Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article
Articles: Article
42ka mayd ee Hargaysa laga helay

Hargaysa waxa wiiggan ka dhacay war naxdin, murugo iyo dhiiloo leh. Wakaaladda biyaha oo qodaysay duleedka Hargaysa.


8 da Mars: Malin Ku QAALI Ah DAMIIRKA Dadka

Waa dugsiga Sheekh Bashiir ee ku yaala magaalada Hargeisa, taariikhduna waana 1993 gii. Maamulihii oo albaabka iskuula taagan oo ul gacanta ku heysta.


Abaal laawe waa Saleebaan dhuxul oo kale Qalinkii Maxamed Yaasiin Maxamed Ilkacase

Madaxwayne siilaanyo wuu u hiiliyey isagoo magac iyo taariikh midna aan lahayn,wuxuu ahaa daba dhaw subax walba la soo kalaha mikrifoon uu Eebe irsaaqadiisa geliyey,


Amaanka Madaxtooyada Somaliland Hargeysa oo dayacan iyo qorshayaal laga warhelay oo lagu khaarajinayo Madaxweynaha wadanka.

Amaanka Madaxtooyada Somaliland Hargeysa oo dayacan iyo qorshayaal laga warhelay oo lagu khaarajinayo Madaxweynaha wadanka.


anaga oo ah dhaliyarada wax Garadka degmada Tog wajaale waxaan hambalyo udirayaa Garaadka cusub ee beelaha sacad muuse Garaad mustafe sheekh abiibakar xuseen.

anaga oo ah dhaliyarada wax Garadka degmada Tog wajaale waxaan hambalyo udirayaa Garaadka cusub ee beelaha sacad muuse Garaad mustafe sheekh abiibakar xuseen oo caleemo.


Aqoontu Waa Iftiinka Nolosha.

Aqoonyahan (CAALIM) waa ALLAH (swt), Aqoon iyo Garashoo dhammina RABBI bay u sugnaatay. Aqoontu waa iftiinka nolosha. Aqoontu waxay bishaa Karaamada iyo Sharafta qofka.


Baaq Golaha Wakiilada ee JSL.

Dallada SSE oo dareen taban iyo walaac ka muujisay khilaafka la soo darsey Shir-guddoonka Golaha Wakiilada.

 



BAAQ Sannadka Cusub ee 2014.

Sannad waliba hoodiyo, hawl iyo dhibaatiyo, wuxuu haddimo leeyahay, waa laga helaayoo, hadhow lagu xusuutaa, kii noo hagaagee noqo loo hanweyn yahay (Aamiin)


 


BAAQ:-BIYO-MAAL.

jaaliyada beelaha biimaal e kudhaqan NORATH AMERICA.oo si adag u canbaareeysay falalka xun ee waxashnimada lehee isir nacaybka ah oo aay kawado gobolka shabeelada hooseiyo gobolka hiiraan.


Badh-saabka G/Awdal Mr. Ramaax .Wuxu Uqalmaa Madaxwayne.

Mid ka mid ah Askarta Ilaalada u ah Maayirka Berbera ayaa saaka lagu toogtay  Magaaladda, Waxaana uu u dhintay Rasaastii lala beegsaday.


BOOBOW AAWAY SHAXDI 27 MAY1988 BURCO.

Muj Boobe Yuusuf Ducaale ya beryahaan dambe mijilis soo dhigtay saxafada,

Isago ka hadalaya siyaasada xukumada Muj Axmed Siilanyo.
Boobe mudo badan oo Dalkan Somaliland ay ka jireen 
NIDAAMKA ASXAABTA BADAN, 


Cabdiraxmaan "Cirro" waa Halyey Qaran iyo Hogaamiye Qaali ah.

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Mudane Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi “Cirro” waa halyey Qaran iyo Hogaamiye Qaali ah oo Ilaahay hibo u siiyey Dabeecad-wanaag iyo Astaamaha. 


CABDIRAXMAAN CIRROW AMA LAX KU SHEEG AMA WAN KU SHEEG TUUG WA TUUG LAX XAARAN AH WAN XALAAL AH MA DHASHO & WARQADA QARAN-DUMISKA AH.

Cabdiraxmaan cirro ya sheegay  in warqad uu qoray madaxweynaha,

warqadaas waxa ku qorna sida aay saxafadu sheegtay 
codsi ama dalab uu madaxweynaha qaranka 
Ahmed Mohamed Mahamuud  uu ku leeyahay,


Cadowgaaga Dhabta ah Garo.

Markii ay rabshaduhu ka socdeen waddanka Kosofo (Kosovo), sanadihii
sagaashanaadkii ayaa dawladaha waaweyn ee dunidu ka sameysteen
saldhigyo waddanka Albaaaniya (Albania).


Da'dii Miyaa La Inaga Dhaafey, Mise Xisaabta Ayaa Inaga Qaldan.

Da'dii Miyaa La Inaga Dhaafey, Mise Xisaabta Ayaa Inaga Qaldan.
Xilli an ku qiyaasayo iney aheyd 1999kii ayaa xaflad lagu qabtey Hargeisa Business Center oo ku yaala xaafadda Xero Awr ee Gannad ka tirsan.


DAAWO MUUQAAL DHABA MUJ SNM OO DAGAAL KU JIRA.

Somaliland  siday ku timi qof kastaa waa garanayaa ragbaa u dhabar adaygay
una dhintay una soo halgamay  waxa  jirtay waqti dheer oo halgan badani socday
hadaba  waxaa fiican in su,aalo badan  lays waydiiyo intaan SOOMALIWAYN
iyo xamar laga sheekayn.


