Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Xukuumada Somaliland oo ku dhawaaqday furista ururada siyaasada.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo warbaahinta kula hadlay caasimada Hargaysa, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay.

· abdi on December 12 2021 · Read More · 433 Reads ·Print

Maxaa kasoo baxay kulankii dhexmaray raysal wasaaraha iyo midowga musharraxiinta.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay golaha midowga Midowga Musharraxiinta.

· ifraax on November 27 2021 · Read More · 514 Reads ·Print

Nin Somali ah oo lagu dilay dalka Koofur Afrika.

Kooxo hubeysan oo burcad Koofur Afrikaan ah ayaa muwaadin Soomaaliyeed oo dalkaasi u tagay howlo ganacsi waxay ku dileen goobtiisii ganacsi.

· ifraax on November 15 2021 · Read More · 443 Reads ·Print

Xisbiga Kulmiye oo wasiiro ka tirsana xukuumadii Siilaanyo ku eedeeyay in ay sir qaran faafiyeen.

Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa wasiiradii hore ee madaxtooyada Somaliland ku eedeeyay in ay iyagu faafiyeen waraaqo baraha bulshada lagu baahiyay.

· ifraax on November 15 2021 · Read More · 544 Reads ·Print

Axmed Madoobe oo soo saaray liis murashaxiin Aqalka Sare ah.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa saaka soo saaray liiska murashaxiinta u tartameeysa afar kursi oo ka mid ah Aqalka Sare..

· abdi on October 19 2021 · Read More · 417 Reads ·Print

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi oo is-casilay.

Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay inuu iscasilay kadib markii isaga iyo madaxweyne Qoor Qoor ay isku khilaafeen arrinta Ahlu-Sunna.

· abdi on October 08 2021 · Read More · 527 Reads ·Print

Somalidu Ma wadaagto dalalka iyo dawladaha.

Dad badan oo Somaliyeed ayaa waxay aaminsanyihiin ama qabaan in Somalidu aanay kala lahayn dalalka iyo dawladaha oo haddii qofku Somali.

· ifraax on October 08 2021 · Read More · 606 Reads ·Print

Why i oppose reunion but fight for Somalia.

My name is Ibrahim Hassan Gagale hailing from Somaliland. I strongly oppose any reunion with Somalia because unity has no value in Africa.

· ifraax on October 08 2021 · Read More · 869 Reads ·Print

Suldaan dhaawacay xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

Suldan Saleebaan Boqor Cismaan oo kamid ah, madax dhaqameedka Somaliland ayaa dhaawac madaxa ah gaadhsiiyay, xildhibaan Nuur Guruuje oo ah.

· abdi on September 29 2021 · Read More · 799 Reads ·Print

Rooble oo u hambalyeeyay Senatarada maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa fariin hambalyo ah u diray lix ka mid ah Senatarada Aqalka sare ee Baarlamaanka.

· abdi on September 29 2021 · Read More · 882 Reads ·Print

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha.

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho.

· abdi on September 14 2021 · Read More · 932 Reads ·Print

My scholary and technical advice to mayor mooge and his deputy khadar to find $1 billion to comstruct 500KMs advanced road network.

I am hereby dispatching my honest technical advice on mobilising resources to carry out the heavy-duty waiting you ahead as the people in Hargeisa.

· ifraax on September 13 2021 · Read More · 933 Reads ·Print

Fahad Yaasiin oo xilka NISA ku wareejiyay taliyaha cusub.

Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee NISA, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa xilka ku wareejiyay taliyaha cusub.

· ifraax on September 08 2021 · Read More · 799 Reads ·Print

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka horyimid shaqo joojinta lagu sameeyay Taliyaha NISA Fahad Yaasiin.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka horyimid go'aankii Raysal wasaaraha Soomaaliya uu shaqo joojinta ugu sameeyay taliyahii.

· ifraax on September 06 2021 · Read More · 885 Reads ·Print

Raysal wasaare Rooble oo la kulmay agaasimaha cusub oo uu u magacaabay.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiska kula kulmay agaasimaha cusub oo uu u magacaabay hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

· ifraax on September 06 2021 · Read More · 778 Reads ·Print

Golaha Wakiilada xubnaha gobolka Sool oo lagu dhawaaqay.

Rasaas cirka loo ridayo ayaa markeliya ka bilaabantay magaalada Laascaanood kadib markii lagu dhawaaqay natiijada Golaha wakiilada Somaliland ee ka soo baxay gobolka Sool.

· abdi on June 03 2021 · Read More · 851 Reads ·Print

Natiijooyin horleh oo kasoo baxaya doorashooyinka Somaliland.

Waxaa iska soo daba dhacaya natiijooyinka doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo golayaasha deegaanka ee Somaliland oo ay shacabka u dareereen 31-kii May.

· abdi on June 03 2021 · Read More · 919 Reads ·Print

Gabadh yar oo jirta 11 sano oo lagu diley magaalada Mogdisho.

Nafisa Cumar Geelle oo ahayd gabadh 11 jir ayaa maanta maydkeeda laga helay iyada oo ku dhex jirta Digsi weyn oo dhexyaalay.

· abdi on May 31 2021 · Read More · 912 Reads ·Print

Liiska xubnaha guddiga doorashada ee cabashada laga keenay oo lasoo bandhigay.

Guddi uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay inay soo eegaan cabashooyinka laga soo gudbiyey xubno ka mid ah.

· abdi on May 31 2021 · Read More · 857 Reads ·Print

Musharaxiinta oo Rooble u gudbiyey magacyada xubno cabasho laga qabo.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay xubno ka tirsan Golaha Midowga Musharrixiinta.

· ifraax on May 31 2021 · Read More · 895 Reads ·Print

My scholarly advice to president muse bihi Establishment of Somaliland National Institute for Strategic Studies.

Although Somaliland has achieved good progress in some sectors but still there is limited technical capacity to understand and adopt the best economic.

· abdi on May 30 2021 · Read More · 644 Reads ·Print

Maamulka Puntland Oo La Wareegay Kaadhadhkii Codbixinta Doorashooyinka Somaliland.

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa shaaciyey inay la wareegeen kaadhadh lagaga codaynayey doorashooyinka somaliland.

· ifraax on May 30 2021 · Read More · 573 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>