Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Jaamacadda Carabta oo sheegtay iney sii kordhineyso taageerada Somaliya.

Xoghaya guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abuu Qayd iyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku wada hadlay Khadka taleefanka.

· xaaji on August 14 2020 · Read More · 595 Reads ·Print

Soomaaliya oo dib u furtay duulimaadyada caalamiga ah.

Mas'uuliyiinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegay inay rasmi ahaan furan tahay hawada Soomaaliya islamarkaana dib loo billaabayo duulimaadyadii caalamka.

· xaaji on August 03 2020 · Read More · 679 Reads ·Print

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qarax is-miidaamin ahaa ayaa maanta ka dhacay magaaada Mqudisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaasi oo khasaare kala duwan uu ka dhashay.

· xaaji on August 03 2020 · Read More · 646 Reads ·Print

Trump oo soo jeediyey in dib loo dhigo doorashada Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta soo jeediyey fikrad uu ku doonayo in dib loogu dhigo doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa..

· ifraax on July 30 2020 · Read More · 616 Reads ·Print

Soomaaliya oo sheegtay xilliga dib loo furayo duulimaadyada caalamiga ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dib u fureyso duulimaadyada caalamiga ah iyo dhammaan adeegyadii kale ee bartamihii bishii March loo joojiyey..

· ifraax on July 30 2020 · Read More · 536 Reads ·Print

Guddoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in Hasan Ali Khayre lagala laabtay kalsoonida

Guddoomiyaha Baarlamanka Jamhuuriyadda Fadaraalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan ayaa waxa uu sheegay in xukuumadda uu hoggaamiyo.

· abdi on July 25 2020 · Read More · 703 Reads ·Print

Mahdi Guuleed oo loo Magacaabay Ra'isulwasaare KMG ah.

Wareegto ka soo baxday Madaxtooyada Soomaaliya ayuu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ra'isulwasaare si kumeel gaar ah ugu magacaabay Mahdi Maxamed Guuleed.

· abdi on July 25 2020 · Read More · 578 Reads ·Print

Iskashiga Dhaqaale ee Somaliland iyo Taiwan.

Waxa ugu mihiimsan ee Ictiraafku Somaliland kala maqanyahay waa maal-gashi calamiya. Mal-gashi labada dhinacba ka faa’iidi karan.

· ifraax on July 23 2020 · Read More · 579 Reads ·Print

Hayada NRC oo noqotay xarunta musuqa qabyaalada,burburinta Horumarka iyo niyadjabinta muwaadiniinta.

Waxaan idiin sheegayaa wax dadka badankiisu ka wada dharagsan  yahay ayaan inta aan ogayn iyo inta madmadow kaga jiroba u iftiiminayaa.

· ifraax on July 21 2020 · Read More · 626 Reads ·Print

Madaxda maamul Goboleedyada oo ka hadlay kulankii ay la yeesheen madaxweyne Farmaajo.

Xafiisyada dhinaca warfaafinta u qaabilsan madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa warbixinno ay soo saareen waxay kaga hadleen.

· abdi on July 20 2020 · Read More · 729 Reads ·Print

Aqal Ku Soo dumey xaafada xamarweyne oo la raadinayo dadkii deganaa.

Guri dabaq ah oo ka koobnaa seddex biyaano, kuna yaallay degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir ayaa ku dumay qoysaskii ku noolaa. 

· abdi on July 20 2020 · Read More · 568 Reads ·Print

Who Can participate in the talks between Somaliland and Somalia?

The talks are between Somaliland and Somalia only for sharing the failed union of 1960. Talks are not between Somaliland and Somalia.

· ifraax on July 19 2020 · Read More · 585 Reads ·Print

Dagal-Qabow oo dib uga curtay dalka shiinaha iyo somaliland labada garab la safatay.

Qoralkani waxaan doonaya in aan kaga hadlo xidhiidhka Somaliland iyo Taywan, iyo sida labada dhinacba uga faa’idi lahaayeen.

· ifraax on July 19 2020 · Read More · 567 Reads ·Print

Bandow Lagu soo rogay xaafad ay Soomaalida ka degen tahay Magaalada Melbourne ee Australia.

Australia ayaa bandow habeen iyo maalin ah kusoo rogtay qeybo katirsan magaalada ugu weyn dalkaas ee Melbourne oo ayku  nool yihiin Soomaalida badan oo qaxooti ah.

· ifraax on July 07 2020 · Read More · 699 Reads ·Print

Gabar Soomaali ah oo xadgudub loogu gaystay Starbucks ku yaalla Minnesota

Gabar Soomaali ah oo deggan gobalka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa magaca Kooxda ISIS loogu qoray cabitaan ay ka dalbatay maqaayadda Starbucks.

· ifraax on July 07 2020 · Read More · 812 Reads ·Print

Dooda Barlamanka (Parliament-ka) Gambia ee qadiyada Somaliland.

Marka hore waxaan xukuumada Somaliland ugu hanbalyaynayaa guusha ay ka soo hoysay arimaha dibada, khasatan xidhiidhka iskashiga Somaliland iyo Twain.

· abdi on July 07 2020 · Read More · 645 Reads ·Print

Somalidu Maxay ugu ducaysaa Qof dembiile ka ah xagga eebbe (Swt)

Suuradda An-Nisaa, Aayadda: 93, waxaa Eebbe (SWT) u ballanqaaday inuu Naarta Jahannama uu ku waarayo qofka kas ama ulakac nafta uga jara qof Muslim ah.

· abdi on July 07 2020 · Read More · 607 Reads ·Print

Masar: Ethiopia ma bilaabi doonto buuxinta biya-xireenkeeda.

Hogaamiyaasha Sudan, Ethiopia iyo Masar ayaa isku raacay in Ethiopia aysan bilaabi doonin buuxinta biyo xireenka ay ka dhistay wabiga Nile.

· abdi on June 27 2020 · Read More · 722 Reads ·Print

Madaxweyne Farmaajo oo faahfaahiyey wada-hadallada Somaliland.

Xalay waxa ay ku beegneyd 60-guurada markii Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ay xorriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska, calanka Soomaaliya..

· abdi on June 26 2020 · Read More · 671 Reads ·Print

The Dangerous Item in the Agreement With Somalia

The recent agreement between Somaliland and Somalia issued in Djibouti on June 22, 2020, the item allowing exchange of cultural, academic, sports and trade is dangerous.

· ifraax on June 26 2020 · Read More · 607 Reads ·Print

Trump oo hakiyey cunaqabateyn Shiinaha loo saari lahaa Muslimiinta Uighur.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hakiyey cunaqabateyn adag oo uu ku soo rogi lahaa saraakiil ka tirsan dowladda Shiinaha.

· ifraax on June 26 2020 · Read More · 595 Reads ·Print

Afrika Way toosaysaa ee goorma ayuu cimlaqani toosaya hadau toosto Somaliland Ma ka faa'idaysaa?

Professor Jagdish waxuu yidhi su’aash ay tahay in aynu is waydiina waxay tahay “YAA TOOSIN DOONA CIMLAQANI?”.

· abdi on June 25 2020 · Read More · 600 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>