Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » MA-GUDBE FAYSAL CALI WARAABE SIYAASIGA FASHILMAY IYO ADEERKI XASSAN GUURE IYO QABYALADA SIYASADAYSAN EE TOLA'EEY-DA QOYSKA NAXLIGA.
MA-GUDBE FAYSAL CALI WARAABE SIYAASIGA FASHILMAY IYO ADEERKI XASSAN GUURE IYO QABYALADA SIYASADAYSAN EE TOLA'EEY-DA QOYSKA NAXLIGA.
Ma-Gudbaha FAASHILKA AH ee Faysal Cali Waraabe ya mudo badan
cabaad iyo qaaylo qabyaladaysan dalka kula dhex jiray,
Isago marba sidu doono uu dhiga.

Faysal Cali Waraabi dadka badankiisu waxay arkeen doorashadi 
dalka ka dhacday bishi 12/2002 is reeb reebka ururada ee
wakhtigaas oo ka koobna 6 Uroor oo kala ahaa.
1. UDUB- DAAHIR RIYAALE KAAHIN-
2. KULMIYE- AXMED M-MAXAMUUD (SIILANYO)
3. HORMOOD- CUMAR CARTE QAALIB.
4. SAHAN- MAXAMED CABDI (GABOOSE)
5. ASAD- SALEEBAN MAXAMUD AADAN.
6. UCID- FAYSAL CALI WARAABE.

WAXA SO BAXAY OO XUSBI QARAN-NIMO KU GUULAYSTAY.
UDUB.
KULMIYE.
UCID.

RUUXA NATIIJADA FAAQIDA WUXU ODHAN KARA.
RIYAALE GARANAY.
SIILANYO GARANAY.
CUMAR CARTE GARANAY.
GABOOSE GARANAY.
SALEEBAN (NUUR) GARANAY.
LAAKIN FAYSAL CALI WARAABE MUXU AHA?

WA SUAAL IS WEYDIIN MUDAN.
HADI LA YIDHADO FAYSAL CALAF BU KU LAHA IN XUSBIGA UCID UU SO BAXO,
WAXA KALO LA ODHAN KARA, OO CODKA MA RUUX BA YIDHADA HEBEL COD ISKA SII?
TA KELE FAYSAL CALI WARABE RAGAAS UU WAKHTIGAS LA TARTAMAY
MU KA SIYAASI SANA?
MU KA AQOON BADNA?
MU KA HALGAN BADNA?
MU KA LACAG BADNA?
MU KA AF-SOMALI BADNA?
INTAAS OO SUALOOD BA RUUXA EHELKA UU AH RAGAAS TARIIKHDOODA YA FAALO 
KA BIXIN KARA, JAWAABTOODU ISAGAY UU TAAL.  AKHRISTAHAN KAGA TEEGAYA.
KU SHUUBO SXB.
NIN BA YIDHI "GU'U KASTA GARAAD BA II KORDHA"

HADABA MU-GUDBE FAYSAL CALI WARAABE MAALIN UU HADLO
OO AANU QABIIL KA HADAL AMA ADEEGSAN DAREEN QABYALADEED 
MA JIRTO, MARKA UU UGU YARHAYA WUXU MAGACABAYA AFAR
WASIIR OO ISKU BEEL KASO JEEDA, EED ISKU MID AHNA UU DUSHA 
KA SAARAYA, WAXA SII FIICAN LOOGA DHERAGSANYAHAY,
FAYSAL CALI WARAABE OO TV-GA FADHIYA OO WARAYSI BIXINAYA,
YA ISAGO KA HADLAYA BEESHA UU KA SOO JEEDO 
MADAXWEYNAHA SOMALIA XASSAN SHEEKH WUXU YIDHI.
"AFKINA HAGAJIYA QOLADINA REER BANADIIR,
XASSAN SHEEKH, CABDI QASIM IYO CALI MAHDI
WELIGOOD AWOOWAYASHOOD MAAY TALIN"

WA MAQASHEEN BAY ILA TAHAY ISAGO IN BADAN LEH.
"WAXAN AHAY LAANDHEERE, NIN IGA TOL BADAN MA JIRO,
HEBEL WA REER HEBEL, REER HEBEL BAAN AHAY"
MAXA GACANTA GARABA DUUB IYO GADAL DIB UU XIDHAY.
NIN DAMEERO SOO HORAY.
YAAN LA ODHAN DENBUU GALAY.
BILLAY DUUNYADIIS TAHAY.
FAASHIL CALI WARABE HADA ENGENEERKA QABYALADA
AQOONTIISA IYO KARTIIDISU WAXA WEEYE QABYALAAD,
WAXA LA YIDHI BEENALE MARKHATIGISU FOOGEYA
ARINKA WAXA IGA MARAG AH FAYSAL ADEERKI 
XASSAN GUURE GUDOOMIYAHA MADASHA WADA TASHIGA.

