Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Maayirka Caasimadda Hargeysa Oo Biriij Cusub ka Dhagax-dhigay.

Maayirka Caasimada Hargeysa Mudane C/raxmaan Caydiid Soltelco iyo Xoghayaha Dawlada Hoose ee Hargeysa oo ay weheliyaan Salaadiin Cuqaal iyo Xubno ka mida Golaha Deegaanka Hargeysa.

· abdi on June 30 2014 · Read More · 1273 Reads ·Print

AMISOM & Mareykanka oo ka digay weeraro ka dhaca Muqdisho Ramadaanka.

Qoraallo ay soo kala saareen AMISOM iyo Mareykanka ayaa looga digay weerarro argagaxiso oo ay Al-shabaab ka geysato magaalada Muqdisho.

· ifraax on June 28 2014 · Read More · 1621 Reads ·Print

Xisbiga Kulmiye oo Diiday ka qayb galka Xafladdii 26-Juun ee Madaxtooyadda.

Hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaan ka soo qayb galin munaasibadii xuska 26-ka Juun ee maalintii Xorriyadda Somaliland ka qaadatay Gumaysigii Ingiriiska ee lagu Xusay Madaxtooyadda Somaliland.

· ifraax on June 28 2014 · Read More · 799 Reads ·Print

Dagaal Saakay ka dhacay Gudaha Degmada Buula-burte.

Wararka naga soo gaaraya degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu saakay ka dhacay agagaarka saldhiga booliiska degmada.

· ifraax on June 26 2014 · Read More · 915 Reads ·Print

Ciidanka Qaranka Somaliland oo saaka ka soo guuray Taleex.

wararka ka soo baxaya jiida Taleex ayaa sheegaya in ay xalay ka soo guureen Ciidanka Qaranka Somaliland, isla markaana ay ku soo noqday saldhigyadii ay ka ruqaansadeen markii ay weerarayeen kooxdii Khaatumo.

· ifraax on June 26 2014 · Read More · 1169 Reads ·Print

Waxa lagu qabtay magaalada seattle,wa xaflad xisbiga waddani oo loogu talagalay dardar galinta taageerayaasha xisbiga.

Xafladani Oo Aad Loo Soo Agaasimay Waxa ka soo Qab Galay Taageerayaal Aad U Fara Badan Xafalada Oo Ku Furantay Aayadaha Quraanka Kariimka Ah Kadib Waxa Makarafoonka La Wareegay Gudoomiyaha Gobalka Waashinton.

· abdi on June 25 2014 · Read More · 952 Reads ·Print

Shirwayne uga qabsoomay beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale)Carriga Ingiriiska magaalada London.

Waxaa shir ku kulmay beelwaynta Daa,uud Ismaci(Ciidagale) ee deggen dalka Ingiriiska maalintii ay taariikhdu ahayd 21/06/2014 ,waxaana ka soo qayb galay bulshada beeshan qaybaheeda kala duwan kana kala yimi gobollada.

· ifraax on June 24 2014 · Read More · 1740 Reads ·Print

Dhalinyaro Taagersanayd Muuse Biixi oo ku gacan saydhay Go’aankii uu qaatay.

Ururka dhalinyarada Taageersana Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi  oo mudooyinkii ugu danbeysay  si adag u naqdiyi jirey Xukuumada Madexweyne Siiaanyo.

· ifraax on June 23 2014 · Read More · 1029 Reads ·Print

Wasiirka Madaxtooyadda oo Mashaariic ka fuliyey Qorulugud.

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo ku sugan magaaladda Qorulugud, halkaas oo uus afar ugu baxay ayaa ka waramay mashaariic uu deegaankaasi doonayo in uu ka hirgaliyo.

· ifraax on June 23 2014 · Read More · 951 Reads ·Print

Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Caddeeyey Inay Gacanta Ku Dhigeen Nin Ku Labisan Dharka Dumarka.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa cadeeyey inay shalay  Ciidamada Boolisku gacanta ku dhigeen nin xidhan jilbaab iyo niqaam.

· ifraax on June 23 2014 · Read More · 851 Reads ·Print

Muusaa Tanaasulay! Kii lagu Tanaado een Tab iyo Xeeli daba ool!!

Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, waxaan si kal iyo laab ah ugu soo hambalyeynayaa Talada Toosan ee uu Rabbi garan siiyey iyo Tanaasulka uu sameeyey ee uu Murashaxa Madaxweynennimada Xisbiga KULMIYE. 

· ifraax on June 23 2014 · Read More · 1036 Reads ·Print

Hambalyo Hambalyo Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Go,aan Qadashadu waa Geesinimo Guulayso Geesibaad Tahaye.

