Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Qaarka mid ah jaaliyada reer sanaag muuse ismacill gadhweyn ee wadanka UK oo taageeradooda u muujiyey gudoomiyada baarlamaanka somaliland iyo urur siyaasadeedaka wadani.

Casho sharaf si aad u saraysa loo soo agaasimay ayay jaaliyada ka soo jeeda Gobolka Sanaag (Gadhweyn) ee ku nool waddanka Ingrisku ugu sameeyeen Gudoomiyaha Baarlamaanka ahna Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka Waddani mudane A/rahman Mohamed Cabdilaahi Ciro.

· xaaji on October 11 2012 · Read More · 3989 Reads ·Print

URUR-SIYAASADEEDKA WADDANI OO MAGAALADA SHEFIELD KA DHIGAY XAFLAD AAD U BALAADHAN.

Xafladan oo uu xidhiidhinayey Mudane Mubaarak Ismail oo ah Gudoomiyaha Ururka Waddani Shefield, ayaa ugu horaynba sidii lagu yaqaanay Dadka Islaamka ah lagu furay Aayado Quraan ah.

· xaaji on October 09 2012 · Read More · 3006 Reads ·Print

Siyaasiyiin iyo aqoonyahano ka soo jeeda gobolka awdal oo martiqaad casho loo sameeyey.

Madaxdhaqameed, Aqoonyahano, Siyaasiyiin iyo bulshada qaybaheeda kale oo ka soo jeeda deegaanka Gobolka Awdal ayaa Casho sharaf aad u balaadhan, si aad u heersaraysana loo soo agaasimay u sameeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka S/land.

· xaaji on October 05 2012 · Read More · 2027 Reads ·Print

The Downfall and Demise of UDUB Party.

A Political Party which could have been an institution for the democracy, a reference point for the democratization enterprise in the Horn of African region and an inspirational source for the future generations has ended up.

· xaaji on October 05 2012 · Read More · 2217 Reads ·Print

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO SHIR MUHIIM AH LA QAATAY DADWEYNAHA S/LAND EE CARIGA INGRIISKA.

Shir aad u balaadhan oo ka dhacay xaafad Harlesdan ee Galbeedka London ayuu Gudoomiyaha Baarlamaanka S/land ahna Gudoomiyaha Urur-siyaasadeedka Waddani Mudane A/rahman Mohamed A/llahi "Ciro"

· xaaji on October 02 2012 · Read More · 2817 Reads ·Print

Ajakis oo ka soo qaxay magaalada xero dhiigta noqotey ee mogadisho, kuna soo qaxay Caasimada Hargeysa Daawo wareysigan qosolka badan.

Ajakis oo ka soo qaxay magaalada xero dhiigta noqotey ee mogadisho kadib markii saaxiibkii marshaale lagu dilay, kuna soo qaxay Caasimada Hargeysa Daawo wareysigan qosolka badan.

· xaaji on August 24 2012 · Read More · 2490 Reads ·Print

Xukuumadda Itoobiya oo sheegtay in Maydka Ra'iisul Wasaarihii hore ee Itoobiya la Aasayo Toddobad kaddib.

Xukuumadda Itoobiya ayaa sheegtay in maydka ra'iisul wasaarihii hore ee Itoobiya, Meles Zenawi la aasi doono toddobaad kaddib.

· xaaji on August 24 2012 · Read More · 1395 Reads ·Print

Fanaanada Nimco Dareen oo Lagu Dhaawacay Magaalada Nairobi.

Nairobi (Hargeysa Online)Wararka ka imanaya Dalka Kenya Gaar ahaana Caasimada dalkaasi ee Nairobi ayaa sheegaya in caawa uu dhaawac Culus soo gaaray fanaanada Nimca Dareen oo bandhig faneed Xallay ku qabaneysay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

· xaaji on August 24 2012 · Read More · 3889 Reads ·Print

Yusuf garaad oo wariyanimadii wax ku waayey hadana u hanqaltaagaya in uu madaxweyne noqdo.

Yuusuf Garaad Cumar oo ahaa madaxii Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar ayaa iska casilay howshii uu ka hayay BBC-da muddo labaatan sano ah.

· xaaji on August 07 2012 · Read More · 1544 Reads ·Print

Ciidamada jasiiradda Malta ayaa xalay badda ka soo bad-baadiyay 84-tahriibayaal soomaali ah.

Ciidamada jasiiradda Malta ayaa xalay badda ka soo bad-baadiyay 84-tahriibayaal soomaali ah kuwaas oo isugu jiray rag, haween iyo caruur.

· xaaji on July 06 2012 · Read More · 2539 Reads ·Print

Qoys somaliyed oo ka kooban 13 qof oo shalay aqalkoodii dab qabsaday magaalada Syracuse ee gobolka New York,USA

Investigators are trying to figure out what started a fire at 116 Peters Street in Syracuse that led to the destruction of a house.

