Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Guusha Xukuumaddu Waa Guusha Ummadda, Cidina gaar uma laha!

Dareenka waddaninimada iyo dal-jacaylkuna maaha wax la barto ama la iska dhigi karo, balse waa dareen iyo rabitaan qoto dheer oo qofka muwaadinka ah ku abuuran, kaasoo muwaadin walba (rag iyo haweenba) ku qasba in wax walba laga hor mariyo.

· xaaji on April 14 2013 · Read More · 1324 Reads ·Print

Somaliland Mawqif Dabacsan ayay kaga Qeybgeleysaa Shirarka Soomaaliya.

Haddii laba qof isqabsato, ama laba dal is dilaan amaba laba beelood xurgifi dhex marto oo mid kastaa ay xisaab iyada u gaar ah isku akhrido oo ay takale ka sheeganeyso

· xaaji on April 14 2013 · Read More · 2869 Reads ·Print

Siyaasad ku Dhac iyo Dhiiranaanba leh ayaa u Adeegi karta Danaha iyo Maslaxadaha ay leedahay Jam. Somaliland.

Muddo ka badan 20 sano ayey Jam. Somaliland gebi ahaanba ka gaabsatay inay ka dhex muuqato sayladaha lagu dillaalo arrimaha iyo qadiyadda dalka Soomaaliya iyo dadka ku nool.

· xaaji on April 12 2013 · Read More · 1748 Reads ·Print

Waxa soo socda, oo aan wad aheyn, waa La sii garan karaa. Ma garan kartaa Somaliland halka ay joogi doontana 2015?

Cinwaanka maqaalkeyga mid u eeg ayaan laba bilood ka hor soo daabacey aniga oo ka hadlaya meesha ay u badantahay in Soomaaliland joogi doonto sanadka 2015.

· xaaji on April 11 2013 · Read More · 1871 Reads ·Print

Qoys Soomaali ah oo ku nool Dalka Mareykanka oo soo wajahday cabsi iyo wel wel.

Qoys Soomaaleed oo ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday cabsi iyo wel wel fara badan ka dib markii ay weerar ku soo qaadeen gaarigiisa.

· xaaji on April 08 2013 · Read More · 2685 Reads ·Print

Kastamka degmada Tog wajaalle oo laban laabmay musumaasuqii hos udhacna kuyimid Dakhligii.

Somaliland iyada   oo maamulaha  kastamka tog wajaale uu yahay maamul cusub oo dhawaan lawareegay xilka balse aanu wali laqabsan shaqada.

· xaaji on April 08 2013 · Read More · 2577 Reads ·Print

Himilo Toosan, Horumar Muuqda iyo Hiigsi Dhab ah! (Qaybtii 1-aad)

Asaaskii iyo ku dhawaaqii gooni-isutaagga Jam. Somaliland  iyo markii ay qaranimadeedii beri hore luntay la soo noqotay (18 May 1991), waxa uu ku soo beegmay xilli ay Dunidu gashay marxalad iyo weji taariikheed cusub.

· xaaji on April 08 2013 · Read More · 1396 Reads ·Print

Siilaanyo oo Guddi qaban qaabo u saaray Aaska Marxuum Yuusuf Warsame Siciid.

Hargeysa(Hargeysa Online) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa soo saaray Digreeto uu ku magacaabayo Guddi qaban qaabo oo ka hawl gala Aaska Maayarkii caasimadda.

· xaaji on April 07 2013 · Read More · 2065 Reads ·Print

Ogeysiis waxaa dhamaan la ogeysiinayaa conference looga hadli doono dhibaatada wadankii ka jirta.

Ogeysiis waxaa dhamaan la ogeysiinayaa akhristayaasha sharafta leh in ay shabakada caalamiga ah ee Hargeysa Online idin furtey telephone  conference kaas oo loogu talagalay.

· xaaji on April 06 2013 · Read More · 1517 Reads ·Print

Gudoomiyaha ganacasatada dhoofisa khudaarta oo sheegay maamul xumo ku habsatay

Ethiopia katimaada sida aadka ah looga yaqaan degmada tog wajaale isla markaana   lagu tiriyo raga ugu  cashuurbixin badan kastamka degmad tog wajaale mustafe xaashi ibraahin (calibayle) ayaa kawarbixiyey dhibaatooyin.

· xaaji on April 06 2013 · Read More · 2119 Reads ·Print

Burburkii Xisbigii UDUB Waa Cashar Wax laga Korodhsan karo.

Markasta oo cidi ka hadasho siyaasadda iyo sida ay xukuumaddu u maamuleyso geedi socodka masiirka umadda, waxa jira dad kale oo u jawaaba oo ku doodaya in la is dejiyo oo talada loo daayo dadka xukunka loo dhiibtay oo dawladda la aamino.

