Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Bandhig Dhaqameed lagu Qabtay Turkiga oo ay Somalia Kaalimaha hore ka Gashay.

Bandhig dhaqameed ay si wadajir ah u soo wada qaban-qaabiyeen hay’adaha İHH & YÜDER ee Turkiga ayaa lagu qabtay todobaadkan magaalada Eskişehir oo ah magaalada saddexaad ee ugu weyn Turkiga.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 778 Reads ·Print

Xisbiga WADANI oo mar labaad codsaday dibad-bax iyo Xukuumadda oo diidey.

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa mar kale wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ka dalbaday in loo fasaxo mudaharaad nabadeed inay qabtaan si ay u muujiyaan dareenkooda ka dhanka ah muddo kordhinta Xukuumadda.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 928 Reads ·Print

Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta Muddo kordhin u Sameeyay Xukuumadda.

Xubaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta u Kordhiyey Xukuumadda iyo golaha wakiillada muddo sanad iyo toban bilood ah, taasoo ay ku sheegeen inay doorashadda dhici doonto bisha April 27.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 841 Reads ·Print

Xisbiyada Mucaaradka oo Qaadacay Go’aanka Guurtida iyo Xubno ka Tirsan WADANI oo la Xiray,

Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland ayaa Qaadacay go’aankii golaha Guurtiddu u kordhiyeen xukuumadda iyo golaha Wakiiladda.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 885 Reads ·Print

An Dabbaaldegno 18 May isla Markaana an Xisaabtanno.

In ku dhow 5 malyuun oo qof ayaa isu diyaarinaya dabaaldegga dalka gudihiisa ka dhici doona iayaga oo u diyaar ah iney muujiyaan taageerada ay u hayaan dalkooda iyo dawladooda. 

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 753 Reads ·Print

Afhayeenka Waddani yurub oo ka hadlay waxa lagu xasuusan doono xukuumadan kulmiye.

Afhayeenka Waddani yurub oo ka hadlay waxa lagu xasuusan doono xukuumadan kulmiye iyo arimo badan oo xaasxaasi ah.

· ifraax on May 12 2015 · Read More · 740 Reads ·Print

Taliyeyaasha Cusub ee Booliiska iyo Asluubta Somalia oo Maanta la Dhaariyay.

Taliyeyaasha cusub ee ciidamada Booliiska iyo Asluubta Somalia, Jen. Maxamed Sh. Xasan Xaamud iyo Jen. Bashiir Maxamed Jaamac.

· abdi on May 09 2015 · Read More · 811 Reads ·Print

Gollaha Guurtida oo Sheegay in Doorashadu Dhacayso November 15/ 2016-ka.

Gollaha Guurtida ee Somaliland ayaa Sheegay in Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland Waddani Ucid iyo Kulmiye ay ku heshiiyeen In Doorashadu Qabsoonto Bisha Novemeber 2016.

· abdi on May 09 2015 · Read More · 839 Reads ·Print

Madaxweynaha Somalia iyo Wufuud ka socda Kenya iyo Itoobiya oo Tagay Kismaayo.

Wufuud ay kala hoggaminayaan madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wasiirrada arrimaha dibadda Kenya iyo Itoobiya ayaa goor-dhow gaaray Magaalada Kismaayo.

· abdi on May 07 2015 · Read More · 638 Reads ·Print

Wasaarada War faafinta oo Maanta Faraha la iskula tagay iyo dhawr shaqaale ah oo la xidhay.

Khilaaf Cakiran oo Maalmihii u danbeeyay hadheeyay wasaarada warfaafinta somaliland ayaa saaka soo laba kacleeyay kaas oo dhaliyay inuu wasiirka warfaafinta somaliland.

· abdi on May 06 2015 · Read More · 725 Reads ·Print

Dawlada Maraykanka Oo Malaayiin Dollar Madaxooda Dul-dhigay Qaar ka Mid Ah Hogaamiyayaash Ururka Daacish.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay inay abaal marin lacageed oo gaareysa 20-milyan oo doollar cidii keenta macluumaadka afar ka tirsan Hogaamiyeyaasha.

