Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » Guddoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland Kudhaqan Magalada LEEDS UK oo ku hadlaaya magaciisa, hoggaanka jaaliyada , Gudiga fulinta
Guddoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland Kudhaqan Magalada LEEDS UK oo ku hadlaaya magaciisa, hoggaanka jaaliyada , Gudiga fulinta

Guddoomiyaha Jaaliyada reer Somaliland Kudhaqan Magalada LEEDS UK oo ku hadlaaya magaciisa, hoggaanka jaaliyada , Gudiga fulinta, garabbada haweenka iyo dhallinyarta, iyo dhammaanba Jaaliyada rer LEEDS ee kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisa, 

Waxa uu tacsi u dirayaa guud ahaan
Bahda SaxaaFadda Dalka,Ubadkii, Xaasaskii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland
wax-garadka,Aqoonyahanka, Waayeelka, Madax-dhaqameedka, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, iyo Shacbiga Somaliland, isagoo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid alle ha u naxariistee Marxuum WARIYAHA RUUGCADAAGA AH oo ka mid ahaa   Kami ahaa Rukumada Saxaafada Soomaaliyee iyo Geeska Afrikaba kuna geeriyooday Magalada Jigjiiga maanta 1711.2015.

Guddoomiyaha waxa uu sidoo kale Tacsi taasi la mida u dirayaa Xukuumada iyo Shacbiga Somaliyed isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida marxuumka.

Guddoomiyaha waxa uu marxuumka ku tilmaamay ruug cadaa Kami ahaa Rukumada Saxaafada So dedaal dheeraada ka geystay Horumarinta Qaranka Somaliland gaar ahaan xaga Nabadgelyada, Arrimaha Bulshada, iyo kobaca dhaqaalaha.

Guddoomiyaha waxa uu Alle uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii janatu-fardawsa ka waraabiyo, Ganacsatada Dalka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Waayeelka, Madax-dhaqameedka, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, Qoyskii, Ehelkii, Qaraabadii Asxaabtii, Ubadkii, Xaasaskii iyo guud ahaan shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo marxuumka. AMIIN AMIIN AMIIN INSHAALLAH. 

· Posted by abdi on November 20 2015 745 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>