MUDANE CABDI-RAXMAN (CIRRO)
1. Gudomiyaha Golaha Wakiilada.
AHNA
2. Gudoomiyaha Xusbiga Wadani.
Ahna
3. Musharaxa Xusbiga Wadani.
Islamarakana Ah
4. Xubin Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta.
Islamarkana Ah
5. Gudoomiyaha Gudida Qaban-Qabada Shirka Qaran Ama Dooda Qaran.
Cabdiraxmaan cirro ya sheegay in warqad uu qoray madaxweynaha,
warqadaas waxa ku qorna sida aay saxafadu sheegtay
codsi ama dalab uu madaxweynaha qaranka
Ahmed Mohamed Mahamuud uu ku leeyahay,
xubnihi dawlada uga qayb geli laha shirka Dooda Qaran
So Gudbi.
Waxa kalo saxafadu sheegtay in warqadaas uu sii marshay
channel-dii Golaha Barlamanka Iyo Dawladu uu furna,
waxa kalo la sheegay in Madaxweyne Axmed (Siilanyo)
uu arintan ka cadhooday,
Waxa hadaba la is weydiin kara Iska Gudoomiye Cirro,
maxa keenay in uu ABUSE gareeyo hanaanki dawladnimo,
ama uu talabadan qaado qaska gelinaysa wada shaqaynta
Xukumada Iyo Golaha wakiilada?
Jawaabtu waxay tahay cirro sida ka muuqata ama cadaatay,
wuxu wada XALAAD ABUUR.
WAXA AAYNU LA SOCONA AMA XAQIIQ AH IN DALKA SOMALILAND
XUKUMADA KA JIRTA HAWLAHA QARANKA SI NIYAD SAMI AH
OO WADANI-NIMO KU DHEEHANTAHAY UU HAGAYSO,
WAXA LA DARAMAYA IN WASIIRADA QARANKA
AY YIHIN MUWADIININ AQOON DHERAAD AH UU LEH
XILALKA AAY HAYAAN.
HAYADA QARANKA
KUWA AMNIGA.
KUWA BULSHADA.
KUWA DAWLIGA AH.
IYO KUWA XUKUMIGA AHBA.
GEEDI SOCODKA DAWLADNIMO EE SOMALILAND
SII LA MAJEERTO BAY UU SHAQAYNAYAAN.
SIDA DARADEED MADAAMA UU CIRRO QATAAY
WAXA UU KU SHEEGAY "LAX" OO AH "DOOD QARAN"
UMADA SOMALILAND GEBI HANTOODBA-NA AY SHEEGEN,
WAX QARANKU KA SHIIRABA IN AANAY JIRIN,
CIRRO WUXU BILAABAY SI GOLAHA WAKIILADA IYO
XUKUMADU ISKUGU DHACAN. XALAAD ABUUR.
WAXA KALO AAYNU LA SOCONA IN XUKUMADU
GOLAHA WAKIILADA XUSBIGA WADANI IYO UCID-BA
KAGA ITAAL ROONATAY,
XALAAD ABUUR. UJEEDO.
1. GOLAHA WAKIILADA IYO XUKUMADU HA ISKU DHACEEN,
HALKAAS DABEED UU KU LUMO HANAANKI WADA SHAQAYNEED.
2. QIIL UU RAADIN "DOODA QARAN"
HADABA CIRRO OO MEELO BADAN FARAHA KULA JIRA
HA LOO SHEEGO MARKA HORE,
"HUNGURI WAX KA WEYN LA MARIYA WU DILACA"
ISAGO ISKU HAYA ISKUNA MAGACABAY SHAN JAGO,
YU LEEYAHAY DALKU WUXU UU BAAHANYAHAY DOOD QARAN
WELIBA ARINTA LA-YAABKA LEH WAXAY TAHAY
SHIRKAAN QARAN (LAX) UU TUURTA KUSO QATAY MAHA
MID UU MASKAXDISA UU KA KEENAY,
MANA AHA MID DISTORI AH,
MANA AH MID RAACI MARI KARTA ALBAABADA HANANKA DAWLADNIMO,
MANA AH MID XALAAL AH.
NINKA YIDHI "WA LAX BA LAGA YIDHI" DE TUUG LAX SOO XADAY BU AHA.
HADI WAN LOO QABSADAY OO LOO HILMAAMAY,
LAX-DA KAMA DHIGAYSO XALAAL.
CIRRO WAXAN LEEYAHAY DOOD QARAN WAXA UU BAHAN
SIYASADA AAD FARAHA KULA JIRTO EE MAQLUUBAN
IYO XUSBIGAGAN LAGU GUURAYO EE KALA SOCDA.
IYO JAGOOYINKAN AAD ISKU TAXDAY SIDI QADAFI DARAJOOYINKA
MILITARY ISKU TAXI JIRAY.
WA IN ADIGA QARANKU KA YEESHA SHIR QARAN
OO LAX-DAN LAGA REEBA AAD SIDATO.