Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article » anaga oo ah dhaliyarada wax Garadka degmada Tog wajaale waxaan hambalyo udirayaa Garaadka cusub ee beelaha sacad muuse Garaad mustafe sheekh abiibakar xuseen.
anaga oo ah dhaliyarada wax Garadka degmada Tog wajaale waxaan hambalyo udirayaa Garaadka cusub ee beelaha sacad muuse Garaad mustafe sheekh abiibakar xuseen.

anaga oo ah dhaliyarada wax Garadka degmada Tog wajaale waxaan hambalyo udirayaa Garaadka cusub ee beelaha sacad muuse Garaad mustafe sheekh abiibakar xuseen oo caleemo saarkiisu kadhici doono degmada Togwajaale bisha 8 aad waxaan soo dhawaynayaa islamarkaan hambalyo udiraynaa Garaadka cusub ee kusoo biiray madax dhaqameed yada soomaliland aanaga oo u aragna in belaha facawayn ee sacad muuse inuu kusoo kordhin doono hanaan cusub oo lajaan qaadaya casriga islamarkaana fulin doona istaraatiijiyada beelaha sacad muuse kana qayb qaadan doona shirkasta madalkasta oo beelaha sacad muuse dani uugu jirto isaga oo aan cidna udabafadhiyin islamarkaana ku go,aan qaadan doona ilaalinta qaranimada somaliland sinaanshaha xuuquudooda dhalinyada baaqan taageerada soo qortay oo ay magacyadoodi kalayihiin
1 Axmed samriye
2 Maxamed cabdilaahi maxamed
3 Maxamed xasan bookh
4 Maxamed axmed cabdi
5 Caaqil maxamed xasan xaaji samater caantaynle
6 Caaqil xaashi xuseen qayaad
7 Caaqil cismaan cabdilaahi iimaan
8 Ismaaciil creey taani
9 Suldaan cabdirashiid biixi cali jaa,is
10 maxamed cabdilaahi Qombor

· Posted by abdi on July 14 2013 1142 Reads · Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>