Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » DAAWO MUUQAAL DHABA MUJ SNM OO DAGAAL KU JIRA.
DAAWO MUUQAAL DHABA MUJ SNM OO DAGAAL KU JIRA.
Somaliland  siday ku timi qof kastaa waa garanayaa ragbaa u dhabar adaygay
una dhintay una soo halgamay  waxa  jirtay waqti dheer oo halgan badani socday
hadaba  waxaa fiican in su,aalo badan  lays waydiiyo intaan SOOMALIWAYN
iyo xamar laga sheekayn.
waxa dhici karta in dad badani maanta aamusan yahay  laakiin hadii  sheekada hoos
loo dhigo oo dhagtu waxaanay raali ka ahayn la maqashiiyo in dad badan KACO
 
Hadaba waxaan uga digayaa dhamaan maamulada kala duwan ee somaliland
in ay ka taxadiraan  hadalada  soomaliwayn iyo waraysiyada ay bixinayaan
had iyo goor ninka qoraaga ahi waxa uu ka digaa  dhib si fudud loo galo
oo hadhaw  inagu sal balaadha.
 
Maamulka hada jira iyo raga ku taamaya inay bari qabtaan qofkuu doono
ha ahaado  ma rabo inaan qofna magac dhabo balse  ninka isleh  si yar ayaad
ereyo dadku aanay rabin oo soomaliwayna  ku dhawaaqi kartaa[ aad baan kuugu digayaa]
bilmacal kalimah waan kuu digayaa   sunaami aan la damin karin yaan dalka lagu kicin
in mudo ah ayaa sheekooyin soo noqnoqonayaan aan loo baahnayn
 
WALIGAY CAD QUUDHEED
MARNA QAADAN MAAYO
QALANJADA FARAADHEER
WAX LA QAYBSAN MAAYO   ninka raba inuu ku qanco 4.5 asagay jirtaa lakin anaga yaanu nagu gaban
 
hoos guji daawo sidii halganka soomaliland ku yimi
 
http://youtu.be/M5zaPiVwzms
 
siciid cabdi dheen
uk
· Posted by xaaji on October 21 2012 1205 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>