|
|
Wasaaradda Ciyaaraha oo isku shaandhayn iyo Xil ka qaadis samaysay.
Hargeysa (Hargeysa Online)Agaasimaha guud ee Wasaarada dhalinyarada iyo dalxiiska Somaliland Mustafe Maxamed Qodax, ayaa maroorsaday awoodii Wasiirka Wasaaradaasi, waxaanu isku shaandhayn ku sameeyay agaasime waaxeedyada Wasaarada qaarkood.
|
· xaaji on March 09 2013 ·
Read More · 2071 Reads
·
|
|
|
Arrinkii Sababey Gooni Isu Taagga Soomaaliland oo aan ku Jirin Agendaha Wadahadalka lala Galay Somaliya Maxaa Qaldami Kara 2015?
Mar an ku qiyaasayo iney aheyd 1976 ayaa dawladdii Somaliya shaqada ka eridey madax ka badan 60 qof oo ka soo jeedaa Somaliland. Madaxdaas oo u badnaa Agaasimayaal Guud iyo Maareeyayaal Guud.
|
· xaaji on March 04 2013 ·
Read More · 2698 Reads
·
|
|
|
Somaliland’s Minister of Foreign Affairs proves critics emphatically wrong.
An inspiring, impressive and influential foreign policy: No doubt that the Somaliland’s current foreign policy is absolutely determined and committed to serving and securing the interests and reputation of our country as the Beacon of peace.
|
· xaaji on March 04 2013 ·
Read More · 2161 Reads
·
|
|
|
Fursadda ku Jirta Puntland oo Wax lala Qabsado oo ina Dhaafta Maxaa Qaldami Kara 2015? Qeybtii 3 aad.
Dadka ka soo jeedaa Somaliland colaad siyaasadeed ayay u qabaan Puntland. Colaadaas oo ka soo bilaabanta, siyaasaddii Soomaaliya ee intii ka danbeysey gobanimada 1960gii oo reer Somaliland ay ka tirsanayaan xaqdarro.
|
· xaaji on March 02 2013 ·
Read More · 2840 Reads
·
|
|
|
Muuse biixi cabdi oo dhabada saaray jidkii uu adhaxda kaga jabayay.
cabdi casiis maxamed samaale iyo muuse biixi cabdi iyo ku loolamida hogaanka xisbiga kulmiye waxay tilmaamaysa geedi socodka dimoqraadiyadeed ee ka jira somaliland.
|
· xaaji on March 02 2013 ·
Read More · 2296 Reads
·
|
|
|
Tog wajaale wasaarada caafimadka oo shaqadii ka joojisay dhakhtar ka hawlgala m.c.hka tog wajaale.
tog wajaale wasaarada cafimadka jamhuuriyada somaliland oo shaqada ka joojisay dhaktar ka hawlgali jiray M.C.Hka degmada tog wajaale dhaktarkas oo magaciis.
|
· xaaji on February 27 2013 ·
Read More · 3105 Reads
·
|
|
|
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Isku Badashay Xero Ciidan Iyo Xidhiidhkii Dadwaynaha Oo Meesha Ka Baxaya.
Hargeysa (Hargeysa Online)Wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo qabilsan amaanka qaranka isla-markaana xidhiidhka ay la leedahay shacabku qayb ka yahay hawlaha amaan.
|
· xaaji on February 25 2013 ·
Read More · 2478 Reads
·
|
|
|
Xukuumadda oo isku Markhaati Furtay Amaan Daraddii Reer Galbeedku ka Digayeen.
Hargeysa(Hargeysa Online)Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horaysa si dadban u qirtay jiritaanka xaalada amaan daro oo ay dawladaha Ingiriiska iyo Maraykanku ka muujiyeen Somaliland.
|
· xaaji on February 25 2013 ·
Read More · 1826 Reads
·
|
|
|
Balanqaadkii xukuumada iyo biyo la,aanta Tog Wajaale fiiro gaara.
magalada tog wajaale ah xurunta ganasiga somaliland ugu balaadhan islamaarkaana kutaal xuduuda u dhaxaysa somaliland iyo ethiopia waxana kuyaal saylada xoolaha ee ugu balaadhan gaaska afrika.
|
· xaaji on February 24 2013 ·
Read More · 1794 Reads
·
|
|
|
Wacyi Galinta Shacbka Somaliland Kaad Ahayd Ahawv Yaan Lagu Doorsan.
Marka Labaad waxaan Maanta qalinka U qaatay Inaan Bilaabo Barnaamijkan Oo La Magac baxay Wacyi Galinta Shacbka Somaliland Oo Ah Q1aad Waxaana Igu kalifay markii aan arkay mudooyinkan dambe shacabkii Reer Somaliland.
|
· xaaji on February 24 2013 ·
Read More · 1535 Reads
·
|
|
|
Ciidammo gaar ah oo Magaalada Hageysa ka Billaabay xilliyada Habeenkii ah Howgallo lagu sugayo Ammaanka.
