dawladnimada dalka ka jirta.

Waxan kuso koobaya 
JAMAALOW SIYAASADU SIDA MAHA.
ADO MASUUL SARE AH.
ISKA SOCO MAHA.
SUBAX DHAQAQ MAHA.
SIDAAD DOONTO YEEL MAHA.
SUGAYAASHA AMNIGAAGA.
KA SIIBO MAHA.
SIDA WAX WAALAN.
ISKA SADCAAL MAHA.
SIDAAD MOODAY MAHA.





.

 

· Posted by xaaji on December 14 2013 1032 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>