Username Password | Register | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  HargeysaOnline.Net@gmail.com

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Wasiir Cali Waran-Cade oo kulan la Qaatay Cuqaasha Gobolka Togdheer.

Wafdi Wasiirro ah oo ka tirsan Somaliland, ayaa kulan Albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay cuqaasha iyo madaxdhaqameedka gobolka Togdheer.

· abdi on June 26 2016 · Read More · 754 Reads ·Print

Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga UCID Rooda A. Yaasiin oo lagu Xiray Degmada Abdaal.

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee gobolka Saaxil, Rooda Axmed Yaasiin ayaa xalay lagu xidhay xabsiga saldhiga degmada Abdaal ee gobolka Saaxil.

· abdi on June 26 2016 · Read More · 812 Reads ·Print

Wasiirka Arimaha Gudaha oo la kulmay Madax dhaqameedka Somaliland.

Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran Cadde oo maalintii Shalay..

· ifraax on June 25 2016 · Read More · 874 Reads ·Print

Qarax oo lala eegtay Hoteelka Naasa-Hablood One ee magaalada Mogdisho.

Qarax Ismiidaamin ah ayaa goor-dhaw waxaa lala beegsaday Hoteel Naasa Hablood One oo ku yaalla Isgoyska lambar Afar ee Magaalada Muqdisho.

· ifraax on June 25 2016 · Read More · 724 Reads ·Print

Shacabka UK oo u Codeeyay inay Midowga Yurub ka baxaan iyo Cameron oo Is-casilaya.

Natiijada Aftidii shacabka UK ee ay ku kala Dooranayeeen in ay ka baxaan Ururka Midowga Yurub iyo in ay ka sii mid ahaadaan.

· ifraax on June 24 2016 · Read More · 636 Reads ·Print

Edo Wareejisaye Yaa Ku Wareejin.

Intaad isleedahay Geel hindi qaatay xeebtaa laga raadshaa Miyaanad ogeen nin soori kaa qaaday waa nin saafi kaa qaaday.!!!!!

· xaaji on June 22 2016 · Read More · 815 Reads ·Print

Nafaqaynta garaadka iyo kobcinta maskaxda ubadkeena.

Waqtigaa isgurayoo hal lagu daro mooyee hal laga gooyo maleh ana laba daran mid doonaa isku kay barbaryaal inaan hoos u guuxo.

· xaaji on June 22 2016 · Read More · 821 Reads ·Print

Nin isku dayay inuu Qaarijiyo Donald TRUMP oo Maxkamad la Hor-keenay.

Nin lagu eedeyay in uu doonayay in uu toogasho ku dilo musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka Donald Trump.

· xaaji on June 22 2016 · Read More · 667 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuun Maxamed Cabdi Iskeerse.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa hoggaamiyey aas qaran oo xeedho, waqooyiga Caasimadda Hargeysa.

· abdi on June 20 2016 · Read More · 898 Reads ·Print

Morsi oo lagu xukumay 25 sano oo xadhig ah .

Madaxweynihii hore ee dalka Masar, Maxamed Morsi ayaa maxkamad waxay ku ridday shalay galinkii dambe xukun ah 25 sano oo xarig ah.

· abdi on June 19 2016 · Read More · 728 Reads ·Print

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo gurigiisa la Weeraray Xalay.

Nin hubeysan oo la sheegay in uu ka Tirsanaa ilaalada Beer uu Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-cadde - ku xannaaneysto Libaaxyada  ,

· xaaji on June 19 2016 · Read More · 911 Reads ·Print

Obama legacy: One million green cards to migrants from Muslim-majority nations.

The administration of President Barack Obama will have issued more than one million green cards to migrants from majority-Muslim countries.

· xaaji on June 19 2016 · Read More · 681 Reads ·Print

Madaxweynaha oo booqday dadkii ku wax yeeloobay roobkii ka da ay Haregysa.

Madaxweynaha oo booqday dadkii ku wax yeeloobay roobkii ka da ay Hargeysa Galabta kaas oo sababay dhimasho, dhaawac iyo Burbur laxaadleh.

· ifraax on June 14 2016 · Read More · 944 Reads ·Print

Dumarka New Ucid oo Canbaareyn dusha uga tuuray Feysal cali waraabe.

Anigu ku hadlaya Magaca Garabka Haweenka New UCID Iyo Dhamaan Haweenka Somaliland , Ahna Godomiyaha Gudida Ictiraaf Raadinta Somaliland ee Dalka Finalnad

· abdi on June 13 2016 · Read More · 859 Reads ·Print

Weerarkii Orlando ee Mareykanka oo Lala Xidhiidhiyey in ay Daacish ka danbeyso.

Ciidamada sirdoonka ee Mareykanka ee FBI ayaa sheegay ninkii shalay galab dadka gaaraya 50ka ku laayay magaalada Orlando ee Mareykanka.

· xaaji on June 13 2016 · Read More · 697 Reads ·Print

Masuulyiin ka tirsan xisbiga wadani oo laga caydhiyay dhagaysigii dacwada Ucid.

Masuuliyiin ka tirsan hogaanka xisbiga Wadani ayaa laga caydhiyay xarunta gudida diiwaangalinta ururada iyo asxaabta qaranka.

· xaaji on June 13 2016 · Read More · 770 Reads ·Print

Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Waddada Loo Maray Aqoonsi Somaliland Ay Mugdi Sii Gelisay Qadiyadda.

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta ruug-caddaaga ah ee Somaliland ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya.

· xaaji on June 13 2016 · Read More · 1038 Reads ·Print

50 Qof oo Toogasho Lagu Dilay Kalaab La Weeraray Orlando, Florida ee dalka Mareykanka.

War dagdag ah oo mar dhow soo dhacay ayaa sheegaya in ilaa 50 qof lagu dilay toogasho meel kalaab lagu tunto ah oo la weeraray.

· xaaji on June 12 2016 · Read More · 704 Reads ·Print

Maxkamad Kutaala Seychelles oo Shan Soomaali ah Ku Ridday 12 Sano oo Xarig ah.

Koox Soomaali ah oo lagu soo eedeeyay inay burcad badeed yihiin ayaa maxkamad dalka Seychelles kutaala waxay ku ridday xukun ah 12 sano oo xarig ah shalay.

· xaaji on June 12 2016 · Read More · 897 Reads ·Print

Guddoomiye Cirro Oo Ka Qayb Galay Kulan Baarlamanka Sweden Kaga Dooday Aqoonsiga Somaliland.

Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka.

· ifraax on June 12 2016 · Read More · 732 Reads ·Print

Dawladda Turkiga oo Kontiinarada Berbera imanaya Dawladda Federalka Somaliya u saartay midkiiba $400.

Dawladda Turkiga ayaa shixnadaha Dalkeeda uga yimaada Somaliland ee ku jira Kontiinarada ee yimaada Dekedda Berbera midkiiba $400 (Afar boqol oo Doolar),

· ifraax on June 12 2016 · Read More · 858 Reads ·Print

Maxamed Cali Clay oo Meydkiisa Maanta Lagu Aasayo Gobolka Kentucky.

Meydkii feeryahankii caanka ahaa ee Maraykanka Maxamed Cali Clay ayaa maanta oo Jimce ah waxaa lagu aasayaa Kentucky Maraykanka.

· xaaji on June 10 2016 · Read More · 665 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

More Programs>>>>