Ciidamo gaar ah oo loo yaqaan RRU iyo kuwa nabadsugidda Somaliland ayaa ka billaabay xilliyada magaalada Hargeysa xiliyada habeenkii ah howgallo lagu sugayo ammaanka, kuwaasoo ay ku qab-qabteen dad badan oo shacab ah.
|
· xaaji on February 22 2013 ·
Read More · 2903 Reads
·
|
|
|
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo Xayiraadii ka Qaadday dad doonayay inay ku laabtaan Somalia.
Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika ayaa ku guuleystay inay fasaxdo dad doonayay inay dib ugu laabtaan dalkooda hooyo ee Soomaaliya, kuwaasoo xayirnaa muddo ka badan seddex bilood kaddib markii waaxda socdaalka ee dalka Koonfur Afrika joojisay safarkooda.
|
· xaaji on February 22 2013 ·
Read More · 2274 Reads
·
|
|
|
Time for Tolerance and National Unity.
The results of the local councils election created a whirlwind of confusion and paranoia which produced an encouraging sphere that could have tip the unbalanced and politically immature individuals to incite large number civilians into acts of violence.
|
· xaaji on February 20 2013 ·
Read More · 1657 Reads
·
|
|
|
(Article) Somaliland’s Foreign Policy: Fearless, Forward-thinking and Far-reaching!
 At a time of rising hostility, animosity and jealousy towards the existence of our nation aimed earnestly at destabilization and destruction of our home country, a government with guts.
|
· xaaji on February 11 2013 ·
Read More · 2101 Reads
·
|
|
|
(Maqaal):-M-weyne Ahmed Silaanyo: Wuxuu mar kale ka dhabeeyey ballanqaadyadii ay Xukuumaddiisu la gashay Ummadda J.S.L.
Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadinba uga dirayaa M/weynaha Jam. Somaliland Mudane Axmed Silaanyo, golaha Wasiirrada.
|
· xaaji on February 05 2013 ·
Read More · 2082 Reads
·
|
|
|
Daawo Khudbaddii Madaxweynaha Soomaaliya ee London.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa xalay la hadlay Soomaalida UK, isagoo ka qeybgalay munaasabad lagu soo dhaweynayay oo lagu qabtay Hoolka Central Hall Westminster ee magaalada London.
|
· xaaji on February 03 2013 ·
Read More · 2005 Reads
·
|
|
|
Waxa Aynu Galney Laba Imtixaan oo Gaagaaban. Bal An is Qiimeynu Natiijada an Keeney.
Asbuuc ka hor ayay dawladda mareykanku ku dhwaaqdey iney aqoonsatey dawladda Soomaaliya. Dhawr maalmood ka horna dawladda ingiriisku ayaa kula talisey muwaadiniinteedu iney ka baxaan Soomaaliland sababo amni darro awgeed.
|
· xaaji on January 31 2013 ·
Read More · 1957 Reads
·
|
|
|
Ummaddii iyagu is-aqoonsani; Aqoonsi kale waxba kalama maqna!!
Karaamada, Sharafta, Wadajirka iyo is-fahanka ummadda waxaa saldhig u ah inay iyagu marka hore dhexdoodu is-aqoonsadaan oo is-qadariyaan.
|
· xaaji on January 28 2013 ·
Read More · 2145 Reads
·
|
|
|
Dacwad Labaad Oo Ururadda Jaaliyadaha Gobolka Awdal Ee Dalka Ingiriisku Ku Furayaan Madaxweyne Siilaanyo.(VIDEO)
Waxaa magaalada London ee xarunta dalka ingiriiska ka bilaabantay qaban-qaabadda dacwad labaad oo ay soo abaabuleen jaaliyadaha gobolka Awdal ee Somaliland.
|
· xaaji on January 28 2013 ·
Read More · 2498 Reads
·
|
|
|
Minnesota Somali women struggle with Western medical system.
A new report on Minnesota Somali women reveals the challenges women in the community face in dealing with Western medical practices during pregnancy and childbirth.
|
· xaaji on January 27 2013 ·
Read More · 2770 Reads
·
|
|
|
Dhibaatada Qurbajoogtu ku hayso Dalkii Hooyo ((1-2-Dhinaca Siyaasada iyo Damaaciga)).
waxaanan qormadan ku falanqeynayaa mid aan ku tibaaxey Maqaalkii hore ee„Dalkii hooyo xumaan w iyo wanaag waxaan kusoo arkey.
|
· xaaji on January 27 2013 ·
Read More · 3233 Reads
·
|
|
|
Qabyaaladdu waa Cadowga Qarannimada iyo Dimuqraadiyadda!
Dareenka waddaninimo iyo dal-jacaylku maaha wax la barto ama la iska dhigi karo, balse waa dareen iyo rabitaan qoto dheer oo qofka ku abuuran.
|
· xaaji on January 24 2013 ·
Read More · 2269 Reads
·
|
|
|