Turkiga oo beeniyay inuu joojiyay Gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya.
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Turkiga ayaa beenisay shalay inay jartay gargaarkii ay siin jirtay Soomaaliya.
·xaaji on February 17 2014 ·
Read More · 976 Reads
·
Golaha Wakiiladda oo guddi u saaray xalinta khilaafkooda.
labada garab ee Golaha wakiiladda oo laba guddi u saaray xalka khilaafkooda ka dhashay Xeer hoosaadkooda ayaa Ergadii dhex dhexaadinta ee Golaha Guurtidda.
·abdi on February 12 2014 ·
Read More · 1434 Reads
·
·ifraax on February 11 2014 ·
Read More · 2012 Reads
·
Laaca Aragtaye Laaga Ma,Ogtahay?
Anigoo Aan Indhawayd Qalin Qadadnin Ayaa hadaba marka Hore Waxaan Idiin Sheegaya Waxa igu Kalifay Maanta Inaan Qalinka Kor U qaadao Kuna Tilmaamo Kuna Shego Turxaanta Iyo Carqalada.
·ifraax on February 11 2014 ·
Read More · 1707 Reads
·
Guddoomiye Cirro Oo Fadhigii Golaha Wakiilada Soo Xidhay, Cali iyo Baashe Oo Mudenayaal Dhaarsan Ku Horjooga Aqalka.
Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland ee saaka ayaa lagu kala kacay ka dib markii ay soo galeen Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Liibaan Axmed Fooxle.
·xaaji on February 09 2014 ·
Read More · 1562 Reads
·
Waa Maanso Lamagac Baxday Madadaalo Oo Ku Wajahan Hogaanka Ka Taliya Maanta Somaliland.
Waa Maanso Lamagac Baxday Madadaalo Oo Ku Wajahan Hogaanka Ka Taliya Maanta Somaliland Abawaan Khadar Macalin Qaasim Halkan Noose Guji.
·xaaji on February 09 2014 ·
Read More · 1357 Reads
·
Talo kaa Gurracantaa Guul kaa Fogaysa!!
Waxaan halkan si adag uga cambaaraynayaa Telefishanka Universal TV af-lagaadadii anshaxa iyo asluubta saxaafaddaba ka baxsnayd ee uu kula dul kufay M/weynaha Qaranka Jam. Somaliland.
·ifraax on February 06 2014 ·
Read More · 1042 Reads
·
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgallay munaasibadda 20 guuraddii ka soo wareegtay aasaaska ciidanka Militeriga Somaliland.
·xaaji on February 02 2014 ·
Read More · 2229 Reads
·
Musharrax Soomaaliyeed oo u tartamaya jago Minnesota.
Musharraxa Siyaad Cali oo u tartamaya jagada Minneapolis School Board ayaa xalay daah-furay ololihiisa doorasho, waxaana xafladda ballaraan oo lagu taageerayay ay ka dhacday hoolka shirarka iyo xafladaha ee Safari ee magaaladda Minneapolis.
·xaaji on February 02 2014 ·
Read More · 1215 Reads
·
Hoggaanka Dalka Hanashadiisu Hab loo maray leedahay (Qayb.1-aad)
Waxa beryahan dambe si is-daba joog ah u soo baxayey hadallo iyo dhawaaqyo isugu jiradhalliilo iyo dhaleecayn xad-dhaaf ah oo Xukuumadda dusha looga tuurayey oo ay wadaan Xisbiyada Mucaaridka ah iyo shaqsiyaad iyagu si gurracan mansab u doonaya.
·ifraax on February 01 2014 ·
Read More · 1460 Reads
·
Ra'iisal Wasaarihii Hore Ee Somalia Abdirizaq Haji Hussein Oo Xijaabtay Xalay.
AHUN Abdirazaq H. Hussein wuxu noqdey raysal wasaaraha Somalia bishii june sannadkii 1964 xilkan oo u hayay ilaa bishii july 1976 waxaana madaxweyne dawladdaasi ka ahaa AHUN Aden Abdulle Osman Aden Adde.
·ifraax on February 01 2014 ·
Read More · 2750 Reads
·
Odayaal ka tirsan beesha Habar-gidir oo Xasan Daahir ku booqday hoyga laga dejiyey magaalada Muqdisho.
Odayaal ka tirsan beesha Habar gidir ayaa xalay ku booqday Shiikh Xasan Daahir Aweys hoyga la dejiyey oo ku yaalla dhabarka dambe ee xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho.
·xaaji on February 01 2014 ·
Read More · 1414 Reads
·
Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo geeriyooday.
Waxaa goor dhaweyd ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya C/risaaq Xaaji Xuseen oo beryahan xanuunsanayay.
·xaaji on February 01 2014 ·
Read More · 1244 Reads
·
Gudoomiye Ku Xigeenada Wakiilada Oo La Sheegay Inay Ka Wada Hadleen Sidii Xilalka Ay Iskaga Casili Lahaayeen.
Gudoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf Axmed oo iyagu ka cadhooday fadhigii Isniintii todobaadkan ee goluhu ku meel mariyay.
·abdi on January 31 2014 ·
Read More · 1284 Reads
·
Xasan Daahir Oo Laga Sii Daayay Goobtii Lagu Hayay, Lana Dajiyey Guri udhow Ku Madaxtooyada Mogdisho.
Xasan Daahir Aweys oo ka tirsanaa saraakiisha Al-Shabaab ayaa laga sii daayey xabsi ciidanka nabad sugida dowlada Somalia ku leeyihiin magaalada Muqdisho oo uu ku xidhnaa muddo todoba bilood ah.
·abdi on January 31 2014 ·
Read More · 1297 Reads
·
Qaraxyo saaka lagu burburiyay baallayaasha Qorraxada ku shaqeeya.
Baalayaal ka mid ah kuwa qorraxda ku shaqeeya ayaa saakay waaberigii hore lagu qarxiyay xaafadda Al-baraka ee degmada Hodan, iyadoo ay ka dhasheen qaraxyadaas dhaawacyo gaaray dad dhimirka la’ oo la daweynayay.
·abdi on January 31 2014 ·
Read More · 1014 Reads
·
Madaxweyne Siilaanyo Oo Barito Liverpool Kula Kulmaya Jaaliyada Reer Somaliland.
Hargeysa(Hargeysa Online)Madaxweyne Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa la filayaa inuu maanta London uga baqoolo dhinaca magaalada Liverpool.
·abdi on January 31 2014 ·
Read More · 1356 Reads
·
Golaha Wasiiradda Puntland Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Xubno Ka Soo Jeeda Somaliland Ka Tirsan Oo Lagu Soo Daray.
Golaha wasiiradda maamul goboleedka Puntland ee uu hogaaminayo Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas ayaa shalay si rasmi ah loogu dhawaaqay, kuwaas oo ay ka ka dhex-muuqdaan xubno ka soo jeeda deegaamo ka mid ah Jamhuuriaydda Somaliland.
·ifraax on January 29 2014 ·
Read More · 1125 Reads
·
Xaflad lagu Maamuusayay Maalinta Dhaqanka Somaliya oo lagu qabtay magaalada Nairobi.
Xaflad si wayn loo soo Agaasimay oo ay ka soo Qeybgaleen Marti sharaf dadweyne aad u badan oo gaaraya 200- qof, Fanaaniin Majaajiliistayaal uu ka mid ahaa Jinni Ishumi iyo kuwa kale ayaa waxaa shalay lagu Qabtay Magaalada Nairobi.
·abdi on January 26 2014 ·
Read More · 2447 Reads
·