Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Komishanka Oo Sheegay Inay Doorashada Baarlamaanka Iyo Madaxtooyadu Ay Dalka Ka Qabsoomi Doonto Badhtamaha 2015.

Hargeysa(Hargeysa Online)Guddida doorashooyinka qaranka ayaa shaaca ka qaaday in ay qorsheeyeen inay doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxtooyada ay ugu tallo galeen inay dalka ka qabsoonto badhtamaha sanadka 2015-ka.

· xaaji on December 08 2013 · Read More · 1016 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalaya Xuska Maalinta Qoomiyadaha Itoobiya oo Maanta ka furmaya Magaaladda Jig-jiga.

Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa shalay gaadhay magaaladda Jigjiga ee dawlad deegaanka Soomaalidda Itoobiya oo ay ka socoto dabaaldega maalinta qoomiyadaha Itoobiya.

· xaaji on December 08 2013 · Read More · 1487 Reads ·Print

Ciidamadda Somaliland oo Xabsiga dhigay Maanta Wariyeyaal Mudaharaad cabasho ah ka sameeyey.

Ciidamadda Amaanka Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabay ilaa shan wariye oo sitay Boodhadh ay ku qoran yihiin inay xukuumadu cabudhinayso warbaahinta iyo sida ay uga soo horjeedaan.

· abdi on December 03 2013 · Read More · 1222 Reads ·Print

Dhalinyaro Somali ah oo ku xidhnayd Xabsiyadda Jasiiradda Maldives oo Gaalkacyo laga soo dajiyey.

Garoonka diyaaradda magaalada Gaalkacyo ee C/llaahi Yuusuf ayaa waxaa maanta laga soo dajiyey 40 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo muddo ku xir-xirnaa xabsiyada ku yaalla jasiiradda Maldives.

· abdi on December 03 2013 · Read More · 1755 Reads ·Print

Xukuumadda Oo ka aamustay Colaada Ka Aloosan Degmada Taleex.

Hargeysa(Hargeysa Online)Xukuumadda talada dalka haysa ee xisbiga Kulmiye ayaan ilaa hada ka hadal dagaalada iyo colaadaha ka aloosan deegaamada gobolka Sool ee Somaliland.

· abdi on December 03 2013 · Read More · 1452 Reads ·Print

Barlamaanka Somalia oo Kalsoonidii kala laabtay Xukuumadda Somaliya

Waxaa lasoo gaba-gabeeyay codeyntii loo qaadayay xukuumadda ra’iisul wasaare Saacid, iyadoo xildhibaanada ay si aqlabiyad ah codka ugu diideen xukuumadda.

· abdi on December 02 2013 · Read More · 1530 Reads ·Print

Wasiirka Warfaafinta Oo Ka Hadlay Shaqaale Dhoofay Iyo Kuwo Dhintay Oo Mushaharkooda La Qaato.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa la sheegay inuu shaqadii ka joojiyey maareeyaha telefeshinka Qaranka Khadar Cali Gaas.

· abdi on December 02 2013 · Read More · 1141 Reads ·Print

Kulan looga Doodayo Mooshinka ka Dhanka ah Xukuumadda Somaliya oo Furmay.

Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho ayaa waxaa ka furmay maanta kulankii looga doodayay mooshinka ka dhan ah xukuumadda Somalia, iyadoo ay goob-joog ahaayeen 248 mudane.

· xaaji on November 30 2013 · Read More · 2137 Reads ·Print

Munaasibad Lagu Soo Bandhigay Guulaha Wasaaradda Duulistu Ka Gaadhay Horumarinta Ammaanka Madaarada.

Hargeysa (Hargeysa Online)Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa xalay lagu qabtay Munaasibad balaadhan oo waaxda ammaanka ee Madaarada Somaliland ku soo bandhigeen waxqabadka.

· xaaji on November 30 2013 · Read More · 1224 Reads ·Print

Wasiirka Caafimaadka oo Xarun Caafimaad u dhagax-dhigay Deegaan ka Dacarta.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleeban Ciise Axmed ayaa Shalay Dhagax dhigay Xarun Caafimaad oo laga hir-geliyay Deegaanka Dacarta oo ilaa 60KM dhinaca Koonfur Galbeed kaga beegan Caasimadda Hargeysa.

· abdi on November 28 2013 · Read More · 1365 Reads ·Print

Maxbuus Dil ku xukuman oo Tooray la dhacay Maxbuus ku xidhan Jeelka Hargeysa.

Hargeysa(Hargeysa Online) Maxbuus Dil ku xukuman ayaa la sheegay in uu Tooray shalay la dhacay maxbuus ku xukunaa Hal sano oo sida la sheegay dhaqan celin ugu xidhan Jeelka Hargeysa.

