Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » DAN IYO DUCO (KU-QABSO-KU-QAADI-MAYSID'E). DUBUR wax saan kama imaan.
DAN IYO DUCO (KU-QABSO-KU-QAADI-MAYSID'E). DUBUR wax saan kama imaan.

SHIIR BERBERA KA DHACAY TODOBAADKI La soo dhaafay Ina waaysa cade
iyo Dhegaweyne waxay ka hadleen
wiilka hargaysa uga soo baxay xusbiga raays hargaysa uga soo baxay.
ee kaso jeeda BEESHA HABARJECLO. waa ayaan darro weyn.
wana mid muujinaysa dhaqan xumo hoose.

waxa taa ka sii daraan mudaharadkaan gobolka saaxil ka dhacay.
ila shiikh ila dacarbudhuuq. wu is haysta mudaharadku.
kacdoonka caynkaan ah mid cusub maha.
wa mid laba sanadood iyo badh ka socday gobolka saaxil.

Waxa la yaable manta doorashada golaha degaanka berbera ee mayorka iyo ku xigeenka doortay.
Waxay mujinaysa oo sii fawaaxish ah uu daaha uga qadaysa.

BOOGTA MADOW EE MAGALADA BERBERA WEJIGA KAGA TAAL.

WAYO? Magalada berbera tirada golaha deganku wa 21.

Kulmiye wuxu helay--9 xildhiibaan.
Ucid wuxu helay.-------5 xildhibaan.
Wadani wuxu helay---3 xildhibaan.
Rays wuxu helay--------2 xidlhibaan.
Ummada wuxu helay-1 xildhibaan.

HALKA WAXA KU DHAN TIRADA GOLAHA DEGANKA BERBERA DORASHADI DALKA KA DHACDAY.

Markaad shaxda eegto caqliga cafiimadka qaba wuxu ku tuusaya.
Madama uu tirada ugu badaan ee xildhibanda hogaminayo xusbiga kulmiye.
In Automatically uu ku guulaysan karo boqolkiba sagaashan.
Xilka mayor nimada magalada berbera.
Maa dhicin. Tii mayor ku xigenkana ma helin.
Wadanka somaliland ama aduunkaba kama dhicin falaal nocaas oo kele ah.
Waxa layaab ah. Cabdalle Sandheere ninka muryadaha Dame Edna gashada.
Oo kulmiye kaso baxay una sharaxna Mayor. WUXU UU CODEYEYE WADANI IYO UCID.
Wa siyasad cusub oo ka dhacda magalada berbera oo qudha.

WELIGA MA MAQASHAY.
HAWDKA KARANTIYO HILAACYADA BARI ISKUMA HEESHID'E MID UUN KU HAGAAG.

SIYAASADAN  BAADHMUUYACA AH EE BERBERA KA JIIRTA MAXAY TAHAY?

HADRAAWI. WUXU YIDHI.

BUGTADIYO XANUUNKUNA.
HADAAN BAADHAY WAA CIIL.

Aan ka socdo.

Guuldaradaan xusbiga kulmiye kaga timi Cabdalle Sandheere (Dame Edna)
Wa qayb ka mid ah mucaaridad baldhaan oo xukumadaan kulmiye kala kulantay Beesha ciise muuse.
Waxa jiirta oo an la qariin kariin oo sida qoraxda uu muuqda. waxqabadka xukumadu
ka fuulisay Magalada berbera iyo dedalka dawladu ugu jiirto horumaarka magalada.
Waxa taa barbar socda HORUMAAR-DIID la baxay DAN IYO DUCO (KU-QABSO-KU-QAADI-MAYSID'E).

HADRAAWI KU NOQO HADA.

HADDII AWR DHUFAANII.
ISKU SAYDHAY DHIBIDII.
DHIRTA MAAN JEJEBIYO.
ANBA DHOOSHA KA CARTMO.

DUBUR wax saan kama imaan. wax cafiimad qabana lagama araag SABAB.

HADI AL-JAABIRI WADANKA LAGA SAARO REER BERBERA WA MUDAHARADAYAAN.
HADI HAMAHA SHIIDALKA TOTAL LAGA QAADO REER BERBERA WA MUDAHARADAYAN.
HADI CALI XOR XOR LA BEDELO WA MUDAHARADAYAAN.
HADI MAXJARADA BERBERA SHIIRKADO SOMALILANDER AH MAAL GASHADAAN REER BERBERA
WA MUDAHARADAYAAN.
HADI HAMAHA SHIIDALKA LAGU WAREEJIYO SHIIRKADO WADANI AH REER BERBERA WA MUDAHARADAYAAN.
HADI WERSHADA SIBIDHKA DHISMAHEEDA LA BIILABO REER BERBERA WA MUDAHARADAYAAN.
HADI BADHSAABKA BERBERA XILKA LAGA WAREEJIYO REER BERBERA WA MUDAHARADAYAAN.

ABWAAN HADRAAWOO MAR IGU NOQO.

INANTAADA DHEGE CULUS.
DHIIDHIIBSO KULA TALI.

Wadanka SOMALILAND  ma qaadi karo awood iyo duulqaadna uma laha.
Dad maalin walba la maslaxayo oo Fadeexad ku ah qaranka.
Geedi socokda iyo horumarka iyo hiigsiga somaliland-na hoortagaan.

 


LIIBAN SHARMAARKE. 
 

blackdarwiish@gmail.com

http://www.youtube.com/user/BlackDarwish?feature=mhee

https://www.facebook.com/BLAAKDARWISH?ref=tn_tnmn


https://twitter.com/BLAAKDARWISH

 

· Posted by xaaji on December 23 2012 1361 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>