Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Soomaaliya oo diiday inay jawaab ka bixiso hadalkii xanafta lahaa ee Trump kasoo yeeray.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan wax faallo ah ka bixin karin dhaleeceynta madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

· abdi on June 22 2020 · Read More · 595 Reads ·Print

Madaxweyne Farmaajo oo Zoom kula shiray madaxda maamul goboleedyada.

Warar aanu ka helanay ilo siyaasadeed ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada ay maanta yeesheen kulankii.

· ifraax on June 22 2020 · Read More · 619 Reads ·Print

Somalia oo ictiraafkii lagala noqday.

Sanadkii 2012 waxa London lagu qabtay shirkii ugu horeeyay ay ku kulmeen dawlada Somaliland oo uu hogaaminayay Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo.

· ifraax on June 22 2020 · Read More · 641 Reads ·Print

Mareykanka oo Shiinaha kusoo rogay cunaqabteyn la xiriirta Muslimiinta Uighurs.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci cunaqabateyn kusoo rogaya Shiinaha sababo la xiriira cadaadiska ay ku hayaan muslimiinta.

· abdi on June 19 2020 · Read More · 551 Reads ·Print

Raisul wasaaraha Somaliya Hassan ali kahyre oo tacsi u diray reerkii Mohamed baashe hassan

Waxaa tacsi u dirayaa ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay Maxamed Baashe Xaaji Xasan.

· abdi on June 19 2020 · Read More · 515 Reads ·Print

Taariikh nololeedka AUN Marxuum Mohamed Baashe Xaaji Hassan.

Waxaa saaka iga nixiyey geerida saaxiibkay Maxamed Baashe Xaaji Xasan Diiriye Maxamed. Maanta oo ah June 18, 2020 ayuu hoygiisii rasmigga ahaa ku noqday.

· abdi on June 19 2020 · Read More · 695 Reads ·Print

Madaxweyne Muuse Biixi oo ka hadlay heshiiska lagu gaaray Jabuuti.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay shirkii u dhaxeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland.

· abdi on June 18 2020 · Read More · 528 Reads ·Print

Dad U Dhintay Covid-19 Oo Hargeysa Lagu Gubay iyo dadkii deegaanka oo ka cowday.

Dad U Dhintay Covid-19 Oo Hargeysa Lagu Gubay iyo Cabashooyin ay dadka ka muujiyeen arinkan.

· ifraax on June 18 2020 · Read More · 720 Reads ·Print

Timir laf baa ku jirta, wixii la qariyaana cakaaruu iman.

Timir laf baa ku jirta, wixii la qariyaana cakaaruu iman. Umadda Somaliland go’aankeeda ku aadan wadahadalada Somaliland iyo Somaliya

· xaaji on June 16 2020 · Read More · 769 Reads ·Print

Maxaa ka soo baxay kulankii Somaliland iyo Somaliya ee Djibouti?

Waxaa magaalada Jabuuti ku soo xirmay maalintii koowaad ee furitaanka wadahadalka u dhxeeya dhinacyada Soomaaliya iyo Somaliland.

· xaaji on June 14 2020 · Read More · 610 Reads ·Print

Wadahadalkii Somaliland iyo Somaliya ee ka dhacey Djibouti oo la soo gabagabeeyey.

Waxaa magaalada Djibouti ku soo xirmay maalintii koowaad ee furitaanka wadahadalka dhinacyada Soomaaliya iyo Somaliland.

· xaaji on June 14 2020 · Read More · 563 Reads ·Print

Kor u qaadida sumcada qaarada afrika iyo Mida Somaliland

Waxaan dhagaystay nin baryahan danbe hadaladiisa aan aad u daneeyo oo la yidhaa AKON. AKON waa nin Maraykana oo ku dhashay Senegal, Afrika.

· ifraax on June 14 2020 · Read More · 731 Reads ·Print

History of sheikh isaaq bin ahmed bin muhammad.

Sheikh Isaaq Bin Ahmed Bin Mohammed Bin Hussein was one of the Arabian scholars that crossed the sea from Arabia to the Horn of Africa.

· abdi on June 13 2020 · Read More · 678 Reads ·Print

Farmaajo iyo madaxweyne Biixi oo ku kulmaya Djibouti.

Ilo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya ayaa Hargeysa Online u sheegay in wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

· abdi on June 13 2020 · Read More · 595 Reads ·Print

Soomaalida ku xayiran Uganda oo dalka dib loogu celinayo

Mas’uulyiinta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa dalkaasi ka billaabay daddaallo ay ku caawinayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dalkaasi.

· abdi on June 04 2020 · Read More · 712 Reads ·Print

Askar kale oo lagu soo oogay dacwado la xiriira dilka George Floyd.

Xeer ilaalinta gobolka Minnesota ayaa dacwado kusoo oogtay saddex askari oo wehliyey askariga caddaanka ah ee lagu eedeeyey inuu dilay George Floyd.

· abdi on June 04 2020 · Read More · 527 Reads ·Print

Inta badan dunida Muslimka oo laga ciiday maanta.

Inta badan dalalka Islaamka ayaa maanta waxaa u billowday dabbaal-degga maalinta 1-aad ee Ciidul-Fitriga, kaddib markii ay shalay buuxiyeen 30-ka bishii Ramadan.

· abdi on May 24 2020 · Read More · 610 Reads ·Print

Wiilasha Jamaal Khaashuqji 'oo cafiyey' kuwii dilay aabahood.

Wiilasha suxufigii rer Sacuudi ee la dilay Jamal Khaashuqji ayaa maanta sheegay “inay cafiyeen” kuwii dilay aabahood.

· ifraax on May 22 2020 · Read More · 610 Reads ·Print

Dowlada Qatar oo gargaar caafimaad geysay Somaliland.

Diyaarad sidday gargaar caafimaad oo ka socday waddanka Qatar ayaa waxay gaartay magaalada Hargeysa ee Somaliland.

· abdi on May 16 2020 · Read More · 550 Reads ·Print

Somaliland oo laga helay kiisas badan oo COVID-19 ah.

War kasoo baxay goor dhow wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in 19 xaalad oo cusub oo COVID-19 ah  laga helay deegaannadaasi.

· abdi on May 16 2020 · Read More · 628 Reads ·Print

Trump: Waxaa laga yaabaa inaan xiriirka u jarno Shiinaha.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan dooneyn inuu la hadlo madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, 

· abdi on May 16 2020 · Read More · 467 Reads ·Print

Ma lala wareegi karaa baabuurta qaadka sida sharci darada ah dalka u soo galiya?.

Cudurka dilaaga ah ee KAROONA FAYRASKA waa mid caalamka oo dhan sameeyay, dadban dilay, dadbadana laga yaabo in ay u dhintaan.

· ifraax on May 14 2020 · Read More · 536 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>