Username Password | Register | Lost password
Presidents

somlywoodlogo5.gif

tuur.jpgcigaal.jpg4274223304.jpg2891464007.jpg

Ugaaska Guud ee Beelaha Bariga Burco oo u jawaabay Muuse Biixi & Boqor badmadow.

sdvsdfs.jpg

Boqor ugu hanjabay Beesha Bariga Burco.

jhvjhjj.jpg

Muuse Oo Sheegay In Aanu Ku Xisaabtameen Codka Habar Jeclo.

sdgdfhgdfhd.jpg

Ninka Ina Hoojiyay Waa Ninkaa Madaxwaynaha Doonaya.

vadsgs.jpg

Saldhiga Miltari Berbera.

vdgdsgsg.jpg

sggargreh.jpg

Abwaan saleban bide + Hees

dsfsdgfw.jpg

Feysal Oo Waramay , Muxuu see Yidhi?!

vxgzxg.jpg

Wadani oo soo bandhigey Sir Culus.

vbnmbvmvbm.jpg

cvbndgh.jpg

 Xafladii Rajo

rajocdkdflkd.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Latest Articles
· Wasiirka Cusub ee Wa...
· Gudoomiyaha xisbiga ...
· XOOG CADILAN IYO AQO...
· Talo kusocota Beela...
· Badh-saabka G/Awdal ...

Farmaajo iyo Shariif Sakiin oo maanta Baydhabo ku kulmey.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta siweyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo.

· ifraax on April 23 2017 · Read More · 111 Reads ·Print

Al Shabaab oo sheegay in 35 Madfac ay ku garaaceen Garoonka Bali-doogle.

Dagaalamayaasha Al Shabaab ayaa gelinkii dambe ee shalay sheegay in ay Madaafiic ku garaaceen Garoonka Diyaaradaha Bali-doogle ee Gobolka Shabellaha Hoose.

· ifraax on April 23 2017 · Read More · 63 Reads ·Print

Maraykanka oo 5 kun oo Soomaali ah ka soo Masaafurineysa dalkeeda.

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in 5 kun oo Soomaali ah laga masaafurin doono Maraykanka, kuwaas oo dib loogu soo celin doono dalka Soomaaliya.

· ifraax on April 19 2017 · Read More · 262 Reads ·Print

Ogeysiis 18 May Finland 2017....

Waxa sharaf weyn noo ah inaad nagala soo qayb gashaan dhamaan xafalda sannad guurada 26 ee Somaliland.

· ifraax on April 19 2017 · Read More · 80 Reads ·Print

Warsaxaafadeed ay soo saareen jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska.

Annaga oo ku hadlayna magaca kor ku xusan waxaa naga go,an in aanu mar walba tilmaanno meelaha toosinta u baahan ee aanu u aragno in ay tahay in wax laga qabto.

· ifraax on April 19 2017 · Read More · 58 Reads ·Print

Xisbiga Waddani oo Hargeysa Ku Yeeshay Kulan Ololaha Doorashada Madaxtooyada.

Kulan hawleed uu xisbiga WADDANI ku falan-qeynaayey siyaabaha kala duwan ee fariimaha iyo barnaamij siyaasaddeedka.

· ifraax on April 18 2017 · Read More · 74 Reads ·Print

Puntland oo beeniyay in Daacish ay qabsadeen deegaan hoosyimaada Qandala.

Maamulka Puntland ayaa beeniyay in kooxda Daacish ay qabsadeen degaanka Saan oo hoos yimaada  degmadda Qandala.

· ifraax on April 18 2017 · Read More · 108 Reads ·Print

Ciidamo Mareykan ah oo yimid magaaladda Muqdisho.

Ciidamo American ah ayaa loo soo daabulay magaalladda Muqdishu ee Caasimada Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiil Mareykan ah.

· abdi on April 14 2017 · Read More · 69 Reads ·Print

Ciidamada Itoobiya oo isaga baxay degmada Dhuusa-mareeb.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud ayaa sheegaya in halkaa ay isaga guureen ciidamadii Itoobiya.

· abdi on April 14 2017 · Read More · 26 Reads ·Print

Xusbiga Kulmiye ee France.