· xaaji on June 25 2012 · Read More · 1618 Reads ·Print

Somali Woman Allegedly Killed Her 2-Year-Old Child.

Deqa Mohamed Yusuf, 23, has been charged with second degree murder as her baby died on June 17 after being in intensive care since the May 31 incident, according to the Hennepin County Attorney’s Office.

· xaaji on June 24 2012 · Read More · 3673 Reads ·Print

Nik Wallenda Completes His Tightrope Walk Over Niagara Falls.

Nik Wallenda has become the first person to walk on a tightrope 1,800 feet across the mist-fogged brink of roaring Niagara Falls.
A tethered Wallenda accomplished the feat on Friday night.

· xaaji on June 16 2012 · Read More · 1270 Reads ·Print

Ciidamada Qaranka Somaliland oo la wareegay fadhiisinkii Maleeshiyooyinka Buuhoodle.

Tukaraq(Hargeysa online)Ciidamadda Qaranka ee Gobolka Sool ayaa saaka waaberigii la wareegay Gacan ku haynta Tukaraq oo ay xuduudka ugu shisheeya Gobolka Sool oo ay deganayeen Ciidamo Maleeshiyooyin ah.

· xaaji on June 16 2012 · Read More · 1328 Reads ·Print

Gabar Soomali ah oo isku dal-dashay Magaalada Cairo ee Dalka Masar.

Cairo(Hargeysa Online)Gabartaan is dal-dashay ayaa lagu magacaabay Sahro Cali Muufo da'deedana lagu qiyaasay ilaa 30 jir ayaa daganeyd xaafada eey Soomalida ku badantahay ee lagu magacaabo Xayil caashir.

· xaaji on June 16 2012 · Read More · 1365 Reads ·Print

Dhismaha Wadada cad ee Isku Xidhaysa Sallaxley Iyo Hargeysa Oo Maanta Si Rasmi Ah Loo Bilaabay

Hargaysa(Hargeysa Online)Xaflad lagu shaacinayo bilowga wada Cad oo ah waddo  isku xidhi doonto Magaalooyinka Hargaysa iyo Salaxley ayaa maanta lagu qabtay goobta la filayo in laga bilaabo wadadan.

· xaaji on June 15 2012 · Read More · 4001 Reads ·Print

Shirkii somalida uga furmay dalka turkiga oo la soo gabagabeeyey.

Istanbul(Hargeysa Online)Shirwaynihii ay dawladda Turkigu muddada dheer soo diyaarinaysay ee ku saabsanaa Somaliya ayaa maanta lagu gabagabeeyay.

· xaaji on June 01 2012 · Read More · 1292 Reads ·Print

Qarax ka dhacay magaalada Nairobi Kenya.

Qarax xooggan oo waxyeeleeyay dukaamo dhowr ah ayaa waxaa uu maanta duhurkii ka dhacay bartamaha caasimadda dalka Kenya ee Nairobi.

· xaaji on May 28 2012 · Read More · 1598 Reads ·Print

Munaasibad Loogu Ducaynayo Suldaanka Cusub ee Beesha Yoonis Adaraxmaan oo Halleeya Lagu Qabtay.

Hargeysa(Hargeysa Online)Hadhimo Sharafeed Duco ah oo lagu Gardaadinayay Suldaanka Cusub ee Beesha Yoonis Adaraxmaan oo kamid ah Beelaha Ciidagale Suldaan Axmed Cismaan cadogude.

· xaaji on May 20 2012 · Read More · 3109 Reads ·Print

Shiikh Shariif oo khudbad qosol badan ka jeediyey golaha amaanka Daawo.

Waxaa uu khudbaddiisa ku soo qaaday Madaxweynaha qabyo-qoraalka dastuurka loo sameynayo Soomaaliya oo haatan oday-dhaqameedyo ay u fadhiyaan soo xulista ergooyinkii ansixin lahaa.

· xaaji on May 16 2012 · Read More · 1281 Reads ·Print

Nin Somali ah oo wiil yar oo adeer u yahay ku dilay magaalada buffalo ee gobolka New York

BUFFALO, N.Y. - Buffalo Police have made an arrest in connection with the death of a 10-year-old boy found in the basement of an east side home.

· xaaji on April 19 2012 · Read More · 4774 Reads ·Print

Maxamed Kaahin oo Buuxinaya Kursigii Siilaanyo baneeyay ee Kulmiye.

News ImageHargeysa(Hargeysa Online)Xisbiga Kulmiye oo shirkiisii Golaha Dhexe ee sanadlaha ahaa ayaa manta ku qabsoomayo Huteelka Maan-soor ee Hargeysa, iyadoo shalay la soo af-jaray khilaaf ba’an oo ka dhashay.

· xaaji on April 14 2012 · Read More · 1485 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>