Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Articles Hierarchy
Articles Home » Article
Articles: Article

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland Xaq ma u leeyahay in uu masiirka ummadda ku saleeyo fikirkiisa shakhsiga ah???

Waxaan Salaan u tebinayaa dhammaanba shacabka reer Somaliland ee u dabaal degaya Sannad guuraddii 20 aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshadii Xorriyaddii qaaliga ahayd ee laga il duufay.


Wasiirka Cusub ee Wasaarada Biyaha oo Halis ugu Jira Dhagaraha uu Wado Agaasimihii Guud ee Shaqada Laga Joojay Kaas oo aan Nidaamka Dawladeed u Yaqaana Adeeradii Siilaanyo, Saleebaan Gaal iyo Ina Xaas

Ka dib markii uu ka xidhay xafiisyada wasiirkii xilka laga qaaday suuqana ula wareegay xafiiskii wasaarada, ayuu hadana ku sii daray inuu sii laba laxaadiyo lugaayada wasaaarada biyaha isagoo ku dhaqaaqay inuu ku sii adkaysto macan gagnimadii lagu jabi jari tiray


Wax Aynaan Wada Ogeyn Ama inaga Maqan an isku Sheegno.

Xilli qiyaastii ahaa 1994kii ayaa nin an saaxiib nahay u raacey garoonka diyaarada ee kala beydh oo ay markaa ka soo degeysey inan yar oo ay walaalo yihiin oo ingiriiska ka imaneysey.


waxaa i hoday magaca MURTIMAAL.COM Qalinkii maxamed yaasiin maxamed ilkacase

wakhti dheer ayaa laga joogaa intaan xidhiidhka la samaynayey shebekeda murtimaal taasi oo aan hawada u soo mariyey in ka badan 100 MAQAALO IYO MAANSOOYIN


Waxad BERRI Sameyn Lahayd, MAANTABA Samee.
Inta wada hadalkaasi socdo ayaa muhiim ah iney jirto cid kale oo loo xilsaaro iney ka soo taliyaan wixii la yeeli lahaa haddiiba shirkaasi fashilmo.

xaalada s/land iyo waxa xall u noqon kara doorashada la qaribay.

Dalku  maaha inuu khasaare galo iyo dhibaatooyin sii daba dheeraada

Hadiiba komishanku qalad galay kuna hab maamulkii doorashadana xumeeyay
si dacadana u gudan waayay waajibkii saarnaa  maxaa xala.

XIL-KA-XAYUUBIN: Suldaan Wabar Iyo Ugaas Cabdirashiid.

Saldanada Jibriil Yoonis waxay horey ugu igmanayd, imikana u igmantahay danta Jibriil Yoonis. 


Xirsi Miyuu Isku Qiray Mise Wuu Iska Leexshay Eedaha Boobe.

Waxaan ka mid ahay bulshada reer Somaliland ee caadaysatay akhriska taxanaha dheer ee uu Boobe Yuusuf Ducaale ku soo bandhigay taariikhda maalmihii koobnaa ee uu ka tirsanaa xukuumada madaxweyne Siilaanyo.


Xisbiga Ucid Waxa Uu Beeninayaa In Aanay Jirin Shirka 22,November La Yidhi Waxa Uu Ka Dhacayaa Canada.

Beeni lug qudhay leeday ayay Somalidi tidhaa, Shirka been abuurka ah ee ay dadka-fidno abuurka wadaa ay kufaafiyeen wergeysyadda qaarkood, warkaas oo sheegay in shir Ucid qabanayo uu kadhici doono Otawa Canada,


XOOG CADILAN IYO AQOON XAKAMAYSAN

Taariikhdu waa tabiyaha dhacdooyinkii hore waana dhaxal haboon wixii umad la qalibay iyo qaladkii laga galay mid waliba ku qoran tahay.


Xukuumadda Madaxweyne Axmed Silaanyo waxa haga:

Waa Hoggaamiye magac, maamuus iyo milgeba ku leh Geeska Afrika. Waxana uu astaan u yahay: Halganka iyo la dagaallanka Xaq-darrada, Nabadda iyo Wada-noolaanshaha ummadda JSL.

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>