Anigo ku hadlay magagcayga iyo kan Xusbiga Kulmiye ee dal waynaha Fransiiska, waxaan halkan ka bayaminaya in Mudane sheegtay in u aha..

· abdi on April 14 2017 · Read More · 97 Reads ·Print

Isxaydxaydka maad dhimi?

Maamulayaasha aan aqoon iyo karti hoggaamineed lahayni ma xammili karaan dad astaamahaa iya ba ka maqan ku qalabaysani.

· abdi on April 14 2017 · Read More · 59 Reads ·Print

Wasiir Cukuse oo shir Caafimaadka ah kaga qayb galay uganda.

Wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland C/laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo saraakiil wasaaraddiisa ah ayaa dalka UGANDA.

· abdi on April 08 2017 · Read More · 76 Reads ·Print

Yuusuf Garaad oo cambaareeyay weerar ka dhacay Stockholm Sweden.

Wasiirka arrimaha dibada ee Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa cambaareeyay weerarkii gaariga loo adeegsaday ee shalay ka dhacay magaalladda Stockholm.

· abdi on April 08 2017 · Read More · 51 Reads ·Print

Maamul Qoboleydka Puntland oo shan dhalinyaro ah ku fulisay dil toogasho ah

Maxkamada ciidamada Puntland ayaa maanta dil toogasho ah fulisay ilaa shan dhalinyarro ah oo ku eedeysnaa in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

· abdi on April 08 2017 · Read More · 138 Reads ·Print

Abdimalik Oldon sentenced to two years by Hargeisa court for anti-national activities.

A Somaliland Court has sentenced Abdimalik Muse Oldon to two years in prison for ‘endangering peace and security’ in Somalia’s breakaway region.

· abdi on April 08 2017 · Read More · 271 Reads ·Print

Wixii arrin kaa daboolan, Iimaanka ku baadi-doona, Afeefna ka yeesha xaajo,Ilaashada baylahdiinna.

Waxaynu isu raacnay in rajadda wanaagsan ee quluubteenu rabto si qarsoodi ah ugu kaydino gudaheena oo kaliya.

· abdi on April 07 2017 · Read More · 58 Reads ·Print

Qarax ka dhacay Wasaaraddaha Dhalinyarada iyo Amniga ee Magalada Mogdisho.

Qarax gaari ayaa ka dhacay banaanka hore ee maqaayad lagu iibiyo Coffee oo ka soo horjeeda Wasaaradda Dhalinyaradda.

· abdi on April 05 2017 · Read More · 70 Reads ·Print

Baarlamaanka Soomaaliya oo loo qeybinaayo mooshin ka dhan ah Saldhigga Imaaraadka ee Berbera.

Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu wadaa in loo qeybiyo maanta mooshinka ka dhanka ah Saldhigga dowladda Imaaraadka.

· abdi on April 05 2017 · Read More · 128 Reads ·Print

Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Amar Ka Soo Saartey Dacwad Uu Xisbiga UCID Dhawaan U Gudbiye.

Maxkamada sare ee Somaliland ayaa waxaa ay amar ka soo saartey dacwad uu dhawaan xisbiga UCID u gudbiyey oo ku saabsaneed xildhibaano ka soo baxay UCID.

· abdi on April 02 2017 · Read More · 70 Reads ·Print

Madaxweyne Siilanyo Oo Maanta Khudbad U jeediyey Ciidamada Booliska.

Madaxweyne Siilanyo Oo Maanta Khudbad Ka Yar Daqiiqad Badhkeed U Jeediyey Ciidamada Booliska Somaliland.

· abdi on April 02 2017 · Read More · 68 Reads ·Print

Madaafiic lagu garaacay saldhig ciidamadda AMISOM ay leeyihiin.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in tiro madaafiic ah lagu garaacay Saldhig ciidamadda AMISOM ay ku leeyihiin  Deeganka Leego ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

· abdi on April 02 2017 · Read More · 142 Reads ·Print

Umada reer jabuuti ee degan dalka BELGIUM oo markale oo iskugu soo baxay maxakamada magaalada BRUSSELS horteeda.

Umada reer jabuuti ee degan dalka BELGIUM oo markale oo iskugu soo baxay maxakamada magaalada BRUSSELS horteeda dalbanaayana.

