Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Hambalyo-Xuska-18-May-22-Munaasibadii-Ugu-Qiimaha-Badnayd-Laakiin-JSomaliland-Miyey-Ilowday-Maalinta-18-May-Waxay-Mudan Tahay?By-Barkhad Xaaji Cabdi''MrGaboye''

madaxda iyo madaxweynaha JSAOMALILAND "MUDANE AXMED MAXAMED MAXAMUUD" iyo ku xigeenkiisa "CABDIRAXMAN SAYLACI" iyo madaxda golayaasha guurtiga iyo goalaha barlamanka iyo xildhibanadooda iyo madaxda sadexda xisbi qaraan.

· xaaji on May 23 2013 · Read More · 2134 Reads ·Print

Laba dumar ah Oo Maanta Lagu Xukumay Magaalada minneapolis Ee Gobalka Minnesota.

Maxkamada Fedaralka ee Dalka Marykanka ayaa maanta xumun dheer oo kla ay 20 sano iyo 10 sano ah ku kala riday laba haweena oo hore loogu eedeeyaay inay xidhiidh la leeyihiin kooxda Al Shabab ee ka dagaalanta gudaha Somaliya.

· xaaji on May 17 2013 · Read More · 1961 Reads ·Print

Xisbiga UCID oo Xukuumadda iyo Hay’adaha ay khusayso ka dalbaday in la sameeyo Diiwaangelintii Doorashooyinka.

Xoghayaha.Arimaha Gudaha iyo Xidhiidhka Gobolada Xisbiga UCID Abdi M.Saleiman(Mingiste) ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu uga digayo Xukuumadda in ay ku talo gasho Diiwaangelinta ay wasaaradda Arrimaha guduhu wado in lagu galo Doorashooyinka soo socda.

· xaaji on May 09 2013 · Read More · 2306 Reads ·Print

MADAXWEYNE SIILAANYO “Illaa hada Ma jirto cid Ictiraaf buuxa noo Fidisay Balse Dunida way inala macaamishaa.

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisi oo dalka dib ugu soo laabtay, ayaa sheegay inay guul u ahayd safarkan uu dhawrka todobaad ku tagay dalal badan oo caalamka, isla markaana ka soo dhaadhiciyey qadiyada madax bananidda Somaliland.

· xaaji on May 05 2013 · Read More · 2340 Reads ·Print

Ganacsatada Somaliland oo ka qayb galaysa Shir Dawladda Turkigu u qabanayso Ganacsatada Somaliya.

Hargeysa(Hargeysa Online) Ganacsato Reer Somaliland ah ayaa dhawaan dalka Turkiga kaga qayb gali doonta Shir Dawladda Turkigu u qabsanayso Ganacsatada Somaliya.

· xaaji on May 05 2013 · Read More · 1454 Reads ·Print

War Deg-Deg ah: Qarax Xoogan Oo ka Dhacay Moqdisho.

Moqdisho(Hargeysa Online) Ugu yaraan 10-qof oo uu ku jiro qofkii qaraxa fuliyay ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaadiid ay wateen howl wadeeno ka tirsan dowladda Soomaaliya

· xaaji on May 05 2013 · Read More · 1649 Reads ·Print

Golaha Wakiiladda oo baahinaya shan iyo sodon Mudane oo aan ka soo xaadirin fadhiga 8aad ee kal-fadhiga 21aad.

Hargeysa(Hargeysa Online) Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa baafinaya 35 Mudane oo aan ka soo xaadirin fadhiga 8aad eek al-fadhiga Golaha Wakiiladda oo dhawaan furmay.

· xaaji on May 05 2013 · Read More · 2229 Reads ·Print

Dhamaan wariyaasha Hargeysa Online oo Tacsi u diraya qoyskii uu ka baxay wariye Maxmed ibrahin raage.

Waxaan dhamaan  wariyaasha Hargeysa Online ay tacsi u dirayaa alle ha u naxariiste wariye Mohamed ibrahin raage ,oo ahaa weriye ruug cadaa ah meelo badanna la soo shaqeeyey.

· xaaji on May 02 2013 · Read More · 2360 Reads ·Print

Gacan Haadis (2)

Waxaan idin odhan lahaa Professor Ahmed Ismail Samatar iyo Professor Abdi Ismail Samatar; “Haybad Waxaad ku Leedihiin Dalkiina Hooyo.

· xaaji on May 01 2013 · Read More · 1933 Reads ·Print

Shaqaalaha wasaarada maaliyada ee kastamka degmada Tog wajaalle

Tog wajaale laba masuul oo katirsan kastamka oo isku farasaaray
khilaaf xoogan ookadhexjira awgii Khilaaf xoogan oo baryahan.

· xaaji on April 30 2013 · Read More · 3550 Reads ·Print

Shil baabuur oo shalay ka dhacey magaalada togwajaale.

Manta sacadu markay axay 12 duhurnimo waxaanu shilkasi kadhacay magalada tog wajaalle wadada wayn ee xidhiidhisa somaliland iyo Ethiopia.