· xaaji on April 06 2013 · Read More · 2900 Reads ·Print

wasiirka maaliyada oo isuduwe soo magacaabay gobolka gabiley xilkana ka qaaday maamulihii kastamka.

wasiirka wasaarada maaliyada somaliland cabdi casiis maxamed samaale ayaa maanta  isku shaandhayn ku sameeyey saqaalaha.

· xaaji on March 25 2013 · Read More · 2179 Reads ·Print

Heshiiska Somaliland iyo Somaliya Kala Saxeexanayaan Ka hor Inta aaney Shir Wada Yeelan.

Hawl kasta oo lagu dhaqaaqayaa xeer ayay leedahay. Xeerarkaasi waxa dhici karta inu yahay wax la isla yaqaan oo ama dhaqan ku saleysan ama wax qoran oo sharci ah.

· xaaji on March 25 2013 · Read More · 2261 Reads ·Print

President Ahmed Siilanyo: A Nation Builder driven by Fairness, Compassion and Devotion to Duty.

The Somaliland Republic is headed by a democratically elected President. The Somaliland people had given the President the political capital

· xaaji on March 25 2013 · Read More · 3584 Reads ·Print

Somaliland Waxa ay Taagantahay Isgoys Saddex Waddo iskugu Yimaadaan.

Somaaliland waxa ay taagantahay isgoys ay ku kala beydhaan waddooyin dhowr ah oo aan laheyn calaamado hagaagsan oo muujinaya meelaha ay wadooyinkaasi tegeyaan. Si sahlan looma garan karo wadada ay tahay in Somaliland.

· xaaji on March 20 2013 · Read More · 3439 Reads ·Print

Wacyi Galinta Shacabka Somaliland KAAD AHAYD AHAW Q 3aad

Waa Maqaalkeenii Taxanaha ahaa ee Wacyi Galinta Shacabka Somaliland Maanta waxaan Jeclaystay Inaan ka hadlo Talo Tayo Lehna Idhaahdo oo aan Guubaabiyo Jaaliyadaha Qurba Jooga Ree Somaliland Gaar Waxaan Leeyahay Qaadhanka Aynu Mar Mar Bixino.

· xaaji on March 20 2013 · Read More · 2480 Reads ·Print

Degmad Tog wajaalewaxa maanta ka curtay roobabkii guga oo jabiyay abaartii iyo biyo la'aantii.

deeganada ku teedsan ee kililka sida gobyaray Qabrimacalin  wada garoon  iyo degmooyinka xuduuda  raacsan sida geedbalaadh  roobabkaa guga oo lagu diirsaday iislamarkaana  jabiyay abaartii iyo biyo la,aantii.

· xaaji on March 14 2013 · Read More · 3201 Reads ·Print

Ogeysiis ku socda dhamaan bulshoweynta reer somaliland oo ku saabsan banaanbax lagu qabandoono Bruxells.

Jaaliyada Somaliland ee Jarmalka ayaa waxa dhammaan dadka reer Somaliland ee ku dhaqan Yurub lagu wargelinayaa inay si bilan uga soo qayb galaan isu-soo baxa balaadhan ee lagu qabanayo magaalada Bruxells.

· xaaji on March 14 2013 · Read More · 1807 Reads ·Print

Degmada tog wajaale Waxa maanta si heer qarana loogu soo dhaweeyey badhasaabka cusub ee gobolka gabiley.

soo dhawayntaas oo uu hormood ka ahaa gudoomiya degmada tog wajaale xaashi maxamuud cabdi oo badha saabka cusub kaga hor tagay  mashruuca degmada tog wajaale. 

· xaaji on March 13 2013 · Read More · 3424 Reads ·Print

GABAY INAGA SOO GAADHEY AKHRISTAYAASHA:-"Waa lagu ixtiraami amaana waad ku heliye inanta sii daa"

Waa Gabay ku socda Xirsi Xaaji Cali Xasan oo ku saabsan inanta u xidhan isaga ee miskiinada ah. waxaa tiriyay gabaygan Muxumed Cabdi Jaamac(Ilkacasse).

· xaaji on March 12 2013 · Read More · 3521 Reads ·Print

Tog wajaale oo la,ildaran sixirbarar ay sameeyeen sariflayaasha dollarka.

Magaalada tog wajaale oo kutaal goob  staratiijiya ah islamarkaana ah xarunta ugubalaadhan ee ganacsi iyada oo kulmisa qoomiyado kala duwan oo u ganacsiyimaada  hadaba waxa jira in todobaadkii u danbeeyey.

· xaaji on March 12 2013 · Read More · 2841 Reads ·Print

Saxafiyada Aamina Muuse Weheliye Oo Ka Hayaantay Telefeeshinka Universal Tv, kuna biirtey HCTV.

Maanta oo bisha March tahay 8, sanadka 2013-ka waxaan idiinla socodsiinayaa, in aan iska casilay si rasmi ah shaqadii aan u hayey taleefishanka UNIVERSAL oo aan la soo shaqeeyey si sharaf leh muddo ku dhow laba sannadood.

· xaaji on March 09 2013 · Read More · 3154 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>