Username Password | Lost password
Ogeysiis
Hargeysa Online Waxaad ka daawataa Videos Dooda ah iyo kuwa Aqooneed goor kaste iyo Markaste Fadlan hadii aad heyso wax talo iyo Tusaale ah inooga soo dir Email  [email protected]
Coming Soon

Ruwaayado Xasuus Mudan.

Xaaskayga Araweelo.

323925-my-wife-araweelo-0-230-0-345-crop.jpg

  Rajo

rajo2ol2.jpg

fadfdas.jpg

x_cxczc.jpg

sdgtw.jpg

kbkggg.jpg

xayasiis
Welcome Hargeysa Online 24Hrs News Updates....

Golihii Wasiirrada Xukuumaddii Soomaaliya oo Magaalada Muqdisho ku yeeshay kulan Xasaasi ah.

Waxaa xalay kulan xasaasi ah isugu yimid naadiga Badbaado oo ay ku midaysan yihiin xubnihii hore ee golihii wasiirrada xukuumaddii KMG ahayd ee uu hoggaaminayay ra’iisul wasaare.

· abdi on November 14 2013 · Read More · 1191 Reads ·Print

Qarax ka dhacay Dhisme ganacsi oo Koonfur Afrika ku yaalla iyo Ganacsato Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loo geystay.

Dhisme ganacsi oo lagu magacaabo Eastgate Mall oo ku yaalla magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa qarax ka dhacay, iyadoo ay halkaas ku dhaawacmeen shan qof sida ay sheegeen booliiska Koonfur Afrika.

· abdi on November 14 2013 · Read More · 1864 Reads ·Print

Faysal Cali Waraabe oo dalka Turkiga kaga qaybgalay Shir Caalami ah.

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelaka UCID Md. Faysal Cali Waraabe iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka ka qayb galay shir caalami ah oo ka furmay saaka subaxnimadii dalka Turkiga.

· xaaji on November 12 2013 · Read More · 1393 Reads ·Print

Duulimaadyadii Madaarka Hargeysa oo maanta isyaagay.

Hargeysa(Hargeysa Online) Duulimaadyadii Imaaraadka, Itoobiya iyo Muqdisho ee saaka soo fadhiisan lahaa madaarka Hargeysa ayaa ka laabtay kadib markii ay soo caga dhigan kari waayeen Ceeryaan qarisay darteed.

· xaaji on November 12 2013 · Read More · 2163 Reads ·Print

Roob Laxaadle Oo Ka Da’ay Magaalo Xeebeedka Berbera.

Hargeysa(Hargeysa Online)Roob laxaadle ayaa mudo saacado ah ka da’ayey shalay Magaalo xeebeedka Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, roobabkaas ayaa inta la ogyahay aan la soo sheegin wax khasaare ah.

· xaaji on November 12 2013 · Read More · 1210 Reads ·Print

Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Guddi Hoosaadyadii Golahaasi.

Hargeysa(Hargeysa Online)Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa isku shaandhayn balaadhan ku sameeyey guddi hoosaadyada golahaasi oo ka kooban sagaal guddi.

· abdi on November 10 2013 · Read More · 1840 Reads ·Print

Wefti Ka Socda Kooxda Xidhiidhka Caalamka Ee Ka Hortaga Budhcad Baddeeda Somalia Oo Somaliland Socdaal Ku Yimid.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wefti balaadhan oo ka socda wadamada ka hawlgala la-dagaalanka budhcad baddeeda Somalia ayaa socdaal ku yimid shalay magaalada Hargeysa, kuwaas oo sheegay inay Somaliland iska kaashadaan.

· abdi on November 10 2013 · Read More · 1142 Reads ·Print

Rag Hubaysan Oo La Sheegay Inay Hargeysa Ku Weerareen Guddoomiye Ku Xigeenka 1-Aad Ee Kulmiye Maxamed Kaahin

Hargeysa(Hargeysa Online)Rag hubaysan ayaa la sheegay inay shalay weerar ku soo qaadeen guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Xisbiga Kulmiye, Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed.

· abdi on November 10 2013 · Read More · 1110 Reads ·Print

Dhimashada iyo Dhawaca Qaraxiii xaley oo sii Kordhaya iyo Alshabaab oo sheegatay.

Qasaaraha ka dhashay qaraxii xalay ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ayaa kordhay iyadoo weerarkan ay sheegteen Xarakada Al-Shabaab.

· abdi on November 09 2013 · Read More · 2475 Reads ·Print

Tribalism and tribal mindedness: An incurable disease and a scar on the conscience of Somaliland society.

Somaliland people are traditionally organized along the clan and tribal lines. In most of the cases however, the frame of mind of adherence to a particular clan cannot coexist with a wider societal context.

· xaaji on November 09 2013 · Read More · 1119 Reads ·Print

Wariye Somali ah oo soo bandhigay Barnaamij Cajiib ah, Oday u geeriyooday naxdin darteed.

Barnaamij Cajiib ah oo si weyn loo qorsheeyey isla markaana ay ka qeyb qaateen quburo saxaafadeed ayaa laga soo turjumay mid ka mid ah luquadaha sida weyn aduunka ugu baahaya.

· xaaji on November 09 2013 · Read More · 1614 Reads ·Print

Al-shabaab oo sheegay Ma'suuliyadda weerarradii xalay ka dhacay Hoteelka Maka Al-Mukarama ee Muqdisho.

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarro qaraxyo ah xalay lagu qaaday hoteelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

· xaaji on November 09 2013 · Read More · 2638 Reads ·Print

Wasiirka Duulista Oo Dhagax Dhigay Dhisme Cusub Oo Lagu Soo Kordhinayo Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wasiirka wasaarada duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu soo kordhinayo.

