Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article
Articles: Article
SOMALILAND MUST SUSPEND ALL TALKS WITH SOMALIA

Somaliland #Government should suspend all talks with #Federal Somalia as long as Somalia claims that members hailing from Somaliland in its parliament, government and judiciary represent Somaliland Republic. 


Somaliland's Foreign Policy: A Daring, Dedicated and Decisive Policy.

The “Cage Policy” of the past is no more applicable at this time:

We live in a dangerous, unpredictable and volatile world. The diplomatic relations between countries cannot always be taken for granted


Somaliland-Puntland Strategic Cooperation.

Somalis are excellent at bringing down one another. However, the success of one Somali entity should not necessarily mean the painful humiliation of other Somali entities. In other words, Somali politics should not always be a zero-sum game.


Strong Case for Somaliland Recognition.

Talks or no talks our Sovereignty is neither for discussion nor compromise . . . Following the costly reclamation of our independence and in view of Somalilanders’ desire for self-rule, we do hereby ask the world to respect our people's decision and recognize Somaliland as a free country with full membership at the United Nations.


TAARIIKH KOOBAN SHEEKH CUMAR XUSEEN AW JAMAC[MACALIN CUMAR CEESH]

Tafsiirka quraanka kariimka ah iyo barashada axaadiiska rasuulka calayhi salaatu wasalaam

ayuu ka bilaabay magaalada hargaysa waxaana uu ku guulaystay in uu arday badan

aqoonta diintiisa ku shubo.


Tacsi (Ali Balfas)

Guddoomiyaha Dalladda Ururada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md. Mubaarik Ismaaciil Taani, Guddoomiye ku xigeenka SONYO Md. Mustafe Maxamed Daahir, Dhammaan Xubnaha Golaha Sare ee SONYO, Agaasimaha Fulinta Dalladda SONYO Md.


Tacsi Caaqil Cabdi Ciidle Amaan.

Tacsi (Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun)
Guddoomiyaha Dalladda Ururada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md.
Mubaarik Ismaaciil Taani.


TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUM C/LLAHI SICIID DHEERE.

Anigoo ku hadlaya Magacayga iyo Kan dhamaanba xubnaha iyo taageerayaasha Ururka Waddani laantiisa UK, waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa Qoyskii, Eheladii, Asxaabtii.


Tacsi ku socota reer Jaamac Barre Ali.

Abdullahi, Anab, Muhubo, Shamis, A/rahman, Nuura, Rooda, Shukri, A/aziz, Ceebla, Jamal iyo Naciima oo dhamaantood ilma Jaamac Barre Ali ah, iyo hooyadood Sacdiya Saalax Xaaji waxaanu uga tacsiyadeynaynaa Aabahood Jaamac Barre Ali oo bisha November 19dii ku geeriyooday magaalada Nairobi - Kenya


tacsi:- (xasan bari)

Waxaan tacsiyadaynaa  cabdi qaadir xasan bari iyo dhamaan ehelkii iyo
qaraabadii uu ka baxay ilaahay ha u naxariistee


Tacsi:-Cabdiraxmaan Cumar Muraase

Ku: Dhammaan Saxaafadda Somaliland



Tacsi:-Maxamed Axmed Xassan (Surwaale)

Tacsi (Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun)


TACSI:-Xaji Aden Xasan Muuse

Tacsi Tiiraanyo Leh Innaalilaahu Wa inaa Ialyhun Raajucuun Anagoo Ah Reer Sh farax Maxamud gabaar waxaanu Tasci U Diraynaa Dhamaanba Reer Xasan Muuse Geerida Ku Timi Ilahay Ha U Naxariistee Xaji Aden Xasan Muuse oo Manta Burco Lagu aasay.


Talaabo yididiilo leh bay dhalintii reer Sheffield qaadeen, Aqoonsigii ugu horeeyey ee S/land heshana way keeneen. Xukuumada Siilaanyo waxba kalamay socon dhaqdhaqaaqan mudada socdey balse markii lagu

Talaabo yididiilo leh bay dhalintii reer Sheffield qaadeen, Aqoonsigii ugu horeeyey ee S/land heshana way keeneen. Xukuumada Siilaanyo waxba kalamay socon dhaqdhaqaaqan mudada socdey balse markii lagu martiqaaday ayay ku hambaabireen; ka dibna waxaa loo soo kala orday in Sawirada la isu dhigo si looga dhexmuuqdo oo loo yidhaahdo anagaa ka soo shaqaynay. 


Talo kusocota Beelaha madigaan ee Degen Somaliland iyo dhamaan Dacalada Dunida: Qalinkii Maxamed Cumar Warsame (London, UK)

Beelaha  Madigaan waxay kamid yihiin  Beelaha wawayn ee Degen Somaliland  Gaar ahaan Gobolada  Maroogi jeex  Gabilay iyo Awdal.


Talo Waa Lama Huraane Hoo, Jamaal Ali Husseinow.

Marka hore waxaan salaamayaa ummada somaliyeed gaar ahaan ummada reer somaliland waxaan u rejeynayaa nabad iyo xasilooni aada.


