Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Gar-naqso aad Garowshiiyo Heshide! (Qayb.I)

Gar-naqso aad Garowshiiyo Heshide! Waa Maqaal Taxane ah oo aynu ku falan-qayn doonno Amba-qaadka iyo Geeddi-socodka Gar-naqsi ee uu Qaranka Jam. Somaliland go’aansaday.

· ifraax on January 24 2014 · Read More · 1541 Reads ·Print

Madaxweyne Axmed Maxamed M. Siilaanyo oo London Yimid Kadib Socdaalkii Dalka Faransiiska.

Madaxweyne Ahmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo socdaal ku joogay dalka Faranciiska maalmihii ugu damebeeyey ayaa manta oo Arbaca ah soo gaadhay magaalada London ee dalka UK.

· xaaji on January 23 2014 · Read More · 3070 Reads ·Print

Daawo Muuqaalka xafladii xisbiga wadani ee uu ku qabtay Seatte ,WA iyo mooge yare oo wacdaro ka dhigay.

XISBIGA WADANI EE UU KU QABTAY SEATTLE WASHINGTON. XAFLADAN OO AHAYD TII UGU WAYNAYD XISBIGA WADANI KU QABTO SEATTLE AYAA WAXA KA SOO QAYB GALAY BULSHA WAYNTA SOMALILAND EE KU DHAQAN GOBOLKAN WASHINTONG.

· xaaji on January 23 2014 · Read More · 1208 Reads ·Print

Xafladii Xisbiga WADDANI Laantiisa Seattle Washington Oo Loo Soo Agaasimay Si Heer Sare Ah + SAWIRO.

Waxa caawa oo bishu tahay January 19,2014 ka dhacday magaalada Seattle Washington ee USA xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo  wacyigelinta iyo dardargelinta  arrimaha xisbiga WADDANI ee Seattle.

· abdi on January 21 2014 · Read More · 2419 Reads ·Print

Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Awdal Oo Md Aareeye Ku Eedeeyey Inuu Fidmo Ka Wado Gobolka Selel.

Xildhibaan Ibraaahim Axmed Iimaan oo ka tirsan xildhibaanada golaha deegaanka Boorama, ayaa xildhibaan Cali Aareeye oo ka mid ah golaha Wakiilada Somaliland.

· ifraax on January 19 2014 · Read More · 1100 Reads ·Print

Somalidii ku Waxyeeloobay dabkii Minnesota oo la caawinayo.

Kulan looga arrinsanayay sidii loo taageeri lahaa dadkii ku waxyeeloobay dab dhashay qarax ka dhacay guri ay dad Soomaaliyeed iyo qoomiyado kale deggenaayeen oo ku yaalla magaalada Minneapolis.

· ifraax on January 19 2014 · Read More · 1263 Reads ·Print

Somaliland Iyo Somalia Wadahadalkoodu Wuu Soconayaa.

Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa shalay socdaal ugu amba-baxay dalalka Faransiiska iyo Britain.

· ifraax on January 19 2014 · Read More · 1411 Reads ·Print

Siyaasadda Dibedda ee JSL: Siyaasad leh ku Dhac, Hadaf iyo Himilo Toosan.

Markii Xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo ay talada iyo hoggaanka dalka la wareegtay (27.7.2010), waxa uu go’aansaday inuu la yimaado Siyaasad cusub oo fur-furan.

· ifraax on January 19 2014 · Read More · 1602 Reads ·Print

Kenya oo shaacisay magacyada saraakiil ajaaniib ah oo ay ku dishay duqeyntii ka dhacday Gedo.

Kenya ayaa shaacisay magacyada saraakiil ajaanib ah oo ay sheegeen iney Al-shabaab kaga dileen duqeyn ay dayuuradaha ciidamada Kenya ka fuliyeen gobolka Gedo todobaadkii hore.

 

· abdi on January 17 2014 · Read More · 1370 Reads ·Print

Ururka Midowga Afrika Oo Sheegay In Itoobiya Ay Ku Biirayso Hawlgalka AMISOM.

Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay si rasmi ah uga mid noqon doonaan dhawaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, taasoo lagu sheegay in lagu kordhinayo tirada ciidamadan.

· abdi on January 17 2014 · Read More · 1032 Reads ·Print

Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Odayaasha Oo Labada Beelood Ee Colaadu Ku Dhexmartay.