Hambalyo Hambalyo Gudoomiye  Muuse Biixi Cabdi Go,aan Qadashadu waa Geesinimo Guulayso Geesibaad Tahaye  Somalidu Waxay Ku Maah-maahada Gari Laba Nin Kamawada Qosliso Taas oo Macnaheedu yahay In Nin Uu Guulaysto.

· ifraax on June 23 2014 · Read More · 809 Reads ·Print

Reer-Hebelnimo laguma Hanan karo Hoggaanka Dalka, Hab loo maruu Leeyahay!!

Waqtigan xaadirka ah, waxa si cad u muuqata in qaybo badan oo ka mid ah bulshada JSL uu ku dhaqanka Qabiilka iyo maan-dooriyaha Reer-hebelnimadu ay noqdeen Halbeegga iyo Min-qiyaaska jiheeya hab nololeedka iyo qaabka fikirka siyaasiga ah 

· abdi on June 21 2014 · Read More · 1022 Reads ·Print

Ictiraaf – Raadinta Wax aan la Garaneyn (Qeybtii 1aad)

Marka la dhiganayo casharada maamulka iyo hogaaminta, gaar ahaan cashar ku saabsan qorsheynta waxa had iyo goor lagu bilaabi jirey ereyga ah “First Things First” oo ah arrinba arrinka uu ka horeeyo dhamee inta aanad ka kale u gelin. 

· abdi on June 21 2014 · Read More · 768 Reads ·Print

Al-shabaab oo 15-qof dishay weerar kale oo ay ku qaadday degmada Mpeketoni.

Ugu yaraan 15-qof ayaa lagu dilay weerar kale oo ay Al-shabaab xalay ku qaadday deegaanno ka tirsan tuulada Mapenya oo ka tirsan Mpeketoni oo habeen hore uu ka dhacay weerar ay ku dhinteen 48-qof.

· ifraax on June 17 2014 · Read More · 774 Reads ·Print

Askari Booliis ah oo Labba Qof ku dhaawacay Magaalada Hargeysa.

Askari Boliis ah oo ayaa si kama ah u dhaawacay Labba Qof oo midina yahay Shacab midina yahay Askari la socday, Dhacdadan ayaa ka dhacday saaka Badhtamaha Suuqa Magaalada Hargeysa.

· ifraax on June 17 2014 · Read More · 1699 Reads ·Print

Muuse biixi oo ka raaligaliyey aflagaado uu kula kacay dahabshiil.

Guddoomiayaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa raali-glin ka siiyey shirkadda Dahabshiil Af-lagaado uu kula dul kufay Odayga ugu weyn kooxdiisa u Ololaysa.

· abdi on June 15 2014 · Read More · 967 Reads ·Print

Maleeshiyada Khaatumo oo jid-gooyo ku dishay Taliyihii Guutada Dharkayn geenyo.

Maleeshiyada Khaatumo oo dagaal dhuumaalaysi ah kula jirta Ciidanka Qaranka Somaliland, kadib markii laga adkaaday ayaa saaka weerar Jid-gooyo ah ku dishay Taliye Guutihii Ciidanka Somaliland.

· abdi on June 15 2014 · Read More · 1067 Reads ·Print

Dowlada Britain oo ka digtay weeraro ay Al-shabaab ka geysato dalka Jabuuti.

Xukuumadda Britain ayaa sheegtay in Al-shabaab ay wado qorshe ay weerarro argagaxiso kaga geysanayso dalka Jabuuti, kaddib markii Al-shabaab ay sheegatay qaraxyo ismiidaamin ahaa oo bishii hore dhammaadkeeda. 

· xaaji on June 14 2014 · Read More · 1407 Reads ·Print

Khasaaraha ka dhashay dagaal Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyada khaatumo ku dhex maray Saax-dheer.

Dagaal jid-gooyo ah oo ay kooxda Maleeshiyada Khaatumo isku dayday inay ku samayso ciidanka qaranka Somaliland ayaa lagu jabiyey.

· ifraax on June 13 2014 · Read More · 2316 Reads ·Print

Hanka iyo Hoggaaminta Muuse Biixi iyo kala Hayaanka KULMIYE! (Qayb. 3-aad)

Waxaan halkan Hambalyo iyo Bogaadin baaxad leh uga soo dirayaa M/weynaha JSL Axmed M.M. Silaanyo iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi anoo ku hambalyeynaya aaqbalaada ay aqbaleen go’aannadii iyo talooyinkii. 

· ifraax on June 13 2014 · Read More · 995 Reads ·Print

Xubno ku jira dowlada Kana Soo Jeedda Beesha Muj Muuse Biixi Oo La Kulmay Madax Dhaqameedka SUBEER Awal.

Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Axmed-Siilaanyo gadh-wadeenka ka yahay ayaa la weriyey in 24-kii saacadood ee u dembeeey.

· ifraax on June 11 2014 · Read More · 1128 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>