· abdi on May 06 2015 · Read More · 781 Reads ·Print

Puntland oo Ciidankii Ugu Badnaa uu Soo Dirtay Degaanka Tukaraq ee Gobolka SOOL.

Ciidan hubaysan oo ka tirsan kuwa Maamul Gobolleedka Puntland ayaa shalay gelinkii hore la keenay deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool ee Somaliland.

· abdi on May 06 2015 · Read More · 844 Reads ·Print

Soomaalida UK oo danjiraha K/Afrika ee UK kala Hadlay Dhibaatada lagu hayo Somalida K/Afrika

Mudaahraad ka dhan ah dhibaatada Soomaalida loogu geysnayo dalka Koonfur Afrika oo Sabtidii toddobaadkan ka dhacay magaaladda London ee dalka Britain.

· abdi on May 06 2015 · Read More · 836 Reads ·Print

John Kerry oo Muqdisho kula kulmay Madaxda dowladda Somalia.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, John Kerry iyo wafdi uu hoggaaminayo oo duhurnimadii maanta soo gaaray Muqdisho,

· abdi on May 06 2015 · Read More · 802 Reads ·Print

Ogeysiis 18 may West Midlands Somaliland Community.

West Midlands Somaliland CommunityMadash lagu qaban doono xafladdasannad guurada 18 may ee SomalilandAddress ; Regent Park roadSmall Heath.Banqueting HallBirmingham

· abdi on May 06 2015 · Read More · 932 Reads ·Print

Al-shabaab oo laba Macallin kasoo Afduubtay Degmada Mandheera ee G. Waqooyi-bari Kenya

Dabley ka tirsan Al-shabaab ayaa ka afduubay magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari ee dalka Kenya oo ku dhow xadka ay Soomaaliya.

· abdi on April 25 2015 · Read More · 759 Reads ·Print

Mudaneyaasha labada gole oo xil-ka-qaadistii Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee SL

Mudaneyaasha labada gole ee baarlamaanka (Guurtidda iyo Wakiiladda) ayaa ogolaaday xil-ka-qaadistii uu dhawaan ku sameeyay madaxweynaha.

· abdi on April 25 2015 · Read More · 919 Reads ·Print

Sir la helay xukuumada kulmiye oo isu soo qaawisay xubnihii..

Sir la helay xukuumada kulmiye oo isu soo qaawisay xubnihii iyo taageerayaashii xisbiyada mucaaradka ee wadani iyo ucid.

 

· abdi on April 15 2015 · Read More · 759 Reads ·Print

Qoxooti Somali ah oo kasoo Cararay Colaadaha Yemen oo gaaray Dekedda Boosaaso.

Dekeddda magaalada Boosaaso ayaa waxaa soo gaaray shalay oo Jimco ahayd dooni siday Soomaali oo ka soo cararay colaadaha ka taagan dalka Yemen.

· ifraax on April 11 2015 · Read More · 828 Reads ·Print

Somaliland oo Saakay looga dareeray Oalololaha Maalinta Guud ee Nadaafadda.

Waxa saaka Hiirtii waaberi ka bilaabmay goboladda iyo degmooyinka Somaliland olole nadaafadeed oo heer qaran ah.

· abdi on April 07 2015 · Read More · 1059 Reads ·Print

Askari ka tirsan ciidanka Milatariga Somaliland oo Toogtay Askari ay isku Xero ahaayeen.

Askari ka tirsan ciidamada Militariga Somaliland ayaa ku dilay duleedka magaalada Laascaanood ee Gambadha hal askari.

· ifraax on April 06 2015 · Read More · 1666 Reads ·Print

Eastleigh Protests; Muslim Community condemn GarissaAttack.

The Kenyan Muslim community in Nairobi's Eastleigh area were on the streets today condemning the pre dawn attack.

· ifraax on April 06 2015 · Read More · 784 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>