· abdi on November 28 2013 · Read More · 2712 Reads ·Print

Wasiirad Fowsiyo Yusuf oo Brussels kulamo kula qaadatay Wafuud Caalami ah.

Wasiir Fowzia ayaa kulamo gaar gaar ah la yeelatay wasiirada dalalka Yurub oo ay ka mid yihiin Wasiirka Horumarinta Caalamiga iyo Ganacsiga ee Ireland Joe Costello, Wasiirka Horumarinta Caalamiga ee Finland, Mr Pekka Haavisto.

· xaaji on November 28 2013 · Read More · 1526 Reads ·Print

Xaaji Cabdi Waraabe Oo Sheegay Haddii Khilaafka Wakiilada Ka Aloosani Uu Golahaasi Soo Dhaafo Ay Xalintiisa Ka Hawlgali Doonaan.

Hargeysa (Hargeysa Online)Gudoomiyaha guddiga joogtada golaha guurtida Somaliland Xaaji Cabdi Xuseen (Cabdi waraabe) ayaa sheegay inay ka hawlgali doonaan gole ahaan haddii khilaafka ka dhex taagan golaha wakiiladu iyaga uu soo dhaaf.

· abdi on November 25 2013 · Read More · 1234 Reads ·Print

Wasiir Waran-Cade Oo Dufcadii 2aad Ee Gaadiidka 999-ka Ku Wareejiyay Bileyska.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa shalay Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Sareeye guuto C/laahi Fadal Iimaan ku wareejiyay 7 baabuur.

· xaaji on November 24 2013 · Read More · 3058 Reads ·Print

Baarlamaanka Somalia oo Maanta loo Qaybinayo Mooshinkii laga keenay Ra’iisul Wasaaraha Saacid.

Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa lagu wadaa in maanta loo qaybiyo mooshin ka dhan ra’iisul wasaaraha Somalia oo Khamiistii lasoo dhaafay loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka.

· xaaji on November 24 2013 · Read More · 1601 Reads ·Print

Madaxweynaha Somaliland oo safiirka Turkiga ee Somaliya Madaxtooyadda Casho sharaf ugu sameeyey.

Hargeysa(Hargeysa Online) Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa caawa casho sharaf qasriga Madaxtooyadda Somaliland ugu sameeyey safiirka Turkiga u fadhiya Somaliya.

· abdi on November 23 2013 · Read More · 2280 Reads ·Print

Reward Offered To Help Solve Somali American's Murder In Northeast Columbus.

Central Ohio Crime Stoppers and the family of Abdulfatah Yussuf are offering a $6,000 reward to find his killers.

· xaaji on November 23 2013 · Read More · 1899 Reads ·Print

Hassan Sheikh Mohamoud is the Wrong Man to lead a Nation in limbo like Somalia!

No one knew him! Nobody has ever heard of him! Neither was he an ordinary nor a religious-warlord. A year and two months ago, by a mysterious and inexplicable way he came to power.

· xaaji on November 23 2013 · Read More · 1315 Reads ·Print

Xukuumadda Somaliland Oo Madaxwaynaha Somalia Ku Eedeysey Faro-Galin Ka Dhan Ah Digniin Culus U Dirtay .

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Maamulka magaaladda Muqdisho oo uu ugu horeeyo Madaxwaynahooda Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyey inay faro-galin wayn ku hayaan arimaha gudaha dalka.

· abdi on November 20 2013 · Read More · 2204 Reads ·Print

Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka Hadlay Sida uu ku dhashay Jaafaajiriqa.

Iyadoo uu weli taagan yahay khilaaf soo dhexeeya madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaarihiisa, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).

· xaaji on November 17 2013 · Read More · 1346 Reads ·Print

Faroole Oo Markii U Horaysay Shalay Gaadhay Deegaamadii Duufaantu Ku Dhufatay.

Madaxweynaha maamul goboleeedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirrada ayaa shalay gaadhey tuulada Qarxis oo ka tirsan gobolka Nugaal kana mid ah deegaanada ay khasaaraha ugu badan dhaadhsiiyeen.

· xaaji on November 17 2013 · Read More · 1331 Reads ·Print

Guddiga Joogtada Guurtida Oo Guddoomiya Ku Xigeen Cusub Doortay

Hargeysa(Hargeysa Online)Jagada gudoomiye ku xigeenka guddiga joogtada golaha guurtida oo uu iska casilay xildhibaan Cawil Xuseen Axmed oo u tanaasulay arrimo caafimaad dartood, isla markaana ay isku soo sharaxeen saddex xildhibaan.

· xaaji on November 17 2013 · Read More · 1217 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>