Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Waxaynu maanta soo afjarayna baarlamaankii ugu tayada yaraa ee ugu da'ada wayna adduunka.

Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in doorashadani soo afjarayso barlamaankii ugu wakhtiga dheera uguna tayada xumaaa adduunka.

· ifraax on May 30 2021 · Read More · 701 Reads ·Print

Somaliland oo looga dareeray cod bixinta doorashooyinka wakiilada iyo deegaanka.

Dadwaynaha ku dhaqan gobolada iyo degmooyinka Somaliland, ayaa saaka si rasmi ah ugu dareeray cod bixinta doorashooyinka isku sidkan ee deegaanka iyo wakiilada.

· ifraax on May 30 2021 · Read More · 835 Reads ·Print

Ra'iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddi cusub oo baaritaano ku samaynaya casbahada.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi heer wasiiro ah oo baaritaano ku samaynaya casbahada.

· abdi on May 29 2021 · Read More · 542 Reads ·Print

Ra'iisal Wasaare Rooble oo farriin u diray bulshada Somaliyed.

Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble oo boqolaal ruux kula tukaday masjidka madaxtooyada Soomaaliya.

· abdi on May 13 2021 · Read More · 522 Reads ·Print

Xasan Shiikh oo sheegay in ciidanka dowladda ay kusoo weerareen hotel uu degen yahay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa goor dhowayd bartiisa Facebook kusoo qoray in ay Ciidanka dowladda weerar.

· ifraax on February 19 2021 · Read More · 534 Reads ·Print

Faahfaahin ku saabsan xaaladdihii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho.

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa caawa laga dareemayaa kacsanaan ah, iyadoo ciidamo daacad u ah musharrixiinta iyo ciidamada dowladda.

· ifraax on February 19 2021 · Read More · 659 Reads ·Print

70 ruux oo Soomaali ah oo laga soo masaafuriyay dalka Mareykanka.

Maxamuud Muuse Xassan oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqa xuquuqda Soomaalida Mareykanka ayaa sheegay in saacadihii hore ee maanta dalka Mareykanka.

· abdi on January 15 2021 · Read More · 644 Reads ·Print

Trump oo mar kale wajahaya mooshin xil ka qaadis.

Xisbiga Dimoqraadiga ayaa Isniinta maanta ah billaabay dhaq-dhaqaaq dhanka sharciga ah oo ay xilka uga xayuubinayaan madaxweynaha uu waqtigiisa sii dhamaanayo ee Mareykanka.

· abdi on January 12 2021 · Read More · 482 Reads ·Print

Somaliland oo war ka soo saartay magacaabistii Yuusuf Garaad.

Somaliland ayaa war ka soo saartay magacaabistii madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u magacaabay Yuusuf Garaad Cumar.

· xaaji on December 03 2020 · Read More · 652 Reads ·Print

Madaxweyne Trump dib ma isku sharxi doonaa 2024?

Madaxweyne Donald Trump ayaa tusmeeyey in laga yaabo inuu qorsheynayo inuu mar kale u tartamo xilka madaxweynaha Mareykanka ee 2024.

· xaaji on December 03 2020 · Read More · 551 Reads ·Print

Muslim Pro oo lagu eedeeyey inuu xogta dadka isticmaala ka iibiyey ciidanka Mareykanka.

Dadka Faransiiska ah ee isticmaala app-ka salaadda ee Muslim Pro, ayaa maxkamad la koraya shirkadda maamusha.

· abdi on November 25 2020 · Read More · 569 Reads ·Print

Abiy Ahmed oo xubno sare eryey xilli dagaalka uu sii xoogeystay.

Ra’iisul Wsaaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xilalka ka qaaday taliyihii ciidamada, madaxii sirdoonka iyo wasiirkii arrimaha dibedda.

· abdi on November 08 2020 · Read More · 515 Reads ·Print

Joe Biden oo ku Guuleystay Madaxtinimada Mareykanka.

Musharraxii xisbiga Dimuquraadiga, Madaxweyne ku xigeenkii hore Joe Biden, ayaa loo saadaaliyay inuu ku guuleysanayo doorashada Madaxtinimada Mareykanka.

· abdi on November 07 2020 · Read More · 592 Reads ·Print

DHAQAN SOMALI IYO BEESHA MAREEXAAN.

Taariikhdu ma duugowdo lamana illaaawo, xumaan iyo wanaagba. Qormadan kooban waxaan maanta su’aalo taariikheed ku weydiinaya Beesha Mareexaan.

· ifraax on October 03 2020 · Read More · 1170 Reads ·Print

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay dhaqan galinta heshiiska doorashada.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo saaray Faafinta iyo dhaqangalinta Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka 2020-2021.

· ifraax on October 03 2020 · Read More · 619 Reads ·Print

Xasan Shiikh oo Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Puntalnd.

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud,  hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

· abdi on September 02 2020 · Read More · 664 Reads ·Print

Qaramada Midoobay oo kulan heer sare ah u qabanaysa madaxda dowlad federalka.

Qaramada Midoobay ayaa shaacisay inay kulan heer sare ah u qabandoonto Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda federalka Soomaaliya.

· abdi on September 02 2020 · Read More · 740 Reads ·Print

Somaliland oo diiday in ay Hargeysa yimaadaan Odayaal reer Muqdisho ah

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad iyo wafdi odayaal ah oo maanta lagu waday inay u safraan magaalada Hargeysa.

· abdi on August 30 2020 · Read More · 620 Reads ·Print

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay golihiisa wasiiradda.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo uu wehliyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee Garowe.

· ifraax on August 23 2020 · Read More · 629 Reads ·Print

Shirkii Dhuusamareeb 3 oo lagu heshiiyay qabashada doorasho dadban.

Shirkii Dhuusamareeb Seddax ayaa waxaa laga soo saarey warmurtiyeed ku aaddan nooca doorasho ee la qaadanayo.

· ifraax on August 21 2020 · Read More · 624 Reads ·Print

Burcad badeed Soomaali ah oo sii daaysay dad muddo ay heysteen.

Kooxo burcad badeed Soomaali ah ayaa sii daayay seddex ruux oo u dhashay dalka Iiraan oo ay Af-duubteen sanadkii 2015-dii, sida lagasoo xigtay sargaal sare.

· ifraax on August 21 2020 · Read More · 567 Reads ·Print

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah ee shirkadda telesom.

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka ee deggen carriga  kuna saabsan aroos wadareedka 30 reer ah shirkadda  telesom ee islaamka ah.

· abdi on August 14 2020 · Read More · 559 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>