DALKA SOMALIA. DALKA SOMALILAND. PUNTLAND IYO XAFLADI JIGJIGA. WA CEBOOWNAY.

SOMALIA. PUNTLAND IYO SOMALILAND QOLADIINA JIGJIGA JOOGA MAGACA 
SOMALIDA CEEB BA UUSO JIIDEEN. 


Dalkii somaliland meeshii dhib ka dhacadaba waran cadee war cad ke keena madaxweyne bilac cadoo wasiir waa ka tun weynyahye biladeee beeynu siina ..

Wasiirka cali mahamed waran cade waasiir hada noqoday hanti umada Somaliland ay leedhay waana cabdi waraabaha bari madaxweynaha bari nabadoonka Somaliland.


Dalku Waa 3 Kun oo Murmeysa iyo 5 Malyuun oo iyaga ka dhursugaya.

Dadku waa kun dawladda ka tirsan oo ama xilhaya oo wasiiro ah, ama
golayaasha ah ama “Darafu-Dawlo ah” oo difaacaya dawladda. Iyo kun


DAN IYO DUCO (KU-QABSO-KU-QAADI-MAYSID'E). DUBUR wax saan kama imaan.

SHIIR BERBERA KA DHACAY TODOBAADKI La soo dhaafay Ina waaysa cade
iyo Dhegaweyne waxay ka hadleen
wiilka hargaysa uga soo baxay xusbiga raays hargaysa uga soo baxay.
ee kaso jeeda BEESHA HABARJECLO.


Dawlada Siilaanyo Rakaab Xumaa!

Waad salaamantiin Akhristayaal. Salaan ka dib aan idinla qaybsado aaraahdayda ku waajahan xaalada Somaliland oo taabanaysa dhinacyo dhawr ah.


Dhaca iyo Naxariis darada shirkadaha laydhka ushida magaalada Borama.

Waxa dhamaan ganacsiga caalamku ku xidhan yahay  gaar ahaan waxyaabaha lasoo dhoofsado, qiimaha  sayladaha suuqa  hadba qiimaha caalamku sida uu isku badalo.


Dhalinyarada oo aan door firfircoon ku laheyn ka tashiga mustaqbalka Dalka.

Inta badan waxa aynu aragnaa in arrin kasta oo yimaadda ama go’aan kasta oo la gaadho ay dad badani ka hor yimaadaan ama dhaliilaan. Marar badanna waxa ad arkeysaa in markasta inta diidan ama wax dhaliileysaa ay ka badantahay inta raacsan ama ogol


Dhalinyaradu Waxa ay Rabtaa (1) Tacliin Tayo Leh, (2) Shaqo Sharaf leh iyo (3) Mustaqbal Rajo Leh.

Waxa maanta caalamka looga dabbaaldegey maalintii Ilmaha Afrika oo ku began sannad guuradii 23 ee ka soo wareegtay maalintii Ururka Midawga Afrika u aqoonsadey iney noqoto “Maalinta Ilmaha Afrika”.


DHAQAALIHII DOWLADA HOOSE EE BORAMA HORE AYUU U GALAY MADAXTOOYADA WAKHTIGII RIYAALE,WATAA FRANACE WAX LAGAGA IIBSANAYO.

Tan iyo wakhtigii la aasaasay ama dhidibada loo taagay dalka somaliland , lama arag lamana maqal ummad mujaahidiin ah oo dhiigoodii dhulka u hurtay in dhayal gobanimadooda ama hantidooda dal shishiye lagu maalgeliyo.


Dhaqamada Foosha Xun ee Wasiir Zam Zam Dhoohanaanta Madaxtoyada iyoDhago la,aanta Kulmiye: Qalinkii: Maxamed Cabdi Cige .

Somaaliland  waxay  kusoo caanamaashay intaa ay jirtay  ee  24ka  sanadood ah,in   madax tooyadu  ay ahaato mees ha  xudunta   u ah  ee wax kalawada.


Dhibaatada Qurbajoogtu ku hayso Dalkii Hooyo ((3-Dhinaca Bulshada iyo Dhaqaalaha))

Waxaan kusoo jirney dhibaatooyin badan oo Qurbo-joogu ku hayaan Wadanka marka ay tagaan, sida dhinaca Akhlaaqda ama dhinaca Siyaasada, waxaanan ku tibaaxey iney Dadka qaarkii dhibtaasi ama sheegeen ama soo tabiyeen, waxaana xaqiiqa ah in aaney dhammaantood.


Diyaar Garowga Ayaa Ka Fiican Dudniinka,

Shirkii uu qabsoomi waayey, sababtoo ah wefdiga ka socda Soomaaliya waxa ku jirey dad heyb ahaan ka soo jeeda Somaliland. 


Doorashadii Shanaad ee Somaliland oo ku Shaashowday Shicib la laayey iyo ku Shubasho Xad dhaaf ah.

Doorshadii Golayaasha Deegaanka JSL ee 28 Nov 2012 oo ah tii Shanaad ee Soomaaliland ka qabsoonta ayaa la sheegayaa inay ku Shaashowday Shicib la laayey, ku Shubasho xad dhaaf ah iyo Shuqullo kale oo fool xun oo ka baxsan Shuruucda Caalamiga ah iyo Xeerarka u dejisan Doorashooyinka lagu tilmaamo Xor iyo Xalaal ee Natiijadoodana Dunidu aqbasho.

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>