|
|
Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is Qaban Karin! (Qayb.4-aad)
Maxaa bulshadeena ugu wacan in Danta iyo Dareenka Qabiilku ay ka xoog bataan Dareen-Wadareedka Ummadnimo? Maxaa bulshadeena ugu wacan inay mar walba isku mashquuliyaan ama ay ka shaqeeyaan.
|
· ifraax on March 01 2014 ·
Read More · 1289 Reads
·
|
|
|
Golaha Ammaanka ee QM oo ka shiraya Amniga Somalia.
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kulan ka yeelanaya toddobaadka soo socda ammaanka Somalia iyo howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM.
|
· abdi on February 28 2014 ·
Read More · 1650 Reads
·
|
|
|
Jamaal Cali Oo Mar Kale Xukuumadda Uga Digay In Doorashadu Dib U Dhacdo.
Musharaxa Jagada Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa markale xukuumadda xisbiga Kulmiye ee uu hogaaminayo madaxwayne Axmed Siilaanyo uga digay inay doorashooyinka.
|
· abdi on February 28 2014 ·
Read More · 1258 Reads
·
|
|
|
Golaha Guurtida Oo Ergooyin Nabad Raadin Ah U Kala Diray Xaaji Saalax Iyo Adhi-cadeeye.
Golaha Guurtida Somaliland ayaa ergooyin nabad raadin ah u kala diray deegaanada Adhi-cadeeye iyo Xaaji Saalax oo kala tirsan gobollada Sool iyo Daad-madheedh.
|
· abdi on February 28 2014 ·
Read More · 1407 Reads
·
|
|
|
Waa Xaaraan In Madaxweyne Siilaanyo Muddo Kordhin Loo Sameeyo.
Gudoomiyaha guddida arrimaha gudaha iyo nabadgalyada ee golaha Wakiilada Somaliland xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) ayaa sheegay inaan shacbiga Somaliland.
|
· abdi on February 28 2014 ·
Read More · 1058 Reads
·
|
|
|
Haweeney Toogatay Ninkeeda magaalada mogadisho.
Haweeney ayaa toogasho ku dishay saaka aroortii hore seygeeda oo u shaqeynayay wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Soomaaliya.
|
· ifraax on February 26 2014 ·
Read More · 1106 Reads
·
|
|
|
Ayaan oo wejigeedii la hagaajiyay qaliin socday 11 saacadood.
Ayaam Maxamed oo ah gabar Soomaaliyeed oo quruxdeeda ku luntay dagaaladii sokeeye kadib markii xabad kaga dhacday wajiga ayaa ugu danbeyntii loo soo celiyay quruxdeedii iyo sidii ay aheyd 23 sano ka hor.
|
· ifraax on February 26 2014 ·
Read More · 2168 Reads
·
|
|
|
Xuskii Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo Minnesota lagu qabtay.
Xuska Maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis. Waxaa soo qabanqaabiyay xuska Meertada Afka & Suugaanta Soomaaliyeed.
|
· xaaji on February 24 2014 ·
Read More · 1223 Reads
·
|
|
|
Hambalyo Farxadleh Guusha Laga gaadhay Turxaanbixinta G/Togdheer.
Waxaan Manaata Qalinka U qaatay Qiiro Iyo Farxad Ay Igu Dhalisay Markaan Daawaday Waftiga Uu Hogaaminaayo Wasiiru Dawlaha Wasarada Maaliyada Jamuuriyad Somaliland Md Cismaan Cabdillaahi Saxardiid.
|
· abdi on February 24 2014 ·
Read More · 1073 Reads
·
|
|
|
Somaliland’s Foreign Policy: A Policy with Audacity and Confidence.
The State of Somaliland received its independence from Great Britain on 26th June 1960, by Royal Proclamation of Her Majesty Queen Elizabeth II. In compliance with UN’s procedures to decolonization of former colonies.
|
· abdi on February 24 2014 ·
Read More · 1287 Reads
·
|
|
|
Ciidamada Itoobiya oo Buulaburde looga mudaaharaaday.
Bannaanbax ballaaran oo ay dadweyne boqollaal gaarayaa kasoo qayb galeen, ayaa shalay ka dhacay degmada Buulaburde ee gobolka Hiiraan oo kamid ah deegaanada ay ka arrimiso Xarakada Al-shabaab.
|
· abdi on February 24 2014 ·
Read More · 1105 Reads
·
|
|
|
Golaha Wasiirada Oo kawalaacsan Isku Shaandhayn Madaxweyne Siilaanyo Ku Sameeyo.
