|
|
R/Wasaraha Somaliya oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabtey.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta dalka dib ugu soo noqday kadib safaro shaqo oo uu ku joogay dalka Switzerland.
|
· ifraax on March 23 2014 ·
Read More · 1029 Reads
·
|
|
|
Golaha Wakiilada Iyo Saxaafada Oo Isla Qaatay In Adeegsiga Xeerka Saxaafada.
Kulan ay yeesheen xubno ka socday golaha wakiilada iyo Saxaafada Somaliland ayaa lagu lafa-guray caqabadaha hortaagan in xukuumadu aanay saxaafada u adeegsan xeerka Saxaafada Somaliland.
|
· xaaji on March 20 2014 ·
Read More · 1110 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Shirkadda Telesom .
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa xadhiga ka jaray dhisme weyn oo qalabaysan oo shirkadda Telesom ka hirgalisay Jaamacadda Burco.
|
· xaaji on March 20 2014 ·
Read More · 1272 Reads
·
|
|
|
Madaxweynaha Somaliland oo booqasho ku tagay Degmada Laasqoray
Madaxweynaha Somaliland, mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa safar aan horay loo shaacin barqadii maanta ku tagay degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag.
|
· abdi on March 16 2014 ·
Read More · 2033 Reads
·
|
|
|
Marxuum Maxamed Saleebaan Tubeec oo Muqdisho lagu aasay.
Marxuum Maxamed Suleymaan Tubeec (boqorkii codka) oo toddobaadkii hore ku geeriyooday Jarmalka ayaa maanta lagu aasay Muqdisho.
|
· abdi on March 16 2014 ·
Read More · 1271 Reads
·
|
|
|
Markaad aragto Madaxweynaha Jam.Somaliland oo ummaddiisa si kalsooni leh u dhex lugaynaya, isla markaana u kuur-galaya baahiyaha jira iyo muuqaalka nolol-maalmeedka dadweynaha.
|
· ifraax on March 15 2014 ·
Read More · 1549 Reads
·
|
|
|
Gaari miinooyin laga soo buuxiyay oo Muqdisho ku qarxay.
Qarax loo adeegsaday gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa maanta ka dhacay dhabarka dambe ee hoteelka Maka Al-Mukarama.
|
· abdi on March 15 2014 ·
Read More · 1466 Reads
·
|
|
|
Fanaankii weynaa ee Max'ed Suleymaan oo ku geeriyooday Jarmalka.
Fannaankii weynaa ee Soomaaliyeed AUN, Maxamed Suleymaan Tubeec oo ahaa boqorkii codka ee fannaaniinta Soomaaliyeed ayaa maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka.
|
· xaaji on March 12 2014 ·
Read More · 1327 Reads
·
|
|
|
Baloore iyo Somaliland oo Faransiiska ku falanqaynaya Heshiiska Dekedda Berbera.
Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo maal-gashi Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa ka hadlay halka uu marayo Xidhiidhkii Xukuumada Somaliland.
|
· ifraax on March 11 2014 ·
Read More · 1190 Reads
·
|
|
|
Gabadhii Dilka foosha xun geysatay oo kalideed lagu xidhay Qol madow.
Gabadhii dhawaan Hargeysa ka fulisay Dilka foosha xun ee ay maxkamadda gobolka Hargeysi Rumaan garaysay ayaa lagu xidhay qol gaar ah oo ku yaala Xabsiga Hargeysa.
|
· ifraax on March 11 2014 ·
Read More · 2275 Reads
·
|
|
|
Madaxweyne Siilaanyo oo saaka Borama u kicitimaya.
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka u kicitimaya magaaladda Borama, isagoo ka soo furi doona mashaariic kuwo hor leh-na dhagax dhigi doona.
|
· ifraax on March 11 2014 ·
Read More · 1255 Reads
·
|
|
|
Taariikhda SNM Ha Lagu Daro Manhajka Waxbarashada Dalka Oo Caruurta Ha La Barro.