· xaaji on April 29 2013 · Read More · 3327 Reads ·Print

Somalida ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa looga cabsi qabaa inay gaystaan mid la mida falkii ay dhawaan magaalada boston.

Somalida ku nool dalka Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in looga cabsi qabo inay gaystaan amaba ku dhaqaaqaan mid la mida falkii ay dhawaan u gayteen laba wiil oo walaalo.

· xaaji on April 28 2013 · Read More · 2460 Reads ·Print

Siilaanyo oo lagu aflagaadeeyey Gudaha Xarunta Machadka Atlantic Ee Uu Khudbadda Ka Jeedinaayey.(Daawo)

Wakiilka Somaliland u fadhiya magaalada Washington ninka lagu magacaabo Rashiid Gaaruf uu isagu ka danbeeyey casuumaddii loo fidiyey xubno ka soo qayb gallay kulankii dhawaan madaxweyne Siilaanyo.

· xaaji on April 26 2013 · Read More · 2906 Reads ·Print

“Hoggaamiye Cod u yeelay Ummad aan Dunida Cod ku lahaan jirin”- M-weyne Ahmed M.M. Silaanyo (Qaybtii 1aad iyo 2 aad.

Mudane, Anigoo si weyn kaaga mahad-celinaya qaabilaadda iyo soo dhaweynta sharafta leh ee aad igu soo dhawaysay ; anigoo codsigaaga siinaya qadarinta iyo ixtiraamka uu iga mudanyahay, haddana wax kasta oo magaca iyo karaamada Ummaddayda Jam. Somaliland  waa Muqadas aan gor-gortan lahayn ee iga raalli ahaw”.

· xaaji on April 26 2013 · Read More · 1890 Reads ·Print

Wasarada warfaafinta iyo shirr dhex maray saxafada madaxa banaan ee Somaliland.

Wasarada warfaafinta iyo shirr dhex maray saxafada madaxa banaan ee Somaliland. Saxafadamadaxa banan oo wasaradu ka codsatay.

· xaaji on April 26 2013 · Read More · 2225 Reads ·Print

Daawo diyaargarowga 18 may iyo fagaare cusub oo lagabilaabayTog wajaallle.

Diyaargarowga 18 may iyo fagaare cusub oo lagabilaabayTog wajaallle
abaabulka kasocda iyo fagaare cusub oola dhisayoXoghayaha fulinta dawlada hoose.

· xaaji on April 25 2013 · Read More · 3368 Reads ·Print

Tog wajaalle masuuliyiinta kastamka masuuliyiin xilkoodii gabay kuna mashquulay danahoodii gaarka

Magaalada tog wajaalle oo ah magaalo aad ugu hodana  ah ganacsiga wax soo saarka dalaga beeraha kuna taala goob istaraatiijiya.

· xaaji on April 22 2013 · Read More · 2334 Reads ·Print

An Inspiring, Impressive and Influential Foreign Policy.

How often have we heard of so many baseless and unsubstantiated accusations towards the Somaliland’s Minister of Foreign Affairs, regarding the state of affairs of the Minister’s policy and desirability of the track of the foreign policy that he carried out?

· xaaji on April 22 2013 · Read More · 2705 Reads ·Print

Golaha Wakiiladda oo Aafada Sicirka Sarrifka isaga riixay Baanka iyo Maaliyadda.

Hargeysa(Hargeysa Online)kulan sadex geesood ah oo ay shalay xarunta Golaha Wakiiladda ku yeesheen Wasaaradda Maaliyadda, Baanka Dhexe iyo Guddida Dhaqaalaha ayaa waxa ka soo baxay go’aan ay Guddida dhaqaaluhu xalka Sicirka Sarrifka.

· xaaji on April 17 2013 · Read More · 2118 Reads ·Print

Feysal Cali waraabe oo siro badan ka shifey, runtana u sheegay Hasan sheikh.(Daawo)

Feysal Cali waraabe oo siro badan ka shifey, runtana u sheegay Hasan sheikh taabtayna arimo badan oo xasaasi ah, wareysigan oo ka qaaday televisionada ka jira gudaha dalka somaliland.

· xaaji on April 17 2013 · Read More · 2926 Reads ·Print

Turkey’s Contribution to Efforts to Overcome Problems between Somalia and Somaliland.

President Abdullah Gül met with President Sheikh Mohamud of Somalia and President Ahmed Mohamed Silanyo of Somaliland at the Çankaya Presidential Palace.

· xaaji on April 16 2013 · Read More · 2244 Reads ·Print

Tog wajaale wacyiga jira waayaha kastamka duruufaha kuxeeran maamul xumada.

Magaalada tog wajaale oo ah magaalo ganacsi islamarkana ah xarunta ugu wayn la isku waydaarsado ganacsiyo kalagadisan oo dhex mara ganacsatada wadamada geska afrika.

· xaaji on April 14 2013 · Read More · 2493 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>