Hargeysa(Hargeysa Online)Xildhibaan Xasan Cumar Axmed (Xasan Dhoore) oo ka mid ah xildhibaanada golaha guurtida Somaliland ugu jira gobolka Sool ayaa labada beelood ee dhawaan colaadu ku dhexmartay.

· abdi on January 17 2014 · Read More · 1240 Reads ·Print

Jaamacadda Admas Oo Xaflad Balaadhan Ku Daah-Furtay Qaybta Waxbarashada Online-Ka.

Jaacadda Admas University College ayaa xaflad balaadhan ku daah-furtay koorasyo cusub oo lagu soo kordhiyey Jaamacada laguna dhigan doono international Online Course .

· abdi on January 16 2014 · Read More · 1439 Reads ·Print

Gabay aad u cajiib ah oo loo tiriyey Madaxdeyne Siiraanyo.

Waxaan wareysi aan ka qaadnay abwaan cabdilaahi adan samatar abwaan mareykan oo gabey cajiib ah u tiriyey madaxweyne siiraanyo, gabaygan ayuu wuxuu iftiiminayaa meelo badan oo muhiim ah.

· ifraax on January 14 2014 · Read More · 1636 Reads ·Print

Nin Somali oo la sheegay in uu qaboow ugu geeriyooday dalka Norway.

Wiil Soomaaliyeed oo magaciisa lagu sheegay Nuur Cabdulaahi Aadan ayaa Kaamkii uu ku jiray ka baxsaday ka dib markii diidmo la siiyay.

· xaaji on January 11 2014 · Read More · 1291 Reads ·Print

4 Qof oo somali ah oo shil baabuur ku dhintay gobolka iowa ee wadanka mareykanka.

Warsame and his three passsengers — Miski Yahye Mohamed, 34, Khadijo Mohamed, 53, and Maryan M. Kulane, 25 — died from their injuries.

· xaaji on January 11 2014 · Read More · 2645 Reads ·Print

Beesha Siilaanyo waxay maroorsadeen xilalkii Dowlada Somaliland.

Beesha Siilaanyo waxay maroorsadeen xilalkii Dowlada Somaliland gaar ahaan gobolka Togdheer sidaas darteed waxaan dabagal dheer kadib idiin soo gudbineynaa Liiska xilalka Dawladda.

· ifraax on January 10 2014 · Read More · 4341 Reads ·Print

Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is-qaban karin!

Qabiilka iyo Qarannimadu waa laba shay oo aan is-qaban karin, sidoo kale Qabiilka iyo Hannaanka Dimuqraadiyaddu waa isku dab iyo dhagax. Nasiib darrada jirtaa waxa weeye inDareen-Wadareedka Qarannimo.

· ifraax on January 08 2014 · Read More · 1477 Reads ·Print

'Polar Vortex' Creates Huge Temperature Difference Across US.

A blast of Arctic air pushing south as far as Atlanta has caused air temperatures across the United States to plunge.

· abdi on January 07 2014 · Read More · 2967 Reads ·Print

Hadii Xukuumadu Isku Koobto Wada-Hadalada Somalia In Wadaxaajood La Furi Doono Dawlada Xamar.

Guddomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ku hanjabay in hadii ay xukuumaddu ay isku koobto wada-hadalada ay Somalia la galayso oo aan laga talo galinin axsaabta mucaaridka.

· abdi on January 07 2014 · Read More · 1297 Reads ·Print

Shirkii Uu Madaxwayne Ku Xigeenku Iclaamiyey oo maxamed kaahin Ku Tilmaamay Shirqool.

Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbul-xaakimka Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa deedefeeyey warqad uu madaxwayne ku xigeenka Somaliland, C/raxmaan Saylici iskugu yeedhay guddida fulinta.

· abdi on January 07 2014 · Read More · 1350 Reads ·Print

Sarkaal sare oo qiray in xiriir qarsoon uu ka dhaxeeyo dowladda somaliya iyo Al-Shabaab.

Waxaa soo baxaya dhaliilo loo jeedinaayo saraakiisha iyo abaandulayaasha ciidamada dowladda, kuwaasoo lagu eedeeyay in ay wax badan ka qaban arrimaha ammaanka.

· abdi on January 06 2014 · Read More · 1296 Reads ·Print

Askari ka Tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo xukun dil ah lagu fuliyay.

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay askari ka tisrnaa ciidamada dowladda Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray, Maslax Ciise Iimaan.

· abdi on January 06 2014 · Read More · 1224 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>