· abdi on March 19 2017 · Read More · 59 Reads ·Print

Ku dhawaad 80 qof oo Abaar iyo cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay Jubaland.

Wasiir kuxigeenka arimaha gudaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane C/raxmaan Max'ed Xuseen ayaa sheegay in ay kasii dareeyso xaaladda abaaraha.

· ifraax on March 11 2017 · Read More · 34 Reads ·Print

Puntland oo beeniyay in Imaaraadka uu saldhig military ka dhisanaayo Boosaaso

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas, ayaa  beeniyay in Imaaraadka Carrabta uu saldhig military ka dhisanaayo Magaaladda Bosaaso.

· ifraax on March 11 2017 · Read More · 107 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Ku Soo laabtay iyo Ujeedada Safarkiisa.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib safar shaqasi ah oo uu mudooyinkii danbe.

· ifraax on March 10 2017 · Read More · 116 Reads ·Print

Soomaali laga soo tarxiilay Mareykanka oo Muqdisho laga dejiyay.

Dadkaaasi ayaa muddo ku xirnaa dalka Mareykanka, sida ay qortay wakaaladda wararka ee Soomaaliyaa Sonna oo soo xigatay wasiirka amingaa.

· ifraax on March 10 2017 · Read More · 194 Reads ·Print

Maleyshiyo Gadoodsam oo sii daayey gaadiidkii ku xanibnaa Garoowe.

Maleyshiyo gadoodsan oo ku sugan koontaroolka Koonfureed ee magaalada Garoowe ayaa lagu waramayaa in xalay saqdii dhexe..

· ifraax on March 10 2017 · Read More · 82 Reads ·Print

Diidmada iyo xayiraada Donald Trump oo isa soo tareysa.

Seddax qobol ayaa taageeray dacwad uu gudbiyay maamulka gobolka Hawaii oo sharciga la tiigsaday go'aankii Donald Trump uu ku mamnuucay Muslimiinta lix dal.

· ifraax on March 10 2017 · Read More · 178 Reads ·Print

Cirro & Jug Soo Dhacay oo Ceeb Kala Kulmey Gobolka Awdal.

Maanta waxaa buuqday magaalada borama oo ku hogoomay gudoomiye beeleedkii xisbiga wadani  & ku xigeenkisii ninkii dusha laga keeney oo soo dhaweyn la,aan.

· abdi on March 10 2017 · Read More · 107 Reads ·Print

Abaabul xoogleh oo ka socda magaalada boorama kasi oo loogu Diyaar garoobayo mudaharaad.

Abaabul  xoogleh  oo ka socda   magaalada boorama  kasi  oo  loogu Diyaar garoobayo mudaharaad  lagaga  hortagayo C/raxman  ciro oo  Bari oo  khamiisa kusoo wajahan  Borama

· abdi on March 10 2017 · Read More · 159 Reads ·Print

                    Xulka Fanka

adsfgewrter.jpg   ffgwgwqgw.jpg  fgsrgserger.jpg  fghjtjghktgk.jpg

fghfghjg.jpg   rgt4ytutr.jpg   ddfgery4.jpg   fdsgwethrh.jpg

listen_live.jpg

radionumber.jpg


Xildhibaan Xisbiga Kulmiye ku tilmaamey in ay Daciif yihiin.

bdbhdgdgg.jpg

Siilanyo oo si hash-kad leh u akhriyey warqad ay Haween soo qoreen.

crthtrh.jpg

Gudoomiye Ciro Oo Si Adag Ugu Jawabay Wasiiru Dawle Ku Hanjabay Xadhig.

sadfgthr.jpg

Xirsi  oo arimo dhowr ah ka hadlay.

ukyulytlyulty.jpg

Kashifka Siraha Tuugada Somaliland Qeybsatay.

Buubaa oo madaxtooyada Runta u sheegay.

fdgdsfhgdf.jpg

Cali Warancade oo hadlay xilka qaadistiisii.

cgdsfhj.jpg

Suldaan Cado Gude.

abdiisksds.jpg

Xubno Ku soo Biirey Xisbiga Wadani.

fghdhdsh.jpg

Dadkii Munaafaq ayaa nooga horeeyey.

dgfsds.jpg