|
|
Mareykanka oo $10 milyan dul dhigay Macallin Ayman oo ka tirsan Al-Shabaab.
Dowladda Mareykanka ayaa 10 milyan oo dollar ugu yaboohday inay siin doonto cid kasta oo keenta xog hoggaamin karta in lasoo xiro ama dambi lagu helo Macallin Ayman.
|
· abdi on January 07 2023 ·
Read More · 313 Reads
·
|
|
|
Man arrested after deadly shooting at Columbus gas station.
A man accused of a deadly shooting at a gas station along Cleveland Avenue was taken into custody Saturday.
|
· ifraax on January 07 2023 ·
Read More · 508 Reads
·
|
|
|
Kevin McCarthy oo ku guuleystay afhayeenka Congress.
Kevin McCarthy oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ayaa wareeggii 15-aad loo doortay afhayeenka Aqalka Congress-ka Maraykanka subaxnimadii hore ee Sabtida maanta ah kadib markii uu tanaasulaad badan u sameeyay.
|
· abdi on January 07 2023 ·
Read More · 345 Reads
·
|
|
|
Xarunta Akadeemiye-goboleedka Afsoomaaliga (AGA) oo laga furay Muqdisho.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelleh oo ilaa iyo shalay ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa maanta xarigga ka jaray Xarunta.
|
· abdi on December 29 2022 ·
Read More · 369 Reads
·
|
|
|
Galmudug oo xabsiga u taxaabtay odayaal Shabaab heshiis lasoo galay.
Ciidamada ammaanka Galmudug ayaa xabsiga dhigay Odayaal saakay saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado kuwaas oo ka soo laabtay deegaannada Alshabaab haysato.
|
· abdi on December 24 2022 ·
Read More · 294 Reads
·
|
|
|
Kaluumeysato muddo u afduubnaa Al-shabaab oo dib ugu laabtay Iran.
Afar iyo toban kalluumaysato Iiraaniyiin ah oo ay gacanta ku dhigeen kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Soomaaliya.
|
· abdi on December 24 2022 ·
Read More · 277 Reads
·
|
|
|
Galmudug oo sheegtay inay soo badbaadisay kalleemeysato ajaanib ah.
Maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay 20 kalluumaysato ah oo u dhashay dalalka Pakistan iyo Iran, kuwaas oo horey looga qafaashay xeebaha Soomaaliya dhowr sano kahor.
|
· abdi on November 27 2022 ·
Read More · 342 Reads
·
|
|
|
Kim Jong Un Hadafka Kuriyada Waqooyi waa inay yeelato awoodda ugu badan ee hubka nukliyeerka.
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in goolkiisa u danbeeya uu yahay in uu yeesho awoodda ugu badan ee hubka nukliyeerka.
|
· abdi on November 27 2022 ·
Read More · 315 Reads
·
|
|
|
Ra'isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo magacaabay guddiga gurmadka dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii Muqdisho.
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya gurmadka dadkii dhaawacmay qaraxiyadii shalay lagu weeray isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
|
· ifraax on October 30 2022 ·
Read More · 411 Reads
·
|
|
|
Tirada dhimashada qaraxyadii Muqdisho oo kor u dhaafay 100 qof.
Ugu yaraan 100 qof ayaa ku dhintay ku dhawaad 300 oo kalena way ku dhaawacmeen laba qarax oo baabuur loo adeegsaday, sida uu sheegay madaxweynaha Soomaaliya.
|
· ifraax on October 30 2022 ·
Read More · 416 Reads
·
|
|
|
Suldaan Axmed Cismaan Cade Gude Oo caawa Lagu Xidhay Magaalada Hargeysa.
Suldaan Cade-gude oo kamida madax dhaqameedka Somaliland ayaa hadda lagu xidhay magaalada Hargaysa.
|
· ifraax on August 20 2022 ·
Read More · 436 Reads
·
|
|
|
Xisbiga Waddani oo ku dhawaaqay xiliga ay bilaabmayaan mudaharaadadii ay balan..
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, ayaa ku dhawaaqay in mudaharaadyadii ay balan qaadeen ay si rasmi ah u bilaabmayaan maalinta Sabtida ah 11 bishan Juun.
|
· ifraax on June 09 2022 ·
Read More · 901 Reads
·
|
|
|
Xukuumada Somaliland oo ka hadashay mudaharaadkii saaka ka dhacay Hargaysa.
Xukuumada Somaliland ayaa sharci daro ku tilmaantay mudahaaraadkii ay saaka Hargaysa ka dhigeen axsaabta mucaaradku.
|
· ifraax on June 09 2022 ·
Read More · 563 Reads
·
|
|
|
Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah loogu caleema saaray madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya
Waxaa goordhaw si rasmi ah usoo gabagaboobay xaflada caleema saarka madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
|
· ifraax on June 09 2022 ·
Read More · 506 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Biixi Ma waxaanu u dagaalanay in aanu hogaamiyayaal noqono?
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay su'aalo la xidhiidha nabada, dhaqaalaha iyo dimuquraadiyada oo lagu waydiiyay shirka caalamiga ah.
|
· abdi on June 06 2022 ·
Read More · 422 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Xasan Sheikh Alshabab waa inaan ka riixno dhulka ay ku sugan yihiin.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo wareysi Muqdisho ku siiyay wargeyska caanka ah ee The Economist ayaa sheegay in Al-Shabaab.
|
· abdi on June 06 2022 ·
Read More · 532 Reads
·
|
|
|
Waxa cad in madaxweyne Muuse uu go'aansaday in aanu kursiga ka dagin.
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ku eedeeyay in uu qorshaystay in aanu doorasho qaban, waxaanu ugu baaqay in uu is casilo.
|
· abdi on June 06 2022 ·
Read More · 527 Reads
·
|
|
|
Haweenay la weysanaa muddo maalmo oo maydkeeda laga helay Boosaneer.
Ciidamada nabad sugida koonfur Galbeed ayaa haweeney lagu magacaabo Aamino Maxamuud waxay meydkeeda kasoo saareen Suuliga xaafad ka tirsan magaalada Baydhaba ee gobolka Baay.
|
· abdi on June 06 2022 ·
Read More · 519 Reads
·
|
|
|
Yaa ka mas uul ahaa duulaankii lagu xasuuqay ISAAQ , maxayse ahayd sababta loogu duulay?
Duullaankii lagu xasuuqay dadka Isaaqa waxaa qaaday oo ka mas’uul ahaa Beesha Daarood oo xilligaas haysay daabka mindida dawladnimada Somaliyeed.
|
· ifraax on January 28 2022 ·
Read More · 812 Reads
·
|
|
|
Al-shabaab oo dishay taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka.
Taliyihii guutada 13-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Gaashaanle Dhexe Cali Maxamed Soocadde iyo saddex askari oo kale ayaa ku dhintay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda.
|
· ifraax on January 09 2022 ·
Read More · 573 Reads
·
|
|
|
Waxan diyaar u ahay in aanan aqbalin arrin sharci darro ah qiima kasta oo ay tagayso.
Musharaxa madaxweynaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in aanu marnaba aqbalaynin qorshe uu sheegay in xukuumadu wadato.
|
· ifraax on January 08 2022 ·
Read More · 687 Reads
·
|
|
|
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka oo goordhaw laga soo saaray War murtiyeed.
Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa goordhaw si rasmi ah u soo gabagabeeyay shirkii uga socday magaalada Muqdisho lixdii maalmood ee lasoo dhaafay.
|
· ifraax on January 07 2022 ·
Read More · 399 Reads
·
|
|
|