Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Tacsi:-Maxamed Axmed Xassan (Surwaale)
Tacsi:-Maxamed Axmed Xassan (Surwaale)

Tacsi (Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun)
Guddoomiyaha Dalladda Dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md. Mubaarik Ismaaciil Taani, Guddoomiye ku xigeenka SONYO Md. Mustafe Maxamed Daahir, Dhammaan Xubnaha Golaha Sare ee SONYO, Dhammaan Shaqaalaha Fulinta Xafiiska Dalladda SONYO iyo Guud ahaan dhallinyarada Somaliland waxa ay Tacsi u dirayaan Agaasimaha Fulinta Dalladda SONYO Md. Siciid Maxamed Axmed oo ay ka tacsiyeynayaan Geerida ku timid Aabihii Marxuum Maxamed Axmed Xassan (Surwaale) oo Maanta Ku Geeriyooday Caasimadda wadanka Itoobiya ee Addisababa. Dhammaan SONYO iyo masuuliyiinteedu waxa ay Marxuumka ILAAHAY uga baryayaan in uu jannadii ka waraabiyo dhammaan ehelkii iyo aqaaribtii uu Marxuumku ka baxayna Samir iyo iimaan ka siiyo.  
Aaaamiiin                 Aaamiiin              Aaaamiiin
 
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun.
 
 
 
 
Mubaarak Ismaaciil Taani,
Guddoomiyaha Dallada Dhallinyarada Heer Qaran ee SONYO

· Posted by xaaji on January 05 2014 1270 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>