Golaha wasiirada xukuumada Somaliland ayaa la sheegay inay wadnaha farta kaga hayaan isku shaandhayn madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ku sameeyo golihiisa xukuumada.
|
· abdi on February 24 2014 ·
Read More · 1431 Reads
·
|
|
|
Gud. Ku Xigeenka Wadani Oo Kulamo Uu Ku Kasbanayo Madaxda Dhaqanka Awdal Qaarkood Ka Bilaabay Boorama.
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Wadani Axmed Muumin Seed ayaa mudooyinkan dambe kulamo la qaadanayay duqayda iyo waxgarad ka soo jeeda Beelo ka mid ah beelihii aan taageeri jirin xisbiga Wadani.
|
· abdi on February 24 2014 ·
Read More · 1188 Reads
·
|
|
|
Wasiirka ka hadlay Weerarradii lagu qaaday Madaxtooyada Somaliya.
Wasiirka amniga Qaranka xukuumadda Soomaaliya, Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya.
|
· xaaji on February 21 2014 ·
Read More · 1012 Reads
·
|
|
|
Maareeyaha Wakalaada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Qalabka Dalka La Keenay.
Mareeyaha Wakaladda Hormarinta Waddooyink, Xassan Cali Cismaan oo ka warbixiyey qalabka cusub ee ay dalka keeneen iyo kormeerka Madaxwaynaha Siilaayo ku gaalaabixiyey qalabka loogu tala galay.
|
· xaaji on February 21 2014 ·
Read More · 1175 Reads
·
|
|
|
Madaxweynaha Somaliland Oo Dhagax Dhigay Xarunta SONYO.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay dhagax dhigay dhisme cusub oo loo dhisayo dalladda heer qaran ee ay ku bahoobeen dhallinyarada Somaliland.
|
· xaaji on February 21 2014 ·
Read More · 1303 Reads
·
|
|
|
Hambalyo Guusha Ay gaadheen Golaha Guurtida Somaliland.
Waxa Marwalba Mahad gaara Iska Leh Allah Ina Abuurtay SW Alxamdulilaah rabil calamiin waxa Mahad Kale aan Siinaya Golaha Guurtida Somaliland Oo Ah Halbawlaha Jiritaanka Somaliland waxa Kale oo Iyana Hambalyo Mudan Golaha wakiilada.
|
· ifraax on February 21 2014 ·
Read More · 870 Reads
·
|
|
|
HE Ahmed M.M. Silaanyo: Is the President of the People, by the People and for the People (Part I).
The choice of the electorate is sometimes a crucial cause for many aspects. It defines the future and destiny of the country, as it determines the parameters of success and failure of its citizens.
|
· ifraax on February 21 2014 ·
Read More · 1205 Reads
·
|
|
|
Dhacdo murugo badan oo nin somaliyed ku sameeyey xaaskiisii oo somaliya joogta.
Gabar dhalinyaro ah oo degan magaalada Muqdisho ayaa cudurka waalida ee ku dhacay waxaa u sabab ah, Wiil ay is qabeen oo dalaaqadeeda soo siiyay markii uu mid ka mid ah dalalka Yurub.
|
· ifraax on February 21 2014 ·
Read More · 2306 Reads
·
|
|
|
Wasaarada Arimaha Guduhu waxba ka qabato mamulka dulmiga ee Degmada Tog wajaale.
xaashiWasaarada Arimaha Guduhu waxha ka qabato mamulka dulmiga iyo cadaaladarada kudhaqmaya ee Degmada Tog wajaale war qad qoraala.
|
· xaaji on February 17 2014 ·
Read More · 1473 Reads
·
|
|
|
Dayaarad ay leedahay Shirkada Itoobiyaan Airlane Oo La Af-Duubay.
Diyaarad Itoobiya laga leeyahay oo ka duushay magaalada Addis Aababa kuna socotay magaalada Rome ee dalka Talyaaniga, ayaa lagu qasbay inay ku degto magaalada Geneva.
|
· xaaji on February 17 2014 ·
Read More · 940 Reads
·
|
|
|
Dhismaha Wajigii Labaad ee Madaarka Hargeysa la Dhagax-dhigay.
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta dhagax dhigay wejiga labaad ee dhismaha Dhabaha diyaaradaha.
|
· xaaji on February 17 2014 ·
Read More · 1569 Reads
·
|
|
|