Siyaasiga Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan Hindi), kana mid xooggaga dhexdhexaadka ah Somaliland, ayaa xukuumadda xisbiga Kulmiye ee talada haysa ugu baaqay in manhajka waxbarashadda dalka.
|
· ifraax on March 11 2014 ·
Read More · 989 Reads
·
|
|
|
Xukuumada Oo Ka Biyo Diiday Dhaqaale Baanka Horumarinta Afrika Doonayo Inuu Somalia U Soo Mariyo.
Xukuumada Somaliland ayaa soo bandhigtay in Baanka Horumarinta Afrika uu ka baxay mawqif ay si wada jir ah labada dhinac hore ugu heshiiyeen in loo maamulo dhaqaale ku baxaya qorshe.
|
· ifraax on March 11 2014 ·
Read More · 1091 Reads
·
|
|
|
Afar & afartan qalfoof oo Maanta aas qaran loo sameeyay.
Afar iyo afartan qof oo qalfoofkoodii laga heley goobo si sharci daro ah loogu dilay xaafadda Badhka ee magaaladda Hargeysa, ayaa maanta aas qaran loogu sameeyey duleedka koonfureed ee magaaladda Hargeysa.
|
· xaaji on March 09 2014 ·
Read More · 1618 Reads
·
|
|
|
Way Iska Jirtaa Tabasho Laakiin Mid Anigu Aan Shakhsi Ahaan Tirsanayaa Ma Jirto.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), ayaa sheegay inay jiraan tabasho ay bulshadda deegaanada uu ka soo jeedaa ay qabto.
|
· xaaji on March 09 2014 ·
Read More · 999 Reads
·
|
|
|
Maxkamada Gobolka Hargeysa Oo Shalay La Keenay Eedaysanayaal Loo Hayo Dilkii Haweenaydii.
Maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa shalay la hor keenay eedaysanayaasha ku eedaysan dilka Alle haw naxariistee marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo si fool xun dhawaan loogu dilay guri.
|
· xaaji on March 09 2014 ·
Read More · 2562 Reads
·
|
|
|
Qabiil iyo Qarannimo: Laba aan is Qaban Karin! (Qayb.5-aad)
Waxaan aaminsanahay in aasaaska iyo Jiritaanka Ummadnimo uu saldhig u yahay dareen-wadareed-shacab oo qoto dheer oo ku abuuran bulshada kaasoo ay guud ahaanba ka siman-yihiin.
|
· ifraax on March 08 2014 ·
Read More · 1453 Reads
·
|
|
|
Puntland ma dalban ciidamada AMISOM umana baahna.
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warka sheegaya in xukuumaddiisu ay codsatay in ciidamo ka tirsan kuwa howgalka nabad-ilaalinta.
|
· ifraax on March 08 2014 ·
Read More · 2098 Reads
·
|
|
|
Maalinta Haweenka Adduunka oo Muqdisho Laga Xusay.
Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay maalinta haween-weynaha dunida ee 08-da Maarso oo ah ayaa lagu qabtay magaalada Muqdihso, iyadoo ururrada haweenka degmooyinka.
|
· ifraax on March 08 2014 ·
Read More · 1223 Reads
·
|
|
|
Xubno somaliyed oo ka tirsan xisbiga SV, oo kulan la jeeshay wasiirkii hore hormarinta Norway.
Siyaasin ree Norway oo ka soo jeeda xisbiga SV -Social Left Party oo shir la jeeshay wasiirkii hore ee hormarinta Norway.
|
· xaaji on March 08 2014 ·
Read More · 1437 Reads
·
|
|
|
Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo sheegay inuu la imaanayo isbedel
Guddoomiyaha dhawaan loo magacaabay maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muun-gaab) ayaa ka sheegay kulan lagu taageerayay oo Muqdisho.
|
· ifraax on March 03 2014 ·
Read More · 1009 Reads
·
|
|
|
Gabar Somaliyed oo ka mid noqotay Booliiska Gobolka Minnesota.
Gabadhii Soomaaliyeed ee ugu horreysay ayaa ka mid noqotay saraakiisha booliiska magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota, iyadoo sheegtay inay ku faraxsan.
|
· abdi on March 02 2014 ·
Read More · 1097 Reads
·
|
|
|