Taqsiim Illaa Taxriir Shirqool Mid Ah Qaybta 2aad.

Erdugan iyo xertiisu waxa ay Turkiga ku soo celiyeen Xayndaabkii Islaamiga ahaa iyaga oo dalkooda ka soo saaray ku dhawaad qarni iyo Dheeraad ay ku sugnaayeen Cilmaaniyad Xag Jir ah, waxa ay ogolaadeen Xijaabkii haweenku isku asturayeen ee mamnuuca ahaa, waxa ay dhiirri.


The Downfall and Demise of UDUB Party.

A Political Party which could have been an institution for the democracy, a reference point for the democratization enterprise in the Horn of African region and an inspirational source for the future generations has ended up


tog wajaale wasarada caafimaadka oo dhagaha ka furaysatay baahiyihii caafimaad ee kajiray

tog wajaale wasarada caafimaadka oo dhagaha ka furaysatay baahiyihii caafimaad ee kajiray


Togwajaale M.C.Hka oo qarka usaaran in Albaabadalooxidho shir jaraa,id oo uu qabtay Dr Mustafe sh Abiibakar xuseen.

mid kamid ah hawlwadeenada cafimaadka degmada togwajaale oo ka dayriyey caafimaadka bulshada togwajaale islamarkaana ugu baaqay m/silaanyo inuu fuliyo balanqaayadii uugu danbeeyey sarkaalkaas.


Togwajaale wakhti xaadirka waayaha kajira duruufaha ku xeeran maamul xumada soo wajahday musuqmaasuqa shaqaalaha dawlada hoose iyo saamaynta cabdi casiis maxamed samaale FG Qaybtii 2aad.

dib udhaca ku yimid habsami usocodka iyo dibudhiska jidadka tog  wajaale dhexdeeda waxaa sabab unoqday maamulka wajaale oo noqday mid sidii  loogutalagalay qorshaha horumarineed ka gaabiyey iyada oo larabay.


Turkey: An emerging key player in world geo-political affairs.

According to the Turkish leaders, the recent unrest and civil disobedience in Turkey should be regarded as a Western conspiracy plot to undermine the ever growing Turkish influence and contribution to the economic and political affairs in the Muslim world as well as its emerging market expansion.


U hiili Horumarka, Wanaagga iyo Wada-jirka Ummadda.

M/weyne Ahmed Silaanyo: “Waxa uu Ehel, Wehel iyo Hiilba u yahay kuwa xaqa iyo caddaaladda ku taagan ee xaq-darrada iyo xumaantaba la dagaallama.| By: Architectural-Eng.  Hussein Adan Igeh | |Hussein Deyr| |UK |


UMAD DHAN OO GAAJO IYO DARXUMO HAYSO [ shacabkuna ilaabay] MA TAQAANAA? !!!!!!!!!!

Waa ramadaan waana bishii khayrka iyo barakada
waa bisha ajarka la badsado ducadana ilaahay la baryo in dhibka iyo balaayada
ilaahay ka fogeeyo,waa bisha wax wanaagsan ilaahay laga baryo fadliga habeenka
laylatul qadriga loo soo jeedo inuu ILlAAHAY[sxw] ku waafajiyana laga baryo.


Umad waxa Mideyn Kara, Wax Ka Weyn Damac Shakhsi iyo Xisbi.

Markii uu socday halgankii dalka lagu xoreynayey, umaddu waxa ay
laheyd hal hadaf oo si cad loo qeexey oo lagu sheegey luqad
mutacalimka, badowga


URURKA WADDANI OO XAFLADO AAD U BALAADHAN KU QABANAYA MAGAALOOYIN BADAN OO KU YAAL WADDANKA INGRIISKA.

Urur-siyaasadeedka Waddani ayaa ku qabanaya xaflado aad u balaadhan oo si aad u heersaraysa loo soo agaasimay Magaalooyinka London iyo Shefield ee Waddanka Ingriiska. Xafladahan oo loogu dabaaldegayo Sanadguuradii Koowaad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Ururka Waddani oo ku beegan 06/10/2012.


URURKA WADDANI UK OO XIL MAGACAABIS SAMEEYEY.

Sidaan ka war-qabno waxaa lagu jiraa maalmihii ugu dambeeyey uguna hawl-qabadka badnaa loolanka Ololaha doorashooyinka deegaamada, kaasoo lagu wado inuu qabsoomo 28th November 2012, hadii Allaha awooda lihi ogolaado.



WADANI-NIMADA WASIIRKA WASARADA MACDANTA & TAMARTA IYO IS-BAHAYSIGA KOOXAHA AQOON-LA-DIRIR-KA IYO HORUMAR DIIDKA AH.

Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Somaliland ENG Xuseen Cabdi Ducaale,
Wa Muwaadin Wadani Ah,
Madama Jahliga, cadifada, shekhsi nacaybka, iyo dhaqan-ka XAQIIR-NIMADA 
ah uu qaylo badan yahay, Wasiirka waxa uu heeshiyaye kooxo AQOON-LA-DIIR ah.

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>