Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » DHAQAALIHII DOWLADA HOOSE EE BORAMA HORE AYUU U GALAY MADAXTOOYADA WAKHTIGII RIYAALE,WATAA FRANACE WAX LAGAGA IIBSANAYO.
DHAQAALIHII DOWLADA HOOSE EE BORAMA HORE AYUU U GALAY MADAXTOOYADA WAKHTIGII RIYAALE,WATAA FRANACE WAX LAGAGA IIBSANAYO.

Tan iyo wakhtigii la aasaasay ama dhidibada loo taagay dalka somaliland , lama arag lamana maqal ummad mujaahidiin ah oo dhiigoodii dhulka u hurtay in dhayal gobanimadooda ama hantidooda dal shishiye lagu maalgeliyo, haddii kor iyo hoos aan u eego wakhtigii labadii marxuun.
1.ABDIRAHMAN AHMED ALI
2.MOHAMED H.IBRAHIM EGAL
lama arag lamana maqal ragaas kor ku xusan , hanti ama aduun somaliland leedahay ayey ku maal gashadeen wadamda debeda, laakiin wiilkii ka dambeeyey ee RIYAALE waxa aad moodaa sidii loo keenay madaxtooyada somaliland in uu cadho , xin ,xumaan gaamurtay iyo ciil dhuxul ku reeb qaniinyadiisa oo kale uga soo go'ay dalkii iyo dadkii reer somaliland wax ala waxii ay xaq ku lahaayeen wadankooda ha ahaato maal adduun ama dhaqaale ka soo gala aduunka intiisa kale, waxa soo raaca cidhib xumada ama taariikh xumada , inksatuu horebe u lahayn taariikh , somaliland kala dagaalami jirey marka uu la kulmo dadka ajanabiga ah ee somaliland u imanaya qiimeynta ama eegaya habka Dowliga ee somaliland gaadhay , marka uu dabedah u baxayo ama uu u socdaalayo waxa aad moodaa in uu daawasho u tegaayo iyo lacag urursi ee uusan u socon qadiyad somaliland meel ay ka soo gasho.
Taas waxa u daliil ah shirkii London FEB23.2012 ee loo qoondeeyey somalia arimaheega , danta lama huraanka ah ee somaliland ku jirtay waa wiilkii is yidhi ka soo hor jeeso nasiib daro waxa ay ku noqotay qalam jalam , ama dhagtii maqashaay burur,ama cidlo ka yeedh.somaliland guul iyo gobanimo ayaa shirlkaas uga soo hoyatay.
Dowlada hoose ee Borama hore ayaa loo nuugay bishii waxa dowlada hoose ee Borama geyn jirtay madaxtooyada lacag lagu qadary ugu yaraan $ 30,000.00 wakhtigii RIYAALE lacagtaas waxa iska lahaa gabadh uu qabo RIYAALE, HUDA BARKHAD ADEN , lacagtaas waxa qaadi jirey wiilka la yidhaahdo.
1.ABDIRIZAK ALI OSMAN
hore waxa uu u ahaan jirey XOOGHAYHII DOWLADA HOORE EE BORAMA, maaantana waa WASIIRKA DIBUDEJINTA EE SOMALILAND,lacagtaas waxa wada ururin jirey.
1.ABDIRIZAK ALI OSMAN
2.ABDI SHIDE BILE
oo ah MAAYARKA BORAMA ee haatan dhibtu ka taagan tahay,waxa kale oo soo raaca nin kale oo qandaraasyada Dowlada Hoose ka hoos qaadan jirey , ha noqoto xagga dhismaha ,petrolka, ama arimo kale, ninkaas oo ah,.
1.ABDIRAHMAN ABDILAHI ISMAIL (SAYLICI).
haatana ah MADAXWEYNE KU XIGEENKA SOMALILAND,runtii iyo xaqiiqdii marka hoos loo dhaadhaco ,mayarka Borama arinkiisu waxa uu ku jiraa i labadaas nin ee maanta ka tirsan Dowlada Kulmiye ee somaliland in la wada baadho iyo in maayarka lagu celiyo shaqadiisa,arinkuna waxa uu ku soo biyo shubanayaa in loo daayo shaqadiisa , haddi kale baruur qudhaa baruuyo qudhmisa ayey noqon , waxana soo bixi (8) SIDEED SANADOOD dhaqaalihii dowlada hoose ee Borama ka mid tahay lacagtaa lagu lunsaday FRANCE ,ee la yidhaahdo maqaleey war laay ma laguu waramay in hantidii somalilland taalo FRANCE ,dalkii iyo dadkiina abaar iyo shaqo la'aan u wada yuuraraan,.
waxa kale oo jira nin la yidhaahdo
1.ABDIRAHMAN OMER DAHIR(ENG)
oo hore u ahaa maayarka Borama in uu lunsaday lacag gaadhaysa $150,000.00 ,iyo weliba hantida dowlada hoose isaguna u diri jiray HUDA BARKHAD ADEN , dabadeed magaaladu ku kacda laguna bedelay wiilka haatan la haysto.ee ABDI SHIDE BILE
waxa kale oo jirey nin kale oo la yidhaahdo
1.HASSAN ANDAAD CABSIIYE
isagana loo qoray mushahar lagu qadaray $500.00 bishii in uu ka qaat dowlada hoose ee Borama wakhtigii RIYAALE ,mar haddii RIYAALE,dhacay ,gabadhiina dalka ka carartay ,lacagtii xad dhaafka musuquna dhamaatay ,ma waajibaa intii hore u ruugi jirey hantida dadka reer Borama in ay maanta yidhaahdaan hanti ayaa la dhacay, haddi la dhacay tii aad dhacdeena waa la idinla xisaabtami ,ma jireyso hanti dambe oo la dhaco ama madaxtooyo la geeyaa.
jabku waxa weeye ama jahawareerku, jabkaaba waa FRANCE Tegoo Diricii iyo Googoradii tuur oo tabtaa FRANCE taal u xaragoo, haddii la leeyahay hadba meeshii lagu il laayahay isha la iska ridaa , walee xatooyo dadweynaa qurbe lagula waarin.
MUSE SHIKH ELMI
BORAMA ,AWDAL
SOMALIAND

· Posted by xaaji on April 12 2012 1277 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>

Table '.\hargeysa2\fusion251z7_captcha' is marked as crashed and should be repaired