QOFKU MARKU MEEL LIIDATA OO HOOSAYSA KA GARACAYO
ARIMAHA QAAR JAWAABTISA YAABA ISKA DHIB AH,
ADOO SUURWALKA LAABTA OO DHIIQADA LA GALA MOOYE.

QOYSKAN YA BERYAHAN DAMBE SOMALILAND KAGA MAXAFSANAYEYE
ARIMO SALKA KU HAYA QABYALAD IYO NAXLI HUURSAN.
XASSAN GUURE OO MAR KA HADLAYEYE DEYR MADAXTOOYDA SOMALILAND
LOO DHIISAY YA WUXU  YIDHI.
"GIDAARKAS MADAXTOOYDA LOO DHISAY WA FAL, 
OO XAGA BARIGA LAGA YAQAN FALKA" 

WANA NINKA YIDHI MARKI MADAXWENUHU BURCO TEGAY.
"DALKIBA WA CIDLA OO MADAXWEYNI WA ISKA TEGAY"
DALKA HARGAYSA YU UU YAQAN NINKA TODOBATAN JIRKA AH.


WELIBA RUUXA IN BADAN LA SOCDA SIYASADA SOMALILAND
WU ARKAY MEELO BADAN OO LABADAN NIN DOOD LOOGU QABTAY.
OO AY KU FASHILMEEN LAGUNA BAH-DIILAY.
XASSAN GUURE IYO XILDHIBAN NAC YAA DOOD DHEX MARTAY.
FAYSAL CALI WARAABE WA ARAGTEEN.
HADI LABA SUALOOD LAGA WEYDIIYO ARIN KASTA OO AY KA HADLAYAN
WA KU MERGANAYAN. 
WAXA KELI AH AAY LA AMUUSI WAAYEN EE SHIDAYA EE KA HADLINAYA
WA QABYAALAD TALALAALAN OO SIYASADAYSAN.
QABYAALADUNA WA XARAAN WARKEEDUNA MA DHAMADOO.
WANA MARXALAD DALKAN SOMALILAND IYO SHACABKISU AY 
KA GUDBEEN NIMANKAN IYO KUWA QAYRKOOD AH EE ADEEGSANAYA
SIYASAAD QABYALADEEDKA, WA RAG HANANKA CASRIGA AH
EE DALKU QAADAY KA XUN OO QARAN DUMIS AH,
WANA GROUP CALANKOODI DHACAY, OO AQOONTA 
XUKUMADAN MAANTA HAYSA AY SHACBIGA KU BARAARUJISAY
AAN MEEL KU LAHEYN OO KA QATAN LA QABSIGA IS-BEDELKA
UU KULMIYE DALKA UU-HOR SEEDAY, KOOXAHAN DHAMANTOOD WAXAY 
UGU BADISA KALA QAYBSANANTA SHACBIGA IYO DALKA,
IYO KALA QO-QOB-NANTA SIYASADEED. 
IN BADAN BA KA MAQASHEEN IYAGO LEH NIN WALBA MAGALADISA HA TAGO.
WA KOOXO DUUMO IYO DACAR FAAFINAYA. 
ARINTAANA WAXAY SAMACAD XUMO KU TAHAY
HANANKA SIYASADEED EE DALKA SOMALILAND IYO SHACBIGISA.
WANA DIB UU SOCOD MA GUDBAYAAL AH. 
ISMA DHAANTO IYO DHASHEED.

WAXAN KUSO GAABINAYA AMA KAGA BAXAYA ARINKAN.
SIYAASIGA FASHILMAY FAYSAL CALI WARAABE IYO ADEERKI
WAAY KHALDAMEENE SIYAASADAN IYO TV-YADA HA KASO BAXAN
OO MERFHISKAYAGA HA IS KEENAN 



FAYSALOW ADIG IYO. 
ADEERKA XASSAN GUURE. 
WA AMBATEENE.
ISMA ARAGTI DHAANTANE. 
FADHI KU DIRIR ALL DAY AH.
IYO MERFISH OPEN ALL HOURS.
AWOOWAYAL LA ISKUGU BAANO.
INAGA ISU HAAYNE.
DEG DEG ISU KEENA.

--

NINKI MAALINTA KA SITA, EEN LAGA SAD QAADAYNIN.
SAAWD GIBIN AH BA LOO CESHA, LAGUMA SOOYAANSHO.

LIIBAN SHARMAARKE. 

[email protected]

http://www.youtube.com/user/BlackDarwish?feature=mhee

https://www.facebook.com/BLAAKDARWISH?ref=tn_tnmn

https://twitter.com/BLAAKDARWISH

+BLAAKDARWISH@GOOGLE+

https://plus.google.com/u/0/104984681230285068925/posts

 

· Posted by abdi on December 18 2013 1148 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>