· xaaji on November 09 2013 · Read More · 1247 Reads ·Print

Mooshin Ka Dhan ah C/raxmaan Cirro oo Laga Wado Golaha Wakiilada.

Hargeysa (Hargeysa Online) Guddomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa waxa la sheegaya in ay soo wajahaday Xaalad adag oo kaga timid Xukumada.

· abdi on November 07 2013 · Read More · 2549 Reads ·Print

Waxaanu Ka Wada Hadalnay Xubnaha Baarlamaanka Britain Inaanu U Sharaxno Gooni Isku Taaga Somaliland.

Hargeysa(Hargeysa Online)Wasiirka arrimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo shalay dalka dib ugu soo guryo-noqday ayaa ka waramay max-suulka socdaalo uu iskaga kala gud-bay dalalka Ingiriiska.

· abdi on November 07 2013 · Read More · 1149 Reads ·Print

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Shalay U Kicitimay Dalka Turkiga Oo Uu Kaga Qayb Galayo Shir Lagu Qabanayo.

Hargeysa(Hargeysa Online)Guddoomiyaha Xisbiga caddaalada iyo daryeelaka UCID Faysal Cali Waraabe ayaa shalay u kicitimay Dalka Turkiga oo uu kaga qeyb gali doon shir caalami ah oo lagu marti qaaday.

· abdi on November 06 2013 · Read More · 1226 Reads ·Print

Wasiirka Daakhiliga Oo Axsaabta Mucaaridka Uga Digay Inay Qabtaan Shirwaynaha Qaran Ee Ay Hore Ugu Dhawaaqeen.

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Cali Maxmaed Warancade ayaa labadda xisbi mucaarid ee UCID iyo Waddani uga digay shirwaynaha qaran ee ay qabashadiisa ku dhawaaqeen.

· abdi on November 06 2013 · Read More · 1023 Reads ·Print

Daahir Alasow walaalkii oo budhcad badeed ah oo video Sir ah laga soo qaaday.

Waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa video Daahir Alasow walaalkii oo budhcad badeed ah oo video Sir ah laga soo qaaday wakhti ay xaaladiisu xumeyd.

· xaaji on November 03 2013 · Read More · 4582 Reads ·Print

dadweynaha ku dhaqan degmada tog wajaale oo soo dhaweeyey shirkada socdaalka Bari.

Dadweynaha ku dhaqan degmada tog wajaale oo soo dhaweeyey shirkada socdaalka Bari iyo Galdeed oo Degmada Tog wajaale kafuratay xafiis cusub.

· xaaji on November 03 2013 · Read More · 2410 Reads ·Print

Degmada Tog wajaale oo khatar ugu jirta dabaylaha jiilaalka oo sanadwalba galaafta guryobadan iyo malaayiinta doollar.

shalay saacadu markay ahayd 1.30 duhurnimo dab ayaa qabsaday guri kuyaal bariga degmada tog wajaale oo sababay inuu kushufbeelo aqal kuyaal bariga magaalada tog wajaale. 

· xaaji on November 03 2013 · Read More · 2321 Reads ·Print

Madaxweyne Siilaanyo oo hogaanka Kulmiye ku qanciyey in aan laga noqonayn Doorashadii Guddida qaban qaabada.

Hargeysa(Hargeysa Online) Kulan saaka ka dhacay Qasriga madaxtooyadda Somaliland oo ay muuseyeesheen Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo hogaanka Xisbiga Kulmiye ayaa ku dhamaaday natiijo la’aan.

· abdi on November 02 2013 · Read More · 1147 Reads ·Print

Waraabe dhaawacyo halis ah ku gaarsiiyay labo nin oo xoolo-dhaqato ah degmada Ijara ee gobolka waqooyi Bari.

Labo nin oo xoolo-dhaqato ah ayaa waxaa weeraray dhurwaayo xilli ay isku dayayeen inay ka dhacsadaan xoolahooda oo markii hore ay dhurwaayadu soo weeraraan baadiyaha degmada Ijara.

· abdi on November 02 2013 · Read More · 3494 Reads ·Print

listen_live.jpg

Wareysi Gaar ah Yaasiin dhagacade oo ka baxay Kulmiye kuna biirey Wadani.

engkamaa554l.jpg

Somali Stock Market iyo arimo sir ah oo aad isticmaali doonto.

engkamaal2222wwww.jpg

Been abuurka Social mediaha iyo arimo kale.

engkamaal22.jpg

Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland -Wareysi Garyaqaan ( Abdilaahi nur Hassan)

abdilaahiwkw.jpg

Dacwadaha Dhulka laysku qabsado ee Somaliland ( by Garyaqaan Abdilaahi Hassan)

dacwadadhulka.jpg

Trump 2nd Impeachment.

engkamaal_3.jpg

Dood Ku saabsan Doorashada Waranka Mareykanka iyo Trump oo guuldareystay.

engkamaal_4.jpg

Wareysi Gaar Ah aanu ka qaadnay Wakiilka Somaliland u jooga Wadanka Mareykanka

bbxcbxcbxb.jpg

Warbixin ku saabsan Duuliye Fuaad yusuf ali iyo arimokale.

engkamaal_mohamed2020.jpg

 

Fanaaniinta Minneapolis iyo 18 may.

fanaaniinminnesota.jpg

Serverada Hargeysa Online uu Ruushku u soo dhacey.

engkamaalhosting1.jpg

 

 

More Programs>>>>