Radio hargeysa 24 live

Radio Hargeysa Codka Shacabka waxaa la aas aasay sanadkii 2007 wuxuuna shaqada bilaabay sanadkii 2008.
Sababaha loo aas aasay ayey waxa ay ahayd in la helo idaacad hor ah oo u adeegta  bulshoweynta qurbaha ku nool ee afka somaliga ku hadla.

Radio Hargeysa Codka Shacabku waa idaacad aanan meelna hoos tagin oo xor ah dadkana u dhexdhexaad ah.

Idaacadan ayaa  fadhigeedu yahey New York ee Wadanka Mareykanka.

Waxaana loogu talagalay in loo dhageysto si Toos ah ama Live ah.

Waana idaacada ugu horeysa ee ay somali leedahay oo loo tabiyo Live 24 saac -
7da cishoba.

Mahadsanid.