|
|
Hambalyo Iyo Taageero U Direyna Hogaan Dhaqmeedka Iyo Masuuliyinta Beelaha Gabooye.
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan dhamaan qurba joogta beelaha gabooye ee North America waxaanu halkan si wada jira hambalyo iyo taageero aan la soo koobi kariin.
|
· xaaji on June 10 2013 ·
Read More · 1518 Reads
·
|
|
|
Roobab duufaano wata ayaa ka da 'ay gobalka New York ee Cariga Mareykanka. Exclusive Hargeysa Online
Waxaa isbuucii la soo dhaafay ka da'ay gobolka New York roobab dhibco waaweyn leh dabeylona wata,roobaabkaasoo xanibay gaadiidka isku kala goosha high wayada iyadoo laga qabay cabsi weyn ayaana ilaa iyo hada waxba lagu noqon.
|
· xaaji on June 08 2013 ·
Read More · 1380 Reads
·
|
|
|
Kooxaha Goboladda Gabiley iyo Awdal oo ka badiyey goboladda Togdheer iyo Sool.
Laba ciyaarood oo aad u adag, ayaa shalay iyo xalayba ka dhacay garoomadda ciyaaraha ee magaalada Hargeysa, waxaana iskaga hor yimid goboladda Gabiley iyo Togdheer, Awdal .
|
· xaaji on June 06 2013 ·
Read More · 2396 Reads
·
|
|
|
Koox dhalinyaro Soomaali ah oo dhibaato baaxad weyn leh ku haysa shacabka ku Dhaqa Magaalada Fridley MN
Booliiska magaalada Fridley ee gobolka Minnesota ee dalkaas Mareykanka ayaa waxaa la sheegay inuu baadi goob ugu jiro koox dhalinyaro Soomaali ah oo dhibaato baaxad weyn leh ku haysa shacabka magaaladaas.
|
· xaaji on June 06 2013 ·
Read More · 1297 Reads
·
|
|
|
Kooxo hubeysan oo afduub kula kacay dooni Xoolo ka qaaday dekeda magaalada Boosaaso.
Dabley hubeysan ayaa afduubatay dooni xoolo Nool ka qaaday dekeda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, iyadoo illaa hadda aan la ogeyn halka ay la’aadeen.
|
· xaaji on June 06 2013 ·
Read More · 1234 Reads
·
|
|
|
Culumada Soomaaliyeed ee G. Minnesota oo ka hadashay dilalkii loo geeystay Soomaalida Koonfur Afrika.
Culumada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ayaa si weyn uga hadlay dilka naxariis-darrada ee loogu geysanayo Soomaalida ku nool dalka Koofur Africa, waxayna ku baaqeen in Soomaalida meel kasta oo ay joogaan ku bannaanbaxaan.
|
· xaaji on June 06 2013 ·
Read More · 1111 Reads
·
|
|
|
Kulan xasaasi ah oo maanta Nairobi ku dhexmaraya madaxweynaha Somalia iyo kan maamulka Puntland.
Kulan xasaasi ah oo u dhexmaraya madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud iyo kan maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa lagu wadaa inuu maanta ka dhaco magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
|
· xaaji on June 05 2013 ·
Read More · 1498 Reads
·
|
|
|
Daawo Sawirada: Kulankii Jaaliyada Seattle Washington iyo Gudoomiyaha Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi.
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna sawirrada kulankii caawa dhexmaray jaaliyada gobalkan Washington iyo nawaaxigeeda ku nool.
|
· xaaji on June 02 2013 ·
Read More · 1917 Reads
·
|
|
|
Tartankii Ciyaraha Gobolada Somaliland Oo Maanta ka Furmay magaalada Hargeysa.
Tartankii ciyaaraha gobolada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si rasmiya uga furmaaya Caasimadda Somaliland ee Hargaysa.
|
· xaaji on June 02 2013 ·
Read More · 1538 Reads
·
|
|
|
Ganacsade Soomaali ah oo si arxan daro ah dhagax loogu dilay dalka south africa iyo walaaca heysta somalida halkaa degan.
Ganacsade Soomaali ah ayaa waxaa la sheegay in si arxan daro ah oo ka baxsan bini'aadanimada loogu dilay dalka South Africa ka dib markii dhagax nafta looga qaaday.
|
· xaaji on June 02 2013 ·
Read More · 2333 Reads
·
|
|
|
Dowlada Ciraaq oo 22 sano ka dib mashaariic ay ku baxeyso malaayiin dollar ka fulineysa Somalia.
Dalka Ciraaq oo muddo dheer ay dhibaato ka taagneyd ayaa 22 sano ka dib waxaa uu ka hirgelinayaa Soomaaliya mashaariic dhismo oo ay ku baxayso lacag gaareysa 15 milyan.
|
· xaaji on May 31 2013 ·
Read More · 1159 Reads
·
|
|
|
Shir looga Hadlayo Arrimaha Soomaaliya oo Gellinka Dambe ee Maanta ka Furmaya Magaaalada Yokohama ee dalka Japan.
Shir looga hadlayo horumarinta Soomaaliya ayaa maanta ka furmaya magaalada Yokohama ee dalka Japan, kaasoo ay shir guddoomin doonan madaxweynaha Soomaaliya.
|
· xaaji on May 31 2013 ·
Read More · 1522 Reads
·
|
|
|
Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika iyo dukaamo ay Ganacsato Soomaaliyeed lahayeen oo la gubay.
Kooxo hubeysan ayaa deegaanka Greenfields ee Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika ku toogtay shalay oo Khamiis ahayd.
|
· xaaji on May 31 2013 ·
Read More · 1526 Reads
·
|
|
|
Xafiisyada Cashuuraha Barriga Gobolka Iyo Degmada Tog-wajaale Oo Heshiis Rasmiya Ka Gaadhay Murran-Cashuureed.
Tog-wajaale Maamulka Xafiisyada Cashuuraha Barriga ee Gobolka Gabiley iyo Degmada Tog-wajaale ayaa heshiisyo rasmiya la galay Ganacsatada ku dhaqan Magaalada Tog-wajaale.
|
· xaaji on May 31 2013 ·
Read More · 2246 Reads
·
|
|
|
Reer Burcow Waa Ina Ceebayseen Waxaynu Ahayn Dadaka Iyo Magalada Dalka Ugu Geesisan Uguna xadaarisan (Waar Astaaqfuralaysta Oo Xuduudaha.
Waxa layaab Leh Qarnigii 21 Kiib Iyo Labaatanaad Inaad Is Ximisaan Sida Dumar Lawada qabo Waar Xishooda oo Ilaahay ka xishooda oo Umada ka Xishooda oo gacmaha Is qabsada Idinkaa dadka Isugu Xigee.
|
· xaaji on May 30 2013 ·
Read More · 1364 Reads
·
|
|
|
M-weyne ku xigeenka JSL iyo Waftigiisii waxay Muujiyeen Xil-Gudasho la yaab leh.
Waxaan M/weynaha JSL Mudane Ahmed M.M. Silaanyo iyo Golaha Xukuumaddiisaba ku hambalyeynayaa sida hufnaanta iyo hawl-karnimadaba leh ee ay uga hawl-galeen qaban-qaabada iyo qabsoomidda Maalinta Qarannimada ee 18-ka May gudaha dalka.
|
· xaaji on May 30 2013 ·
Read More · 2138 Reads
·
|
|
|
Wasiirka Kalumaysiga Oo Ka Warbixiyay ShirkIi Biljeimka Lagu Qabtay. .
Wasiirka Kalumaysiga Iyo Khayraadka Bada Ee Somaliland Oo Ka Warbixiyay Shir Uu Kaga Qaybgalay Dalka Biljimka.
|
· xaaji on May 27 2013 ·
Read More · 1132 Reads
·
|
|
|
Madaxweynha Somalia oo si adag u dhaliilay Howlgalka Ciidamada Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud aya walaac ka muujiyay howlaha nabad ilaalineed ee ciidamada Kenya ay ku joogaan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
|
· xaaji on May 27 2013 ·
Read More · 1137 Reads
·
|
|
|
Salaadiinta Waxgaradka Odayaasha Aqoonyahanka Ganacsatada iyo Cuqaasha beesha Ciidagale weyne ayaa shaaciyey inay si buuxda u taageersan yihiin Shirweynaha.
Salaadiinta Waxgaradka Odayaasha Aqoonyahanka Ganacsatada iyo Cuqaasha beesha Ciidagale weyne ayaa shaaciyey inay si buuxda u taageersan yihiin Shirweynaha.
|
· xaaji on May 27 2013 ·
Read More · 1317 Reads
·
|
|
|
Waxaanu soo dhawaynaynaa in waxa laga qabto musuqmasiqa dalka jira hada oo ay ugu horayso dekeda Berbera.
Jamhuuriyada Somaliland oo ah qaran curdin ah islamarkaana dadkiisu raabaan in qarankani hanaqaado ayaa waxaa dhibaato ku haystaaa shaqsiyaad gaar ah oo u heshiiyey cashuurtii dadka iyo dawladaba.
|
· xaaji on May 26 2013 ·
Read More · 2474 Reads
·
|
|
|
Dibad Bax looga soo horjeedo Madaxweeynaha Dowladda Soomaaliya oo ka dhacay Magaalada Kismaayo.
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ka dhacay dibad bax ballaaran oo looga soo horjeedo madaxweeynaha dowladda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Max’uud iyo weliba qodobadii kasoo baxa shirkii madaxda urur goboleedka IGAD.
|
· xaaji on May 26 2013 ·
Read More · 2156 Reads
·
|
|
|
Mooga Yare oo Wacdaro Ka Dhigay Xafladii 18 may Seattle, Washington.
Waxaa Magaalada Seattle WA, ka dhacday xaflad ilyartu is qabsatay oo loogu dabaal dagayo sanad guuradii 22 ee ka soo wareegtay markay Somaliland dib ula soo noqaday madax banaanideeda.
|
· xaaji on May 23 2013 ·
Read More · 2707 Reads
·
|
|
|